Waar waxyaw laangab ka ahi maxaad u dakxiis tagtay ee aad isugu Soo qarxin wayday hargeisa hadaad rumaysan tahay in lagu gumaysto . Aduunka lama arag qof halgamayoo caano doontay. What's wrong with you ??? Bal noo sharax !
Ma dameeri dhaan raacday baa?
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Ma dameeri dhaan raacday baa?
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Ma dameeri dhaan raacday baa?
Waar yuusuf maxaad la xanaaqsantahay?ninka gabyayaa aniga maahe waa nin habar jeclo ah
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Ma dameeri dhaan raacday baa?
Maxaan u xanaaqsanaan waynay awal miyeynan isdilayn goormaynu heshiinay, adigoo waxa iigu danbaysay dhaar ku maraya in hargeisa laga qaxayo. Wuxuunba noo xigtay adoo waan caano doontay iyo wax ka sheekaynaya. Beeshiina weli inaad xorayso bay kaa sugaysaa , Kan habar jeclee laangab ka ah isna waa kula mid tan iyo markuu muuse yimi waa gabyayey. Markaa noocaaga uunba dhegaysta.kaliil wrote: Wed Oct 09, 2019 3:28 am Waar yuusuf maxaad la xanaaqsantahay?ninka gabyayaa aniga maahe waa nin habar jeclo ah
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Ma dameeri dhaan raacday baa?
theyuusuf143 wrote: Wed Oct 09, 2019 9:23 amMaxaan u xanaaqsanaan waynay awal miyeynan isdilayn goormaynu heshiinay, adigoo waxa iigu danbaysay dhaar ku maraya in hargeisa laga qaxayo. Wuxuunba noo xigtay adoo waan caano doontay iyo wax ka sheekaynaya. Beeshiina weli inaad xorayso bay kaa sugaysaa , Kan habar jeclee laangab ka ah isna waa kula mid tan iyo markuu muuse yimi waa gabyayey. Markaa noocaaga uunba dhegaysta.kaliil wrote: Wed Oct 09, 2019 3:28 am Waar yuusuf maxaad la xanaaqsantahay?ninka gabyayaa aniga maahe waa nin habar jeclo ah
Hargeysa markaan joogay dad badan baan soo tashkiiliyay.madaxweyne caarena aad baa hargeysa looga taageersanyahay.maalintuu caare sanaag soo gelayay hargeysa ayaan joogay oo jeegaantu intay isku dhex yaaceen oo baqdeen ayay wadooyinka ciidamo ku daadiyeen,meel walbana caare ayaa lagu hadal hayay.caare oo sanaag jooga ayay sidaa u baqdeene haduu haleeya iyo airportka hargeysa soo gaadhana way isku xaari lahaayeen heego

Re: Ma dameeri dhaan raacday baa?
Waa in ninkaan kineen dakhtarka loo ga soo qaado wuu si walanaya kkkkkk 

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Ma dameeri dhaan raacday baa?
Ma abwaankaImamAhmed wrote: Thu Oct 10, 2019 9:16 am Waa in ninkaan kineen dakhtarka loo ga soo qaado wuu si walanaya kkkkkk![]()

- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Ma dameeri dhaan raacday baa?
kaliil wrote: Wed Oct 09, 2019 2:25 pmtheyuusuf143 wrote: Wed Oct 09, 2019 9:23 amMaxaan u xanaaqsanaan waynay awal miyeynan isdilayn goormaynu heshiinay, adigoo waxa iigu danbaysay dhaar ku maraya in hargeisa laga qaxayo. Wuxuunba noo xigtay adoo waan caano doontay iyo wax ka sheekaynaya. Beeshiina weli inaad xorayso bay kaa sugaysaa , Kan habar jeclee laangab ka ah isna waa kula mid tan iyo markuu muuse yimi waa gabyayey. Markaa noocaaga uunba dhegaysta.kaliil wrote: Wed Oct 09, 2019 3:28 am Waar yuusuf maxaad la xanaaqsantahay?ninka gabyayaa aniga maahe waa nin habar jeclo ah
Hargeysa markaan joogay dad badan baan soo tashkiiliyay.madaxweyne caarena aad baa hargeysa looga taageersanyahay.maalintuu caare sanaag soo gelayay hargeysa ayaan joogay oo jeegaantu intay isku dhex yaaceen oo baqdeen ayay wadooyinka ciidamo ku daadiyeen,meel walbana caare ayaa lagu hadal hayay.caare oo sanaag jooga ayay sidaa u baqdeene haduu haleeya iyo airportka hargeysa soo gaadhana way isku xaari lahaayeen heego![]()
Indr saw maad arag Mujaahid Caare taagerada uu Hargeysa ku haysto gaar ahaan dadka yaryar dhalinyarada, dadka waaweyni nabada ilaaliya ayaa lagu qufulay lol.
Hooyaday waabay nagu xanaaqdaa markaanu Muuse shaani buuriga abu dambaska ah ku tufno lol.
Re: Ma dameeri dhaan raacday baa?
Hooyada way caqli badantahay oo wey garanaysa haday nabadgelyada gacanta ka baxdo inad hargeisa dhex jootid oo nin sacad muse ii into dhagax madaxa kaga dhufto in lagu kaxaysan doonoTimiro1999 wrote: Sat Oct 12, 2019 6:51 amkaliil wrote: Wed Oct 09, 2019 2:25 pmtheyuusuf143 wrote: Wed Oct 09, 2019 9:23 am
Maxaan u xanaaqsanaan waynay awal miyeynan isdilayn goormaynu heshiinay, adigoo waxa iigu danbaysay dhaar ku maraya in hargeisa laga qaxayo. Wuxuunba noo xigtay adoo waan caano doontay iyo wax ka sheekaynaya. Beeshiina weli inaad xorayso bay kaa sugaysaa , Kan habar jeclee laangab ka ah isna waa kula mid tan iyo markuu muuse yimi waa gabyayey. Markaa noocaaga uunba dhegaysta.
Hargeysa markaan joogay dad badan baan soo tashkiiliyay.madaxweyne caarena aad baa hargeysa looga taageersanyahay.maalintuu caare sanaag soo gelayay hargeysa ayaan joogay oo jeegaantu intay isku dhex yaaceen oo baqdeen ayay wadooyinka ciidamo ku daadiyeen,meel walbana caare ayaa lagu hadal hayay.caare oo sanaag jooga ayay sidaa u baqdeene haduu haleeya iyo airportka hargeysa soo gaadhana way isku xaari lahaayeen heego![]()
Indr saw maad arag Mujaahid Caare taagerada uu Hargeysa ku haysto gaar ahaan dadka yaryar dhalinyarada, dadka waaweyni nabada ilaaliya ayaa lagu qufulay lol.
Hooyaday waabay nagu xanaaqdaa markaanu Muuse shaani buuriga abu dambaska ah ku tufno lol.

- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Ma dameeri dhaan raacday baa?
ImamAhmed wrote: Sat Oct 12, 2019 11:13 amHooyada way caqli badantahay oo wey garanaysa haday nabadgelyada gacanta ka baxdo inad hargeisa dhex jootid oo nin sacad muse ii into dhagax madaxa kaga dhufto in lagu kaxaysan doonoTimiro1999 wrote: Sat Oct 12, 2019 6:51 amkaliil wrote: Wed Oct 09, 2019 2:25 pm
Hargeysa markaan joogay dad badan baan soo tashkiiliyay.madaxweyne caarena aad baa hargeysa looga taageersanyahay.maalintuu caare sanaag soo gelayay hargeysa ayaan joogay oo jeegaantu intay isku dhex yaaceen oo baqdeen ayay wadooyinka ciidamo ku daadiyeen,meel walbana caare ayaa lagu hadal hayay.caare oo sanaag jooga ayay sidaa u baqdeene haduu haleeya iyo airportka hargeysa soo gaadhana way isku xaari lahaayeen heego![]()
Indr saw maad arag Mujaahid Caare taagerada uu Hargeysa ku haysto gaar ahaan dadka yaryar dhalinyarada, dadka waaweyni nabada ilaaliya ayaa lagu qufulay lol.
Hooyaday waabay nagu xanaaqdaa markaanu Muuse shaani buuriga abu dambaska ah ku tufno lol.![]()
Habaar waa debed isku bax

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 243 Views
-
Last post by kambuli
-
- 0 Replies
- 295 Views
-
Last post by kambuli
-
- 1 Replies
- 565 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 10 Replies
- 1229 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 1047 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 359 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 1 Replies
- 431 Views
-
Last post by highclass
-
- 3 Replies
- 543 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 299 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 0 Replies
- 261 Views
-
Last post by Hiiraan boy