Su'aal ?
Moderator: Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Su'aal ?
ina adeerkay Jannoman Su'aal cajiib ah baan ku waydiinayaa bal inaad dadkii hore tahay oo taariikhda reer abtiyaasheen Isaaq wax ka taqaanid !
1- Maxaad ka taaqana odaygii la oran jiray Sheekh Isaxaaq taariikhdiisa ?
2- Sheekh Isaxaaq iyo Saaq ama ( Isaaq ) sida Somalidu maanta uu taqaano , ma hal qof ayaad uu taqaana ?
Hadaad garatay su,aasha jawaabteed bal sheeg ,, Jawaabtu magaca duriyada reer Sheekh Isaxaaq ayay ku jirtaa ee meel fog haka raadin lolz

Re: Su'aal ?
Waa badhitaan lagu sameeyey 201 lab Somaaliyeed dheecaankooda DNAda.....waxaana soo baxdey boqolkiiba 70% ila 75% iney isku tafiiryihiin amase isku asal .......marka xagayga ineynu isku mid nahay ayaan aaminsanahay .......intaasan kaga baxaya......Jaamacbuuhoodle wrote: Wed Aug 14, 2019 7:19 am ina adeerkay Jannoman Su'aal cajiib ah baan ku waydiinayaa bal inaad dadkii hore tahay oo taariikhda reer abtiyaasheen Isaaq wax ka taqaanid !
1- Maxaad ka taaqana odaygii la oran jiray Sheekh Isaxaaq taariikhdiisa ?
2- Sheekh Isaxaaq iyo Saaq ama ( Isaaq ) sida Somalidu maanta uu taqaano , ma hal qof ayaad uu taqaana ?
Hadaad garatay su,aasha jawaabteed bal sheeg ,, Jawaabtu magaca duriyada reer Sheekh Isaxaaq ayay ku jirtaa ee meel fog haka raadin lolz
In Somalis, 14 Y chromosome haplogroups were identified including E3b1 (77.6%) and K2 (10.4%).The haplogroup E3b1 with the rare DYS19-11 allele (also called the E3b1 cluster ) was found in 75.1% of male Somalis, and 70.6% of Somali Y chromosomes were E3b1, DYS19-11, DYS392-12, DYS437-14, DYS438-11 and DYS393-13.
Iyadoo dhana halkan ka akhriso.....
https://mathildasanthropologyblog.wordp ... ome-study/
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Su'aal ?
Jannoman ina adeer waxaagu ma climi ayuu ku dhisan yahay kkkkkkk
Aniga waxaygu waa Af Soomaali lolz
aan miyiga ka baratay .
DNA-da la sheego waan maqlay , waaba laa iis soo galay ,, reerka Dhulbahante waxaa ku jiraa Ogaadeen badan oo xulufo nala noqday iyo Sheekh asalkeesu Ciise Muuse ahaa .
Majeerteena waxaa ku jiraa kuwa asalkoodu Dhulbahante yahay .
Laakin Ina adeer maad garan Isaaq iyo Sheekh Isaxaaq waxay kala yihiin lolz
Mala hore kuma soo marin Su'aasha maanta kugu horaysa

Jaamac inader horta adoo guri dhalo ah ku jira dadka lama shiido..... Call Gari ayaa qaar Japan yihiin maxaan cidkale kaga mashquula.......Jaamacbuuhoodle wrote: Wed Aug 14, 2019 3:10 pm Jannoman ina adeer waxaagu ma climi ayuu ku dhisan yahay kkkkkkk
Aniga waxaygu waa Af Soomaali lolz
aan miyiga ka baratay .
DNA-da la sheego waan maqlay , waaba laa iis soo galay ,, reerka Dhulbahante waxaa ku jiraa Ogaadeen badan oo xulufo nala noqday iyo Sheekh asalkeesu Ciise Muuse ahaa .
Majeerteena waxaa ku jiraa kuwa asalkoodu Dhulbahante yahay .
Laakin Ina adeer maad garan Isaaq iyo Sheekh Isaxaaq waxay kala yihiin lolz
Mala hore kuma soo marin Su'aasha maanta kugu horaysa
Good Bye (Cali Gari )
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Su'aal ?
Kkkkkkkkkk walaahi waad iga qoslisay ina adeerjannoman wrote: Wed Aug 14, 2019 3:45 pmJaamac inader horta adoo guri dhalo ah ku jira dadka lama shiido..... Call Gari ayaa qaar Japan yihiin maxaan cidkale kaga mashquula.......Jaamacbuuhoodle wrote: Wed Aug 14, 2019 3:10 pm Jannoman ina adeer waxaagu ma climi ayuu ku dhisan yahay kkkkkkk
Aniga waxaygu waa Af Soomaali lolz
aan miyiga ka baratay .
DNA-da la sheego waan maqlay , waaba laa iis soo galay ,, reerka Dhulbahante waxaa ku jiraa Ogaadeen badan oo xulufo nala noqday iyo Sheekh asalkeesu Ciise Muuse ahaa .
Majeerteena waxaa ku jiraa kuwa asalkoodu Dhulbahante yahay .
Laakin Ina adeer maad garan Isaaq iyo Sheekh Isaxaaq waxay kala yihiin lolz
Mala hore kuma soo marin Su'aasha maanta kugu horaysa
Good Bye (Cali Gari )
Habeen wacan waa laa iis soo galaye kkkkkkkkkk
Re: Su'aal ?
Hhhhhh niyahow Jaamac.B waxaasi waa sidaan kaaga badbaadinayey inuu naasku ku qabto ayey caawa igu kaliftey tolkeenaa aan qarinayey ee ceelka Japaanka ku nool inaan shaaca ka qaado................
Habeen la mid ah (smile)
Habeen la mid ah (smile)
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Su'aal ?
[/quote]

Si aayaabay dumarkii amaanta Cali Geri ku boodayey u indho yar yaraayen lol kaftan

Kkkkkkkkkkkkk walaahi Timiroy inaabti xaaladu waa Soomaali ha igu haybsan ........oo takale sheekaba sheekay keentaaye doraad oo kale anoo thread aad lahayd commentgareeyeye ayaan maalintii koobaad ee ciida anoo ciyaal leexo homemade ah ku ciyaaraya ag maraya ayaa mid kuray ahi weydiiyey "war TIMIRO yar ma aragteen" in my life qof dhadig ah Timiro la yidhaah ada iigu horeeyey .....dabeeto niyadaan iska idhi "what a synchronicity! Two Timiros within 48 hrs!....kkkkkkkk peace and love.
Last edited by jannoman on Thu Aug 15, 2019 2:36 am, edited 2 times in total.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Su'aal ?
Jannoman
Aniguba weligey qof aan aniga ahayn oo Timiro la yidhaahdo maan arag lknse dadkii hore ayaa la bixi jirey in imika uu dib u soo cusboonado ayaa laga yaaba inkastoo imika dadkeenu magacyada carabta ay ilbax moodan.

Caadi maha magacyadeenu Dhammo, Dhudi, Dheeg, Ubax, Hodan, Hibo, Hibaaq, Haboon, Ruun, Raaxo, Ifraax waxaan ku idhi miida da'aysa......waxaan ku qosla qarxi 9/11 dabadeed "wadaadadi" meheradaha ku haystey Laascaanood boodhadihi wada badaleen naw! Miyaad aragtey Alqudus KAAH loo badalay ama Xaramayn GOROD loo badalay......dee aduu meel fog ha aadine bal ka waran Shirkadi Barakaad ee isu badashey HORMUUD, GOLIS ........saa niyadaan ka qoslijiray "what a bunch of cowards" ...........Timiro1999 wrote: Thu Aug 15, 2019 3:41 am Jannoman
Aniguba weligey qof aan aniga ahayn oo Timiro la yidhaahdo maan arag lknse dadkii hore ayaa la bixi jirey in imika uu dib u soo cusboonado ayaa laga yaaba inkastoo imika dadkeenu magacyada carabta ay ilbax moodan.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Su'aal ?
jannoman wrote: Thu Aug 15, 2019 6:01 amCaadi maha magacyadeenu Dhammo, Dhudi, Dheeg, Ubax, Hodan, Hibo, Hibaaq, Haboon, Ruun, Raaxo, Ifraax waxaan ku idhi miida da'aysa......waxaan ku qosla qarxi 9/11 dabadeed "wadaadadi" meheradaha ku haystey Laascaanood boodhadihi wada badaleen naw! Miyaad aragtey Alqudus KAAH loo badalay ama Xaramayn GOROD loo badalay......dee aduu meel fog ha aadine bal ka waran Shirkadi Barakaad ee isu badashey HORMUUD, GOLIS ........saa niyadaan ka qoslijiray "what a bunch of cowards" ...........Timiro1999 wrote: Thu Aug 15, 2019 3:41 am Jannoman
Aniguba weligey qof aan aniga ahayn oo Timiro la yidhaahdo maan arag lknse dadkii hore ayaa la bixi jirey in imika uu dib u soo cusboonado ayaa laga yaaba inkastoo imika dadkeenu magacyada carabta ay ilbax moodan.
Lol Alqudus somali iyo carab jacayl maxaa kala haysta Hargeysa ba way jiraan magacyadaas carabi iyo ingiriisi lagu qorayo oo waliba si qalad ah loo qorayo.
Aniga waxa kaloo iga yaabisey gabadh dooneysa inay magaceeda kuu sheegto oo ku leh "ummu Xamza, ummu Maxamed, ummu Cabdalla,"
Magacii reerkoodu u bixiyeenba intay bedeshay ayay ka isugu yeedhay inanka caruurteda u weyn magaciisii.
Markaasay ukhti ukhti odhanayaan maxaa walaal iyo abaayo iyo huuno udiidey kkkkkkk
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Su'aal ?
jannoman wrote: Wed Aug 14, 2019 3:45 pmJaamac inader horta adoo guri dhalo ah ku jira dadka lama shiido..... Call Gari ayaa qaar Japan yihiin maxaan cidkale kaga mashquula.......Jaamacbuuhoodle wrote: Wed Aug 14, 2019 3:10 pm Jannoman ina adeer waxaagu ma climi ayuu ku dhisan yahay kkkkkkk
Aniga waxaygu waa Af Soomaali lolz
aan miyiga ka baratay .
DNA-da la sheego waan maqlay , waaba laa iis soo galay ,, reerka Dhulbahante waxaa ku jiraa Ogaadeen badan oo xulufo nala noqday iyo Sheekh asalkeesu Ciise Muuse ahaa .
Majeerteena waxaa ku jiraa kuwa asalkoodu Dhulbahante yahay .
Laakin Ina adeer maad garan Isaaq iyo Sheekh Isaxaaq waxay kala yihiin lolz
Mala hore kuma soo marin Su'aasha maanta kugu horaysa
Good Bye (Cali Gari )

Re: Su'aal ?
Xagey ummadaha kale ka qaloodaan dhaqan qalaad inaga waxaad mooda in uu midkasta keeni yahay....waan xasuusta qofkii iigu horeeyey wuxu aha haweeney Lubnaaniyad ah oo aanu daris ahayn "umu Yaasir " ba la odhan jiray.....odeygeedana "abu Yaasir" walaahi xata may tukan jirin ee dhaqan uunbey u ahayd.......ajnabi jacayl ayaa ina dilaya........sidii kii yara beynu nahay hooyadi ku yidhi hooyo badhiweynidaa ay tidhi WAXA AABBAHA ILAAHAY TUSIWAA. :Timiro1999 wrote: Thu Aug 15, 2019 10:53 amjannoman wrote: Thu Aug 15, 2019 6:01 amCaadi maha magacyadeenu Dhammo, Dhudi, Dheeg, Ubax, Hodan, Hibo, Hibaaq, Haboon, Ruun, Raaxo, Ifraax waxaan ku idhi miida da'aysa......waxaan ku qosla qarxi 9/11 dabadeed "wadaadadi" meheradaha ku haystey Laascaanood boodhadihi wada badaleen naw! Miyaad aragtey Alqudus KAAH loo badalay ama Xaramayn GOROD loo badalay......dee aduu meel fog ha aadine bal ka waran Shirkadi Barakaad ee isu badashey HORMUUD, GOLIS ........saa niyadaan ka qoslijiray "what a bunch of cowards" ...........Timiro1999 wrote: Thu Aug 15, 2019 3:41 am Jannoman
Aniguba weligey qof aan aniga ahayn oo Timiro la yidhaahdo maan arag lknse dadkii hore ayaa la bixi jirey in imika uu dib u soo cusboonado ayaa laga yaaba inkastoo imika dadkeenu magacyada carabta ay ilbax moodan.
Lol Alqudus somali iyo carab jacayl maxaa kala haysta Hargeysa ba way jiraan magacyadaas carabi iyo ingiriisi lagu qorayo oo waliba si qalad ah loo qorayo.
Aniga waxa kaloo iga yaabisey gabadh dooneysa inay magaceeda kuu sheegto oo ku leh "ummu Xamza, ummu Maxamed, ummu Cabdalla,"
Magacii reerkoodu u bixiyeenba intay bedeshay ayay ka isugu yeedhay inanka caruurteda u weyn magaciisii.
Markaasay ukhti ukhti odhanayaan maxaa walaal iyo abaayo iyo huuno udiidey kkkkkkk

Re: Su'aal ?
theyuusuf143 wrote: Thu Aug 15, 2019 11:42 amjannoman wrote: Wed Aug 14, 2019 3:45 pmJaamac inader horta adoo guri dhalo ah ku jira dadka lama shiido..... Call Gari ayaa qaar Japan yihiin maxaan cidkale kaga mashquula.......Jaamacbuuhoodle wrote: Wed Aug 14, 2019 3:10 pm Jannoman ina adeer waxaagu ma climi ayuu ku dhisan yahay kkkkkkk

![]()
![]()
![]()