Aniga waxay Ila tahay , habeenki bay tumtaan raggani , ma' soo toosi karan aroorti
Halkan -->https://gabiley.net/2019/06/somaliland- ... bi-sawiro/
Moderator: Moderators


SahanGalbeed wrote: Tue Jun 25, 2019 10:09 am ..Ilaheey rarka ha qaade waa la fahmi la'yahay. Wada hadalo ku saabsan khlilaafka u dhexeeya somalida koonfureed Somalia iyo kuwan waqooyi Somaliland oo beri horre la sii balamiyay aya meeshi laga waayay.
Aniga waxay Ila tahay , habeenki bay tumtaan raggani , ma' soo toosi karan aroorti
Halkan -->https://gabiley.net/2019/06/somaliland- ... bi-sawiro/


Waxaan is idhaahdaa marmar tolow ma waxaa haya retardation mental disorder. Talaabo kastooy qaadaan waxay sii kala fogeysaa Somalida.SahanGalbeed wrote: Tue Jun 25, 2019 10:42 am Wallahi waa runta. Waxba yaaynaan ku si badin hadalke, waa iska aragoo dhaaf duulkani
God bless you my brother .

Its ok to talk in Mogadishu but what do we talk?


I’m sure there are many many things we agree on that we can talk about. No need to begin talks on points of contention.
