Magaalada Burco , 5 "bridges" ba ku yaal . Dadka magaalada aya dhistay si ay xaafad ilaa xaafad uga talaaban togga.
Hadalku marku "useless" noqdo , waa lagu yaaba. Ninki iskii wax u qabsadaa nin rag ah wixii la yaaba na majeertenia la yidha
Pirates kii oo badweynti xaraashay , oo kalumaysatadi hawada ka saaray aya raba iney wax inoo sheegan. Local fishermen -ki majeertenia , way dhamaaden. Shinaha gurta kaluunkooga. Nin badiisi xaraashay iyo nin birij iskii u dhistay , miyaa la is barbar dhigi kara?
Ninki iskii wax u qabsadaa nin rag ah !!!



