Nr. 1 QATAR AIRWAYS LANDED IN MOGADISHU ADEN ABDULLE

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Nr. 1 QATAR AIRWAYS LANDED IN MOGADISHU ADEN ABDULLE

Post by bashe19 »

Diyaaradda Qatar Airweys oo Duullimaadyo Toos ah ka billowday Magaalada Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirkadda diyaaradaha Qatar Airways ayaa maanta si rasmi ah uga billowday Muqdisho duulimaadyo toos ah, iyadoo mid ka mid ah diyaaradaha shirkadaas ay kasoo dagatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee muqdisho.

Garoonka Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad duulimaadka tooska ah ee shirkadda Qatar Airways ay ka bilaawday Muqdisho lagu daaho-furayay , waxaana ka qeyb galay wasiirka arrimaha dibadda Somalia, xubno ka tirsan dowladda Somalia, danjiraha Qatar u fadhiya Somalia iyo mas’uuliyiin kale.

Shirkadda diyaaradaha Qatar Airways ayaa rakaabkii ugu horreeyay keentay Muqdisho, kuwaasoo isugu jira Somali iyo ajaanib, iyadoo dhaa kalena ka qaaday Muqdisho rakaab kale.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia, ayaa sheegay in duullimaadyada Qatar Airways ay marinkiisa noqon doonaan Muqdisho iyo Doha toos ah, iyadoo aanay soo mari doonin meel kale, inkastoo maanta ay soo martay dalka Jabuutik.

Duullimaadyada diyaaradda Qatar Airweys ay Muqdihso ku imaanayso ayaa waxay noqon doonaan saddex jeer toddobaad walba, iyadoo rakaabka si toos ah uga soo qaadaysa Qatar kuna keenaysa Muqdisho, sidaas si la mid ahna rakaabka ay Muqdisho ka qaado si toos ah u geysanaysa Doxa.

Waddanka Qatar ayaa waxaa horay u go’doomiyay dalalka Khaliijka, kaddib markii ay ku eedeeyeen inay taageerto kooxaha argagaxisada ah, inkasoo ay Xukuumada Dooxa iska diday eedeyntaas, kuna tilmaantay mid sumcadeeda lagu halleynayo.

Xukuumadda Somalia ayaa dhex-dheexad ka noqotay muranka u dhexeeya dalalka Khaliijka, gaar ahaan Sucuudiga iyo Imaaraadka oo isku dhinac ah iyo Qatar oo dhinac kale ah, taasoo keentay in Qatar ay taageero fara badan u ballan-qaaddo Dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Ugu dambeyn, Shirkadda Qatar Airways ayaa ah shirkaddii afaraad ee heer caalami ah oo duulimaad ka bilaawdo Muqdisho, iyadoo horay duulimaadyo ugu imaan jireen Muqdisho Shirkadaha; Ethiopian Airlines, Turkish Airlines iyo Air Djbouti.

https://i1.wp.com/puntlandpost.net/wp-c ... 1000&ssl=1

PUNTLAND POST

Share this:

Click to share on Facebook (Opens in new window)
Click to share on Twitter (Opens in new window)
Click to share on LinkedIn (Opens in new window)
Click to share on Pocket (Opens in new window)
Click to share on Skype (Opens in new window)

Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Nr. 1 QATAR AIRWAYS LANDED IN MOGADISHU ADEN ABDULLE

Post by Nubis »

:up:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Nr. 1 QATAR AIRWAYS LANDED IN MOGADISHU ADEN ABDULLE

Post by DR-YALAXOOW »

Waa wax wanaagssn in Qatar airlaines ay bilaawdo flght toos ah Mogadishu. Laakiin 800 dollar stcokholm to mogadishu bilyeetiga aan ku goosto lagama yaabo inaan carab siiyo.
Lacagtaas waxaa xaq u leh walaalaheen Turkey oo Somalia gacan qabatay.. Turkish airlines habeen iyo maalin..
User avatar
paperino
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4028
Joined: Fri Mar 10, 2017 4:10 pm

Re: Nr. 1 QATAR AIRWAYS LANDED IN MOGADISHU ADEN ABDULLE

Post by paperino »

Positive development.
Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Nr. 1 QATAR AIRWAYS LANDED IN MOGADISHU ADEN ABDULLE

Post by Nubis »

Yes, it’s good development.
User avatar
Turbulence
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2635
Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
Location: I take my time but I always win

Re: Nr. 1 QATAR AIRWAYS LANDED IN MOGADISHU ADEN ABDULLE

Post by Turbulence »

Uganda Airlines to launch direct flight to Mogadishu. Uganda is taking advantage of Kenya's stupidity.
Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Nr. 1 QATAR AIRWAYS LANDED IN MOGADISHU ADEN ABDULLE

Post by Nubis »

^ Good article :up:
User avatar
DaroorMan
Posts: 148
Joined: Sat Jul 13, 2019 2:26 pm

Re: Nr. 1 QATAR AIRWAYS LANDED IN MOGADISHU ADEN ABDULLE

Post by DaroorMan »

what's the point.......its a death zone
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”