sxb Sanbalolshe aaduu u qodanyahay ninkaan loo heesto inuu maslaxada darodka lid ku yahay wuxuu hoosta kala socdaa ccc mashruuc hawiye in lagu awr kacsado ay imaaraadka kula heshiiyeen arintaan waxeey dhalisay xoogaa khilaaf ah xisbiga hassan sh oo dad darod ah ku jiraan sida doodishe iyo dad mutacalimiin ah saaseey uu dhaheen asagey u gaartahay. macnaha mashruucii imaaraadka uu ayaga ka dhex fuliyay halka la rabey inuu front man u noqdo ayaga maadama ay ikhwan yihiin rabin inay turkiga isku dhacaan. waxaan maqlay inuu ka bixi rabo ama laga saari rabo oo aasaasi rabo "xisbi hawiye" oo UAE lacag ku bixineyso. hadasd dhagaysatid caawa wuxuu dhshay waa in canuga carabta lacagta ka keena(fahad yasin) oo hawiye madsxwayne u sameeya meesha laga saaro oon aan anagu tashano. ninkaan is secretly allied with anti farmaajo darods from JL to PL. waxyaabaha asaga iyo kheyre usugu dhaceen markuu dhahayay the door is that way inkastoo ay shirka ka soo baxeen markaas waxa ka mid ahaa inuu ka horyimid waxey gaareen. waxaa jira scenario kheyre wato oo ah in Farmaajo labo sano loogu daro kadibna isa soo sharixin oo kheyre soo celinayo xildhibaanada damjadeed ee HG saasna xuluf ku noqdaan 2022 asagoo musharax ah. arintaa ayaa sanbaloolshe ka hor imaadey. kheyre wuxuu wadaa taxaaluf HG iyo murursade oo abgaalka ku soo noqoneen.Voltage wrote: Tue Sep 17, 2019 8:55 pm Ok Sahal, waan is fahanay![]()
Laakiin xooga ilbaxninaa loo bahanayahay iyo in bahasha kor loo qaado. One day Sanbaloolshe is speaking like oday reer miyi and the next USC iyo 1991 baad ku haysiin. Xataa Abgaasha that Sanbaloolshe spoke for iskuna quurto inay sidaas Soomaali uga dhex hadasho. Suppose Hassan Sheekh and his party miraculously did win next election; do you think they will name Sanbaloolshe to a national position? He forever spoiled his chances.
It reminds me of when I was very young and excitedly try to get information about Marehan and USC war in Gedo because of discussions with some kids.
I came to my dad and was like didn't we do this iyo that and didn't we jump from meel hebel iyo meel hebel
My dad said kaalay, Garbahaaray so ma deganid haatan. I was like yeah. Then he said so Beled-Xaawo ma deganid oo Luuq ma deganid oi Baadheere ma deganid
I was confused and was like yes. Then my dad said ka gudub oo orad shaqadaada qabso.
I was young then but I have seen observed this is Marehan dhaqan in general. If you fight them, they will try to put you in a coma but the day we move on, we leave everything having to do with that colaad behind.
Marka our good friends bahasha kor u qaada
watch this pro N&N site about his role