DR-YALAXOOW wrote: Wed Aug 07, 2019 3:06 pm Khalid iyo qaldaan theyuusuf. Xamar waxa ka dhaca waa terrorist attacks. Suicide cowardly terrorist attacks. Taas micnaheedu maaha xamar nabad maaha. XAMAR waa nabad waa magaalo ay ku nool yihiin dad gaaraya 2 million. Waa wax iska caadi ah in fal fuleynimo ah argagaxiso ka dhaco. Reeer waqooyi bishan July. Dhimashadiii ugu badneeyd somalia civil war waxay ka dhacday gobolka Sanaag waqooyi galbeed Somalia. Dagaalkii mujaahud caare iyo dagaaalo qabiilo..marka waxba futada ka qaad qaadina khaalid iyo nacas Theyuusuf.
Haday meeli isqaraxkadhaco nabad majirto your defenition of nabad ba qaldan totally hadi dad la qarxiyo nabad majirto. Sanaag wa labba reer miye reeroox oo isdilaya waligeed taasi weydhacaysa. Dagaal qabilleed isaaq waligi waka heshiinjiray.