Crimes committed by caare against dhulbahante civilians

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Crimes committed by caare against dhulbahante civilians

Post by theyuusuf143 »

Ninkaa dadkiina laayey ee reerkiisu difaacayan dawlada ku taageera in la qisaaso.

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Crimes committed by caare against dhulbahante civilians

Post by theyuusuf143 »

Odayaasha Laaska oo taageery in la Soo qabto caare lana qisaaso. Yadoo loo hayo cadaynmo ku filan inuu denbi ka galay sool iyo ceel afwayn ba. Odayaashu waxay sidoo kale taliye nuux ku bogaadiyeen inuu kala diray hogaan kii taliska badhan ee parasiteka ku ahaa qaranka yagoon hawl qaban.
Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Crimes committed by caare against dhulbahante civilians

Post by Jaamacbuuhoodle »

theyuusuf143 wrote: Wed Aug 28, 2019 12:59 pm Odayaasha Laaska oo taageery in la Soo qabto caare lana qisaaso. Yadoo loo hayo cadaynmo ku filan inuu denbi ka galay sool iyo ceel afwayn ba. Odayaashu waxay sidoo kale taliye nuux ku bogaadiyeen inuu kala diray hogaan kii taliska badhan ee parasiteka ku ahaa qaranka yagoon hawl qaban.
Kuwan mushahar laba bilood ayaa la soo siiyay ,
Arrintoodu Waa igu shubo fadlan kkkkk
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Khaatumo”