Deputy Prime Minister Speaks On 2021 Elections Preparations

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Deputy Prime Minister Speaks On 2021 Elections Preparations

Post by Murax »

:som:



”Isaga oo ku hadlayay Magaca Xukuumadda Soomaliya ayuu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay qabsoomidda doorasho loo dhan yahay, taas oo dalka ka dhacdo sanadka 2021.

Mahdi Maxamed Guuleed ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in la dhameystiri doono sharciga doorashada iyo xisbiyada.

“Waa in dhalinyarada Soomaaliyeed ay ka fikiraan maxaa soo socda sidee doorweyn ay uga qaadan karaan doorashooyinka soo socda oo aad u soo saari kartaan qof dhalinyaro ah, dowladda Somalia waxaa ay diyaar u tahay qabashada dooorashada ayuu yiri”RW Kuxigeenka dalka.“


https://www.caasimada.net/r-w-ku-xigeen ... e-dowlada/
Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Deputy Prime Minister Speaks On 2021 Elections Preparations

Post by Nubis »

Ok, insightful.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”