Su'aal ?

Moderator: Moderators

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Su'aal ?

Post by Jaamacbuuhoodle »

ina adeerkay Jannoman Su'aal cajiib ah baan ku waydiinayaa bal inaad dadkii hore tahay oo taariikhda reer abtiyaasheen Isaaq wax ka taqaanid !

1- Maxaad ka taaqana odaygii la oran jiray Sheekh Isaxaaq taariikhdiisa ?

2- Sheekh Isaxaaq iyo Saaq ama ( Isaaq ) sida Somalidu maanta uu taqaano , ma hal qof ayaad uu taqaana ?

Hadaad garatay su,aasha jawaabteed bal sheeg ,, Jawaabtu magaca duriyada reer Sheekh Isaxaaq ayay ku jirtaa ee meel fog haka raadin lolz
jannoman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1999
Joined: Sat Jan 14, 2017 5:04 pm

Re: Su'aal ?

Post by jannoman »

Jaamacbuuhoodle wrote: Wed Aug 14, 2019 7:19 am ina adeerkay Jannoman Su'aal cajiib ah baan ku waydiinayaa bal inaad dadkii hore tahay oo taariikhda reer abtiyaasheen Isaaq wax ka taqaanid !

1- Maxaad ka taaqana odaygii la oran jiray Sheekh Isaxaaq taariikhdiisa ?

2- Sheekh Isaxaaq iyo Saaq ama ( Isaaq ) sida Somalidu maanta uu taqaano , ma hal qof ayaad uu taqaana ?

Hadaad garatay su,aasha jawaabteed bal sheeg ,, Jawaabtu magaca duriyada reer Sheekh Isaxaaq ayay ku jirtaa ee meel fog haka raadin lolz
Waa badhitaan lagu sameeyey 201 lab Somaaliyeed dheecaankooda DNAda.....waxaana soo baxdey boqolkiiba 70% ila 75% iney isku tafiiryihiin amase isku asal .......marka xagayga ineynu isku mid nahay ayaan aaminsanahay .......intaasan kaga baxaya......
In Somalis, 14 Y chromosome haplogroups were identified including E3b1 (77.6%) and K2 (10.4%).The haplogroup E3b1 with the rare DYS19-11 allele (also called the E3b1 cluster ) was found in 75.1% of male Somalis, and 70.6% of Somali Y chromosomes were E3b1, DYS19-11, DYS392-12, DYS437-14, DYS438-11 and DYS393-13. 

Iyadoo dhana halkan ka akhriso.....

https://mathildasanthropologyblog.wordp ... ome-study/
Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Su'aal ?

Post by Jaamacbuuhoodle »

Jannoman ina adeer waxaagu ma climi ayuu ku dhisan yahay kkkkkkk
Aniga waxaygu waa Af Soomaali lolz
aan miyiga ka baratay .

DNA-da la sheego waan maqlay , waaba laa iis soo galay ,, reerka Dhulbahante waxaa ku jiraa Ogaadeen badan oo xulufo nala noqday iyo Sheekh asalkeesu Ciise Muuse ahaa .
Majeerteena waxaa ku jiraa kuwa asalkoodu Dhulbahante yahay .

Laakin Ina adeer maad garan Isaaq iyo Sheekh Isaxaaq waxay kala yihiin lolz
Mala hore kuma soo marin Su'aasha maanta kugu horaysa
jannoman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1999
Joined: Sat Jan 14, 2017 5:04 pm

Re: Su'aal ?

Post by jannoman »

Jaamacbuuhoodle wrote: Wed Aug 14, 2019 3:10 pm Jannoman ina adeer waxaagu ma climi ayuu ku dhisan yahay kkkkkkk

Jaamac inader horta adoo guri dhalo ah ku jira dadka lama shiido..... Call Gari ayaa qaar Japan yihiin maxaan cidkale kaga mashquula.......
Good Bye (Cali Gari )

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Su'aal ?

Post by Jaamacbuuhoodle »

jannoman wrote: Wed Aug 14, 2019 3:45 pm
Jaamacbuuhoodle wrote: Wed Aug 14, 2019 3:10 pm Jannoman ina adeer waxaagu ma climi ayuu ku dhisan yahay kkkkkkk
Aniga waxaygu waa Af Soomaali lolz
aan miyiga ka baratay .

DNA-da la sheego waan maqlay , waaba laa iis soo galay ,, reerka Dhulbahante waxaa ku jiraa Ogaadeen badan oo xulufo nala noqday iyo Sheekh asalkeesu Ciise Muuse ahaa .
Majeerteena waxaa ku jiraa kuwa asalkoodu Dhulbahante yahay .

Laakin Ina adeer maad garan Isaaq iyo Sheekh Isaxaaq waxay kala yihiin lolz
Mala hore kuma soo marin Su'aasha maanta kugu horaysa
Jaamac inader horta adoo guri dhalo ah ku jira dadka lama shiido..... Call Gari ayaa qaar Japan yihiin maxaan cidkale kaga mashquula.......
Good Bye (Cali Gari )

Kkkkkkkkkk walaahi waad iga qoslisay ina adeer

Habeen wacan waa laa iis soo galaye kkkkkkkkkk
jannoman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1999
Joined: Sat Jan 14, 2017 5:04 pm

Re: Su'aal ?

Post by jannoman »

Hhhhhh niyahow Jaamac.B waxaasi waa sidaan kaaga badbaadinayey inuu naasku ku qabto ayey caawa igu kaliftey tolkeenaa aan qarinayey ee ceelka Japaanka ku nool inaan shaaca ka qaado................
Habeen la mid ah (smile)
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Su'aal ?

Post by Timiro1999 »

[/quote]

:lol: oo Cali Geri waaba Japanese lol xalay ayaaba atoos aan tegey Cali Geri lagu amaanayey buraanburkii. Inanka arooska ah ayay u reer abti yihiin
Si aayaabay dumarkii amaanta Cali Geri ku boodayey u indho yar yaraayen lol kaftan
jannoman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1999
Joined: Sat Jan 14, 2017 5:04 pm

Re: Su'aal ?

Post by jannoman »

Timiro1999 wrote: Thu Aug 15, 2019 2:06 am

:lol: oo Cali Geri waaba Japanese lol xalay ayaaba atoos aan tegey Cali Geri lagu amaanayey buraanburkii. Inanka arooska ah ayay u reer abti yihiin
Si aayaabay dumarkii amaanta Cali Geri ku boodayey u indho yar yaraayen lol kaftan
[/quote]
Kkkkkkkkkkkkk walaahi Timiroy inaabti xaaladu waa Soomaali ha igu haybsan ........oo takale sheekaba sheekay keentaaye doraad oo kale anoo thread aad lahayd commentgareeyeye ayaan maalintii koobaad ee ciida anoo ciyaal leexo homemade ah ku ciyaaraya ag maraya ayaa mid kuray ahi weydiiyey "war TIMIRO yar ma aragteen" in my life qof dhadig ah Timiro la yidhaah ada iigu horeeyey .....dabeeto niyadaan iska idhi "what a synchronicity! Two Timiros within 48 hrs!....kkkkkkkk peace and love.
Last edited by jannoman on Thu Aug 15, 2019 2:36 am, edited 2 times in total.
jannoman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1999
Joined: Sat Jan 14, 2017 5:04 pm

Re: Su'aal ?

Post by jannoman »

:heart: :rose: :heart: :up:
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Su'aal ?

Post by Timiro1999 »

Jannoman
Aniguba weligey qof aan aniga ahayn oo Timiro la yidhaahdo maan arag lknse dadkii hore ayaa la bixi jirey in imika uu dib u soo cusboonado ayaa laga yaaba inkastoo imika dadkeenu magacyada carabta ay ilbax moodan.
jannoman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1999
Joined: Sat Jan 14, 2017 5:04 pm

Re: Su'aal ?

Post by jannoman »

Timiro1999 wrote: Thu Aug 15, 2019 3:41 am Jannoman

Caadi maha magacyadeenu Dhammo, Dhudi, Dheeg, Ubax, Hodan, Hibo, Hibaaq, Haboon, Ruun, Raaxo, Ifraax waxaan ku idhi miida da'aysa......waxaan ku qosla qarxi 9/11 dabadeed "wadaadadi" meheradaha ku haystey Laascaanood boodhadihi wada badaleen naw! Miyaad aragtey Alqudus KAAH loo badalay ama Xaramayn GOROD loo badalay......dee aduu meel fog ha aadine bal ka waran Shirkadi Barakaad ee isu badashey HORMUUD, GOLIS ........saa niyadaan ka qoslijiray "what a bunch of cowards" ...........
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Su'aal ?

Post by Timiro1999 »

jannoman wrote: Thu Aug 15, 2019 6:01 am
Timiro1999 wrote: Thu Aug 15, 2019 3:41 am Jannoman
Aniguba weligey qof aan aniga ahayn oo Timiro la yidhaahdo maan arag lknse dadkii hore ayaa la bixi jirey in imika uu dib u soo cusboonado ayaa laga yaaba inkastoo imika dadkeenu magacyada carabta ay ilbax moodan.
Caadi maha magacyadeenu Dhammo, Dhudi, Dheeg, Ubax, Hodan, Hibo, Hibaaq, Haboon, Ruun, Raaxo, Ifraax waxaan ku idhi miida da'aysa......waxaan ku qosla qarxi 9/11 dabadeed "wadaadadi" meheradaha ku haystey Laascaanood boodhadihi wada badaleen naw! Miyaad aragtey Alqudus KAAH loo badalay ama Xaramayn GOROD loo badalay......dee aduu meel fog ha aadine bal ka waran Shirkadi Barakaad ee isu badashey HORMUUD, GOLIS ........saa niyadaan ka qoslijiray "what a bunch of cowards" ...........

Lol Alqudus somali iyo carab jacayl maxaa kala haysta Hargeysa ba way jiraan magacyadaas carabi iyo ingiriisi lagu qorayo oo waliba si qalad ah loo qorayo.
Aniga waxa kaloo iga yaabisey gabadh dooneysa inay magaceeda kuu sheegto oo ku leh "ummu Xamza, ummu Maxamed, ummu Cabdalla,"
Magacii reerkoodu u bixiyeenba intay bedeshay ayay ka isugu yeedhay inanka caruurteda u weyn magaciisii.
Markaasay ukhti ukhti odhanayaan maxaa walaal iyo abaayo iyo huuno udiidey kkkkkkk
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Su'aal ?

Post by theyuusuf143 »

jannoman wrote: Wed Aug 14, 2019 3:45 pm
Jaamacbuuhoodle wrote: Wed Aug 14, 2019 3:10 pm Jannoman ina adeer waxaagu ma climi ayuu ku dhisan yahay kkkkkkk
Aniga waxaygu waa Af Soomaali lolz
aan miyiga ka baratay .

DNA-da la sheego waan maqlay , waaba laa iis soo galay ,, reerka Dhulbahante waxaa ku jiraa Ogaadeen badan oo xulufo nala noqday iyo Sheekh asalkeesu Ciise Muuse ahaa .
Majeerteena waxaa ku jiraa kuwa asalkoodu Dhulbahante yahay .

Laakin Ina adeer maad garan Isaaq iyo Sheekh Isaxaaq waxay kala yihiin lolz
Mala hore kuma soo marin Su'aasha maanta kugu horaysa
Jaamac inader horta adoo guri dhalo ah ku jira dadka lama shiido..... Call Gari ayaa qaar Japan yihiin maxaan cidkale kaga mashquula.......
Good Bye (Cali Gari )

:damn: :mindblown: :deadrose:
jannoman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1999
Joined: Sat Jan 14, 2017 5:04 pm

Re: Su'aal ?

Post by jannoman »

Timiro1999 wrote: Thu Aug 15, 2019 10:53 am
jannoman wrote: Thu Aug 15, 2019 6:01 am
Timiro1999 wrote: Thu Aug 15, 2019 3:41 am Jannoman
Aniguba weligey qof aan aniga ahayn oo Timiro la yidhaahdo maan arag lknse dadkii hore ayaa la bixi jirey in imika uu dib u soo cusboonado ayaa laga yaaba inkastoo imika dadkeenu magacyada carabta ay ilbax moodan.
Caadi maha magacyadeenu Dhammo, Dhudi, Dheeg, Ubax, Hodan, Hibo, Hibaaq, Haboon, Ruun, Raaxo, Ifraax waxaan ku idhi miida da'aysa......waxaan ku qosla qarxi 9/11 dabadeed "wadaadadi" meheradaha ku haystey Laascaanood boodhadihi wada badaleen naw! Miyaad aragtey Alqudus KAAH loo badalay ama Xaramayn GOROD loo badalay......dee aduu meel fog ha aadine bal ka waran Shirkadi Barakaad ee isu badashey HORMUUD, GOLIS ........saa niyadaan ka qoslijiray "what a bunch of cowards" ...........

Lol Alqudus somali iyo carab jacayl maxaa kala haysta Hargeysa ba way jiraan magacyadaas carabi iyo ingiriisi lagu qorayo oo waliba si qalad ah loo qorayo.
Aniga waxa kaloo iga yaabisey gabadh dooneysa inay magaceeda kuu sheegto oo ku leh "ummu Xamza, ummu Maxamed, ummu Cabdalla,"
Magacii reerkoodu u bixiyeenba intay bedeshay ayay ka isugu yeedhay inanka caruurteda u weyn magaciisii.
Markaasay ukhti ukhti odhanayaan maxaa walaal iyo abaayo iyo huuno udiidey kkkkkkk
Xagey ummadaha kale ka qaloodaan dhaqan qalaad inaga waxaad mooda in uu midkasta keeni yahay....waan xasuusta qofkii iigu horeeyey wuxu aha haweeney Lubnaaniyad ah oo aanu daris ahayn "umu Yaasir " ba la odhan jiray.....odeygeedana "abu Yaasir" walaahi xata may tukan jirin ee dhaqan uunbey u ahayd.......ajnabi jacayl ayaa ina dilaya........sidii kii yara beynu nahay hooyadi ku yidhi hooyo badhiweynidaa ay tidhi WAXA AABBAHA ILAAHAY TUSIWAA. : :D .......HATAN WAXEENI BA LA INA NACSIIYEY.....
jannoman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1999
Joined: Sat Jan 14, 2017 5:04 pm

Re: Su'aal ?

Post by jannoman »

theyuusuf143 wrote: Thu Aug 15, 2019 11:42 am
jannoman wrote: Wed Aug 14, 2019 3:45 pm
Jaamacbuuhoodle wrote: Wed Aug 14, 2019 3:10 pm Jannoman ina adeer waxaagu ma climi ayuu ku dhisan yahay kkkkkkk
Aniga waxaygu waa Af Soomaali lolz
aan miyiga ka baratay .

DNA-da la sheego waan maqlay , waaba laa iis soo galay ,, reerka Dhulbahante waxaa ku jiraa Ogaadeen badan oo xulufo nala noqday iyo Sheekh asalkeesu Ciise Muuse ahaa .
Majeerteena waxaa ku jiraa kuwa asalkoodu Dhulbahante yahay .

Laakin Ina adeer maad garan Isaaq iyo Sheekh Isaxaaq waxay kala yihiin lolz
Mala hore kuma soo marin Su'aasha maanta kugu horaysa
Jaamac inader horta adoo guri dhalo ah ku jira dadka lama shiido..... Call Gari ayaa qaar Japan yihiin maxaan cidkale kaga mashquula.......
Good Bye (Cali Gari )

:damn: :mindblown: :deadrose:
:up: :D
Post Reply

Return to “Khaatumo”