Waxaa laga dareemaya dhamaan geyiga Puntland, Nabad iyo Xasiloon, ka dib todobaadyo xooga xiisado taagnaayeen.
Puntland waa maamul soo jiireen ah oo ay ku noolyihiin Soomaali gabi ahaantoodba
Puntland dhawr jeer ayey gashayn umuuro khalkhal gelin kadha amnigeed laakin uu eebehen barbar madhshey.
Alxm Puntland waa Hagaagtey
Xaalada Puntland
Moderator: Moderators
- barbarossa
- SomaliNet Super

- Posts: 5569
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: Xaalada Puntland
Ku dayo Puntland ku dayo...
Re: Xaalada Puntland
Nabad ba naas la nuugo leh , tusaale somali oo dhan iskaashi , horumar iyo nabad si lo helo somaliya cafimaad qabta nabad kuwaarta wax kasta oo u dhexeyana dhexdooda ku xaliya oo shisheeye ka kaftooma
- DalJecel60
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1761
- Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm
Re: Xaalada Puntland
Inkastoo Gabay Aan Gabagabeyey Tirintiisiyegobdoon wrote: Thu Nov 28, 2019 10:25 am Nabad ba naas la nuugo leh , tusaale somali oo dhan iskaashi , horumar iyo nabad si lo helo somaliya cafimaad qabta nabad kuwaarta wax kasta oo u dhexeyana dhexdooda ku xaliya oo shisheeye ka kaftooma
Misana Goobdoon uu Gar Uu Leeyahaye
Gacal iyo Xigaladana Ey Wada Guuxayaan
Waa Geesi leh Garasho Dheeradee
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 547 Views
-
Last post by jamols2
-
- 1 Replies
- 17685 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 1014 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 856 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 667 Views
-
Last post by Django
-
- 0 Replies
- 1492 Views
-
Last post by axmeddayib
-
- 16 Replies
- 2244 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 21 Replies
- 2496 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 1 Replies
- 811 Views
-
Last post by quark