Puntland: Madaxweyne Farmaajo ma sii deyn karo dadka xiran
Moderator: Moderators
Puntland: Madaxweyne Farmaajo ma sii deyn karo dadka xiran
Sabti, July, 20, 2019 (HOL)- Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland, Maxamuud Xasan Cismaan ayaa sheegay inaysan jirin cid sii deyn karta rag la soo eedeyay oo xiran,isagoo marka ka hadlayay baaqyo kala duwan oo lagu dalbanayay in la sii daayo shaqsiyaad ku xiran magaalada Boosaaso.
Madaxweyne Farmaajo, ayaa ugu dambeeyay oo maanta sheegay inuu la xiriiray madaxweynaha Puntland kalana hadlay sidii shaqsiyaadka loo sii deyn lahaa.
"Dadka eedeysaneyaasha oo Garoowe iyo Boosaaso ku xiran madaxweynaha ma amrin in la soo xiro, waxaa loo soo qabtey in ay ku xadgudbeen shuruucda u deggan Puntland." ayuu yiri xeer ilaaliyaha guud ee Puntland oo inta ku daray " Dadka hadda ka hadlaya muwaadiniin la soo xiray, ma aqaano ujeeddada ay leeyihiin, dalka sharci buu leeyahay, horeyna dad waa la soo edeyn jiray, waana la soo xiri jiray."
Xeer ilaaliyaha guud oo warbaahinta kula hadlayay Garoowe , waxa uu tilmaamay inuu kiisku taaganyahay ilaa eedeysaneyaasha lagu helo ama lagu waayo eedeymaha loo heysto inan la soo farogelin karin.
"Eedeynta shaqsiyaadkaasi labo meelood ku xirana waxaan rabnaa in aan miiska sharciga saarno.. haddii eedeynta ay noqoto maalgal ciqaabta uu sharcigo ogolyahay baan ku dhici doonta, haddii lagu waayo waxaa sii deyn doonta maxkamadda." ayuu yiri.
Dacwad oogaha Puntland ayaa gabagabadii sheegay in madaxweyne Deni iyo madaxweyne Farmaajo uusan midkoona sii deyn karin dadka xiran, cidda awoodda lehna ay tahay sharciga oo waxa uu ka qabo lugu qaadi doono eedeysaneyaasha, sida uu sheegay.
Hadalkan wuxuu ku soo beegmay iyada oo la xiray saddex xubnood oo ka tirsan guddiga dib u dhiska waddada bartamaha ee magaalada Boosaaso, waxaana xarigooda kaddib soo baxay baaqyo lagu dalbanayo in xoriyadooda dib loogu soo celiyo.
What is wrong with these folks? Do they think they are an independent country. They think they can have one foot in and one foot out. Hadey xornimo rabaan ha cadeyan. First we have them telling the prime minister of a country he entered north galkacyo “si sharci daro”. If somaliland splits, south Somalia should also split from Puntland.

Re: Puntland: Madaxweyne Farmaajo ma sii deyn karo dadka xiran
This is why so-called Somali federalism is gonna be history in a few years. In other federal countries, you've a governor as the top leader in a federal state, and no president, ministers, parliament, defense, foreign affairs, etc like in SL, PL and JL.Mk777 wrote: Sat Jul 20, 2019 6:18 pm What is wrong with these folks? Do they think they are an independent country. They think they can have one foot in and one foot out. Hadey xornimo rabaan ha cadeyan. First we have them telling the prime minister of a country he entered north galkacyo “si sharci daro”. If somaliland splits, south Somalia should also split from Puntland.
Re: Puntland: Madaxweyne Farmaajo ma sii deyn karo dadka xiran
No mr anarchist Kunax.paperino wrote: Sat Jul 20, 2019 8:05 pmThis is why so-called Somali federalism is gonna be history in a few years. In other federal countries, you've a governor as the top leader in a federal state, and no president, ministers, parliament, defense, foreign affairs, etc like in SL, PL and JL.Mk777 wrote: Sat Jul 20, 2019 6:18 pm What is wrong with these folks? Do they think they are an independent country. They think they can have one foot in and one foot out. Hadey xornimo rabaan ha cadeyan. First we have them telling the prime minister of a country he entered north galkacyo “si sharci daro”. If somaliland splits, south Somalia should also split from Puntland.
You cant go on creating instability in regions that have been successful for more than 20 years.Just being inside Ugandan tank doesnt guarantee you any powers to meddle with federal states creation you need to sort out xamar before trying to destroy and dismantle federal states.
Museveni and US president resently called Somalia failed state and the main reason is because instead of the government investing in dismantling AS and creating a national military as well as reviving basic instituions in the capital it is busy trying to dismantle the beam of hope emanating from other regions kudayo PL should be the motto.
But what do you know of someone who was a Baree Hiraale supporter when PL was being formed from grass roots.
It was PL efforts that created the central government not the other way round nor Farmajo was there when PL was heavily involved in laying the foundation of a central government.
Re: Puntland: Madaxweyne Farmaajo ma sii deyn karo dadka xiran
There is a reason why it was easy for puntland project to work. When u have one subclan living in each region with no one else, and sparsely populated land it is much easier than the densely populated south with 14 clans in some regions. Puntland should be given some xushmad and should be given a bit more leeway then other federal states as they have been doing this for 20 years. There will be some crises in other federal states once shabaab is gone that is for sure.Django wrote: Sat Jul 20, 2019 8:12 pmNo mr anarchist Kunax.paperino wrote: Sat Jul 20, 2019 8:05 pmThis is why so-called Somali federalism is gonna be history in a few years. In other federal countries, you've a governor as the top leader in a federal state, and no president, ministers, parliament, defense, foreign affairs, etc like in SL, PL and JL.Mk777 wrote: Sat Jul 20, 2019 6:18 pm What is wrong with these folks? Do they think they are an independent country. They think they can have one foot in and one foot out. Hadey xornimo rabaan ha cadeyan. First we have them telling the prime minister of a country he entered north galkacyo “si sharci daro”. If somaliland splits, south Somalia should also split from Puntland.
You cant go on creating instability in regions that have been successful for more than 20 years.Just being inside Ugandan tank doesnt guarantee you any oowers to meddle with federal states creation you need to sort out xamar before trying to destroy and dismantle federal states.
Museveni and US president resently called Somalia failed state and the main reason is because instead of the government investing in dismantling AS and creating a national military as well as reviving basic instituions in the capital it is busy trying to dismantle the beam of hope emanating from other regions kudayo PL should be the motto.
But what do you know of someone who was a Baree Hiraale supporter when PL was being formed from grass roots.
It was PL efforts that created the central government not the other way round nor Farmajo was there when PL was heavily involved in laying the foundation of a central government.
Re: Puntland: Madaxweyne Farmaajo ma sii deyn karo dadka xiran
One subclan? There is leilkase,MJ,Dishishle,Dhulbahante and warsengeli.Mk777 wrote: Sat Jul 20, 2019 8:19 pmThere is a reason why it was easy for puntland project to work. When u have one subclan living in each region with no one else, and sparsely populated land it is much easier than the densely populated south with 14 clans in some regions. Puntland should be given some xushmad and should be given a bit more leeway then other federal states as they have been doing this for 20 years. There will be some crises in other federal states once shabaab is gone that is for sure.Django wrote: Sat Jul 20, 2019 8:12 pmNo mr anarchist Kunax.paperino wrote: Sat Jul 20, 2019 8:05 pm This is why so-called Somali federalism is gonna be history in a few years. In other federal countries, you've a governor as the top leader in a federal state, and no president, ministers, parliament, defense, foreign affairs, etc like in SL, PL and JL.
You cant go on creating instability in regions that have been successful for more than 20 years.Just being inside Ugandan tank doesnt guarantee you any oowers to meddle with federal states creation you need to sort out xamar before trying to destroy and dismantle federal states.
Museveni and US president resently called Somalia failed state and the main reason is because instead of the government investing in dismantling AS and creating a national military as well as reviving basic instituions in the capital it is busy trying to dismantle the beam of hope emanating from other regions kudayo PL should be the motto.
But what do you know of someone who was a Baree Hiraale supporter when PL was being formed from grass roots.
It was PL efforts that created the central government not the other way round nor Farmajo was there when PL was heavily involved in laying the foundation of a central government.
Also if its one subclan how come Galmudug is fck up.
The only time I will give respect to a xamar based centralist state is when there are no foreign forces and they have abolute control of xamar be it in tax collection,judiciary like in ability to prosecute criminal elements as welk as running institutions.
Few photo ops by N&N will not gibe them upper hand against federal states.
War just look at SL and PL and tell me how the Villa Somalia regime has any closeness to them.
Xamar is one qabil dominated too.
No wonder US president refers to somalia as failed state and the foreign minister did not reply to counter his arguement.
Maxa ku harey marki wadanka gudafad layirahdo?
The failmajo regime is standing on one foot.Heavily relys on IC for donations as well as development of institutions like airports,hospitals,schools.built by Turks.Xamar has been recieving funds for the entire somalia sunce the time of Arta accord.That money hadly went to other regions.
Re: Puntland: Madaxweyne Farmaajo ma sii deyn karo dadka xiran
Federal states will not work out long term in the south that is for sure. It is too volatile as for puntland omar Mahamud, ciise maxamuud etc live for thousands of miles with no one around them. In Galmudug, mareexan live literally on the border now. That is a lie that xamar is one qabiil dominated. Maybe 10 years ago.The mareexans in xamar ciida ey ka badan yahiin. raxanweyn are the largest after hiiraab. Bro there is now thousands of isaaq who live in xamar believe it or not.Django wrote: Sat Jul 20, 2019 8:33 pmOne subclan? There is leilkase,MJ,Dishishle,Dhulbahante and warsengeli.Mk777 wrote: Sat Jul 20, 2019 8:19 pmThere is a reason why it was easy for puntland project to work. When u have one subclan living in each region with no one else, and sparsely populated land it is much easier than the densely populated south with 14 clans in some regions. Puntland should be given some xushmad and should be given a bit more leeway then other federal states as they have been doing this for 20 years. There will be some crises in other federal states once shabaab is gone that is for sure.Django wrote: Sat Jul 20, 2019 8:12 pm
No mr anarchist Kunax.
You cant go on creating instability in regions that have been successful for more than 20 years.Just being inside Ugandan tank doesnt guarantee you any oowers to meddle with federal states creation you need to sort out xamar before trying to destroy and dismantle federal states.
Museveni and US president resently called Somalia failed state and the main reason is because instead of the government investing in dismantling AS and creating a national military as well as reviving basic instituions in the capital it is busy trying to dismantle the beam of hope emanating from other regions kudayo PL should be the motto.
But what do you know of someone who was a Baree Hiraale supporter when PL was being formed from grass roots.
It was PL efforts that created the central government not the other way round nor Farmajo was there when PL was heavily involved in laying the foundation of a central government.
Also if its one subclan how come Galmudug is fck up.
The only time I will give respect to a xamar based centralist state is when there are no foreign forces and they have abolute control of xamar be it in tax collection,judiciary like in ability to prosecute criminal elements as welk as running institutions.
Few photo ops by N&N will not gibe them upper hand against federal states.
War just look at SL and PL and tell me how the Villa Somalia regime has any closeness to them.
Xamar is one qabil dominated too.
No wonder US president refers to somalia as failed state and the foreign minister did not reply to counter his arguement.
Maxa ku harey marki wadanka gudafad layirahdo?
The failmajo regime is standing on one foot.Heavily relys on IC for donations as well as development of institutions like airports,hospitals,schools.built by Turks.Xamar has been recieving funds for the entire somalia sunce the time of Arta accord.That money hadly went to other regions.
Re: Puntland: Madaxweyne Farmaajo ma sii deyn karo dadka xiran
No one said the south should be one state.Mk777 wrote: Sat Jul 20, 2019 9:01 pmFederal states will not work out long term in the south that is for sure. It is too volatile as for puntland omar Mahamud, ciise maxamuud etc live for thousands of miles with no one around them. In Galmudug, mareexan live literally on the border now. That is a lie that xamar is one qabiil dominated. Maybe 10 years ago.The mareexans in xamar ciida ey ka badan yahiin. raxanweyn are the largest after hiiraab. Bro there is now thousands of isaaq who live in xamar believe it or not.Django wrote: Sat Jul 20, 2019 8:33 pmOne subclan? There is leilkase,MJ,Dishishle,Dhulbahante and warsengeli.Mk777 wrote: Sat Jul 20, 2019 8:19 pm
There is a reason why it was easy for puntland project to work. When u have one subclan living in each region with no one else, and sparsely populated land it is much easier than the densely populated south with 14 clans in some regions. Puntland should be given some xushmad and should be given a bit more leeway then other federal states as they have been doing this for 20 years. There will be some crises in other federal states once shabaab is gone that is for sure.
Also if its one subclan how come Galmudug is fck up.
The only time I will give respect to a xamar based centralist state is when there are no foreign forces and they have abolute control of xamar be it in tax collection,judiciary like in ability to prosecute criminal elements as welk as running institutions.
Few photo ops by N&N will not gibe them upper hand against federal states.
War just look at SL and PL and tell me how the Villa Somalia regime has any closeness to them.
Xamar is one qabil dominated too.
No wonder US president refers to somalia as failed state and the foreign minister did not reply to counter his arguement.
Maxa ku harey marki wadanka gudafad layirahdo?
The failmajo regime is standing on one foot.Heavily relys on IC for donations as well as development of institutions like airports,hospitals,schools.built by Turks.Xamar has been recieving funds for the entire somalia sunce the time of Arta accord.That money hadly went to other regions.
But so far the only state left to form is benadir state.
Galmudug is a failure because HG is divided they will never be united because they dont want to be united Ceyr hates on Saleban and Sacad and vice versa.
As for Kinfur galbeed the borders have been demacated but the state has hyjacked the process of state formation beauce they need strong institutions like security, judiciary , education environment and trade.
The halting of this has left AS on the upper hand.JL has been hampered by both Xassan Sheikh regime,AS and Marexan and currently Failmajos regime.Hirshabellea dmin was created by Xassan sheikh rather than the people of Hirshabelle and recently there was a regime change in Hirshabelle carried out by N&N.
So the succesive regimes in Xamar have invested more in fighting the federal states rather than the lion in the room.AS controls majority of the South.
A central government main priority should be creating instututions in Xamar before they try extending their coverage.You cant have a president given security by a foreign power aka Uganda.How can we refer this to be sovereign.
- Turbulence
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2635
- Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
- Location: I take my time but I always win
Re: Puntland: Madaxweyne Farmaajo ma sii deyn karo dadka xiran
What country is he talking about? Is he saying he considers Puntland a country?dalka sharci buu leeyahay
Saying Farmaajo can't do anything about this situation is one thing considering that Puntland actually functions as an independent unrecognized nation like Somaliland but what the hell is this idiot talking about saying Deni has no say in this matter? The fact that he claims Deni can't do anything about this is probably more outrages than the part about Farmaajo.Dacwad oogaha Puntland ayaa gabagabadii sheegay in madaxweyne Deni iyo madaxweyne Farmaajo uusan midkoona sii deyn karin dadka xiran, cidda awoodda lehna ay tahay sharciga oo waxa uu ka qabo lugu qaadi doono eedeysaneyaasha, sida uu sheegay.
I haven't followed this story so I have no idea what is going on. Can someone fill me in as to why are people are asking for these individuals to be released? What makes them important enough for Farmaajo to speak for them to be released? Are they Puntland employees or federal government employees?
- barbarossa
- SomaliNet Super
- Posts: 5560
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: Puntland: Madaxweyne Farmaajo ma sii deyn karo dadka xiran
Yes, Puntland (whether it admits or not) views itself as independent country. However, in this particular incident, what Xeer Ilaalihaya Puntland is trying to say, is that this matter is going to be decided by the courts, not Farmaajo or Deni .
- IRONm@N
- SomaliNet Super
- Posts: 5122
- Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
- Location: Jannatul-Fardowsa
- Contact:
Re: Puntland: Madaxweyne Farmaajo ma sii deyn karo dadka xiran
Puntland is wrong, a road is being built by the federal government, so they need to stop arresting construction workers and engineers that the federal government employed, its their own ppl. Their only crime is, how do you take salary from the federal government, the money should been given to us.
Re: Puntland: Madaxweyne Farmaajo ma sii deyn karo dadka xiran
Don’t put us along with Kufsi land and Jubalandpaperino wrote: Sat Jul 20, 2019 8:05 pmThis is why so-called Somali federalism is gonna be history in a few years. In other federal countries, you've a governor as the top leader in a federal state, and no president, ministers, parliament, defense, foreign affairs, etc like in SL, PL and JL.Mk777 wrote: Sat Jul 20, 2019 6:18 pm What is wrong with these folks? Do they think they are an independent country. They think they can have one foot in and one foot out. Hadey xornimo rabaan ha cadeyan. First we have them telling the prime minister of a country he entered north galkacyo “si sharci daro”. If somaliland splits, south Somalia should also split from Puntland.
We are not a federal member state never have been and never will be. Keep telling yourself more lies if it makes you sleep better at night.
Re: Puntland: Madaxweyne Farmaajo ma sii deyn karo dadka xiran
TogdeerTogdeer wrote: Sun Jul 21, 2019 3:22 pmDon’t put us along with Kufsi land and Jubalandpaperino wrote: Sat Jul 20, 2019 8:05 pmThis is why so-called Somali federalism is gonna be history in a few years. In other federal countries, you've a governor as the top leader in a federal state, and no president, ministers, parliament, defense, foreign affairs, etc like in SL, PL and JL.Mk777 wrote: Sat Jul 20, 2019 6:18 pm What is wrong with these folks? Do they think they are an independent country. They think they can have one foot in and one foot out. Hadey xornimo rabaan ha cadeyan. First we have them telling the prime minister of a country he entered north galkacyo “si sharci daro”. If somaliland splits, south Somalia should also split from Puntland.
We are not a federal member state never have been and never will be. Keep telling yourself more lies if it makes you sleep better at night.
Why do you hate puntland because rape happens everywhere in somalia
Recently rape was reported in merca and beledweyne
Will you also blame MJ for that?
Re: Puntland: Madaxweyne Farmaajo ma sii deyn karo dadka xiran
Harti could have thier independent state, but Cagdheers and iiidoooors will be under our control ever. Doqonkii Cagdheer Django bastardo.

Re: Puntland: Madaxweyne Farmaajo ma sii deyn karo dadka xiran
Each of JL, PL & Sl have president, ministers, parliament, defense, foreign affairs, etc--but none is recognized, so all are the same whether federal or not. Eventually, each will come under the control of the recognized central gov.Togdeer wrote: Sun Jul 21, 2019 3:22 pm Don’t put us along with Kufsi land and Jubaland
We are not a federal member state never have been and never will be. Keep telling yourself more lies if it makes you sleep better at night.
Re: Puntland: Madaxweyne Farmaajo ma sii deyn karo dadka xiran
Bastaad waxa ah nasabkaga oo guun ah.bashe19 wrote: Sun Jul 21, 2019 5:21 pm Harti could have thier independent state, but Cagdheers and iiidoooors will be under our control ever. Doqonkii Cagdheer Django bastardo.
![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 283 Views
-
Last post by bashe19
-
- 24 Replies
- 1649 Views
-
Last post by paperino
-
- 14 Replies
- 1389 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 11 Replies
- 1943 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 10 Replies
- 926 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 15 Replies
- 1906 Views
-
Last post by UgaaskaBarakaysan
-
- 3 Replies
- 867 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 9 Replies
- 1135 Views
-
Last post by Adali
-
- 2 Replies
- 570 Views
-
Last post by juelz