Soo dhowayntii cirro

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Soo dhowayntii cirro

Post by Khalid Ali »

mahoka wrote: Fri Apr 26, 2019 7:42 am Calaacal yonis, they are fast becoming the palestinians of the horn
Don't insult habaryoonis . Kaliil iyo Timiro labbada ba hy looma cayi karo.
User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Soo dhowayntii cirro

Post by DayrBare »

Dont hold your breath, come next election Wadani will lose as long as the bold headed Ciro remains the nominee of the party.

Ciro is useless, HY needs to bring forth another candidate or else guuldarada ayaad hoy unoqonaysaan.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Soo dhowayntii cirro

Post by kaliil »

[quote=DayrBare

Ciro is useless, HY needs to bring forth another candidate or else guuldarada ayaad hoy unoqonaysaan.
[/quote]

Cirro sawkii 2017 muuse ka guulaystay.waddani iyo cirro ayaa guulaystay laakiin muuse iyo kulmiye way ku shubteen oo komishanka ayaa la shaqeeyay waana sababtay u diidanyihiin ina komishanka la bedelo.intii muuse xilka hayay khaladaad badan buu sameeyay oo dadkii hore ugu codeeyay baa xiitaa nacay.haddii doorasho la galo 30‰ muuse helimaayo.
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Soo dhowayntii cirro

Post by Togdeer »

Wadani should kick out the left over traitors before anything else. The likes of Hirsi Gaab and Bihi Yoonis.
Ciro though he would get more votes by hiring them, but it just backfired.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Soo dhowayntii cirro

Post by Khalid Ali »

Wadani was a pure faqash party ciiro ismaciil ilkoole sacadmuusahay urursadeen were all losers bitch as darood hookers.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Soo dhowayntii cirro

Post by Timiro1999 »

Khalid Ali wrote: Sat Apr 27, 2019 3:30 am Wadani was a pure faqash party ciiro ismaciil ilkoole sacadmuusahay urursadeen were all losers bitch as darood hookers.


Khadiija Ali

Sida dhilooyinka f-king st ka geerashheya sidooda haw headline hadii waddani faqash yahay wax cadayn ah la kaalay.
Qudhmiye ayaa intay Xamar tegeen dad masaakiin ah oo barakacayaal ah lacag siiyey oo calamadii waddani u qaybiyey. Taasi waa tii kashifantay.
Warqadii beenta ahayd ee aad qorteen waa tii kashifan tay.
Horta meeyey kii wasiirka arimaha dibeda ahaa ee dr beenaale idinkaa labada isaga dab qaada.
Niic iyo hadal jilicsan looma baahnee waxay wadani faqash ku noqdeen soo daa
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Soo dhowayntii cirro

Post by Timiro1999 »

Togdeer wrote: Sat Apr 27, 2019 1:46 am Wadani should kick out the left over traitors before anything else. The likes of Hirsi Gaab and Bihi Yoonis.
Ciro though he would get more votes by hiring them, but it just backfired.


Horta ma la socotaa nimankaa aad sheegtey inay double agents ahaayen welina yihiin oo ay qudhmiye hoos uga tirsan yihiin.
Niyow anigu Ciro mid baan ku dhaliilaa tasina was daacad nimada ayaa ku badan.
Siyaasad hadaad geleysid waa in aanad noqon qof dadka si dhib yar u aamina.
Nimankaas waxay waddani u galeen inay siyaasadiisa soo ogaadan.
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Soo dhowayntii cirro

Post by Togdeer »

Timiro1999 wrote: Sat Apr 27, 2019 6:10 am
Togdeer wrote: Sat Apr 27, 2019 1:46 am Wadani should kick out the left over traitors before anything else. The likes of Hirsi Gaab and Bihi Yoonis.
Ciro though he would get more votes by hiring them, but it just backfired.


Horta ma la socotaa nimankaa aad sheegtey inay double agents ahaayen welina yihiin oo ay qudhmiye hoos uga tirsan yihiin.
Niyow anigu Ciro mid baan ku dhaliilaa tasina was daacad nimada ayaa ku badan.
Siyaasad hadaad geleysid waa in aanad noqon qof dadka si dhib yar u aamina.
Nimankaas waxay waddani u galeen inay siyaasadiisa soo ogaadan.
Niminkaas Kulmiye iyo Wadani toona Dan u ma hayaan. Wadani waxan ugu biireen Hunguri, wa calooshooda u shaqaystayaal. Sida Dir Waqooyi. Wax wanaag ay xisbiga ku soo kordhiniyaan ba iska yar.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Soo dhowayntii cirro

Post by Khalid Ali »

Timiro all the supporters of wadani we're walanweyn and faqash all the folks who we're in wadani we're mostly faqash. And they got also some Qatari support.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Soo dhowayntii cirro

Post by Timiro1999 »

Waayahay markaa hadii waddani faqash yahay SL miyaa laga ogol yahay xisbi faqash ah, maxaa dawlada adeerka ama Silanyo wax uga qaban waayen oo u odhan waayen xisbi faqash ah SL lagama ogolo sharci miyaanu jirin.
Halkay joogen taageerayasha waddani ee walaweynt ahi sawtii kashifantay dadkii masaakiinta ahaa ee lacagta u qaybiseen.
Tycoon5647
Posts: 233
Joined: Sat Feb 17, 2018 5:24 am

Re: Soo dhowayntii cirro

Post by Tycoon5647 »

Khalid Ali wrote: Sun Apr 28, 2019 9:45 am Timiro all the supporters of wadani we're walanweyn and faqash all the folks who we're in wadani we're mostly faqash. And they got also some Qatari support.
doqon aan caaday aheen baad tahay! Muuse xilkii wuu ku fashilmay! Kulmiye party are a terrorist and corrupt party!
Tycoon5647
Posts: 233
Joined: Sat Feb 17, 2018 5:24 am

Re: Soo dhowayntii cirro

Post by Tycoon5647 »

X.Playa wrote: Fri Apr 26, 2019 11:53 am
kaliil wrote: Fri Apr 26, 2019 8:52 am
AwRastaale wrote: Fri Apr 26, 2019 5:18 am Sorry but this monk is useless.

Never liked Irro.
:lol:
Its ok sxb,you dont need to like him. I dont like him either but I hate more that ignorant camel herder called handaraab.

I am muuse cabdalle and i hate this cow called Cirro , a faqash errand boy, at least Biixi fought a war , what was this H.Y maid of yours was doing?? dadka ka xishooda waryaa qolyihiinan xinka habar habar ta la dhilowbay
Wasakh yaho ma tixid Muuse Cabdalle ee rerkeena kadeh bah. Habar awalo magaca aad sheeganiseen ka baxa. Nin caayeya adeerki mala arkay? orod adeerka Muuse sabayad oo fashilmay 1aad iyo bar ka hadal doqonyaho
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Soo dhowayntii cirro

Post by Khalid Ali »

Tycoon5647 wrote: Sat May 04, 2019 6:04 am
X.Playa wrote: Fri Apr 26, 2019 11:53 am
kaliil wrote: Fri Apr 26, 2019 8:52 am

:lol:
Its ok sxb,you dont need to like him. I dont like him either but I hate more that ignorant camel herder called handaraab.

I am muuse cabdalle and i hate this cow called Cirro , a faqash errand boy, at least Biixi fought a war , what was this H.Y maid of yours was doing?? dadka ka xishooda waryaa qolyihiinan xinka habar habar ta la dhilowbay
Wasakh yaho ma tixid Muuse Cabdalle ee rerkeena kadeh bah. Habar awalo magaca aad sheeganiseen ka baxa. Nin caayeya adeerki mala arkay? orod adeerka Muuse sabayad oo fashilmay 1aad iyo bar ka hadal doqonyaho

Waxad so qortay ma afsomaali baa mise afqoti .
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Soo dhowayntii cirro

Post by kaliil »

User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Soo dhowayntii cirro

Post by DayrBare »

Odayaashan waa in lalaaya dhamaantoon. Meeshan yar ee ay bilaasharciga kukala dhaxlaan waa in iyadana albaabada loolaaba.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”