Baardheere on the brink of war!

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Baardheere on the brink of war!

Post by grandpakhalif »

abaabulay magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo.


Caasimada Online ayaa ogaatay in magaalada ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wadaan qaar kamid ah Milateriga Soomaaliya oo halkaasi ku sugnaa iyo ciidan Muqdisho laga diray oo isku dhinac ah, iyo ciidamo taabacsan maamulka Jubbaland.

Maalintii Khamiista ee 9-kii bishaan waxaa magaalada Baardheere gaaray ciidamo aad u qalabeysan waxaana isla maalintaas magaalada gaaray Gudoomiye ku xigeenka amniga ee maamulka Gobalka Cusmaan Nuur Xaaji iyo guddoomiyaashii degmooyinka oo muddo ku sugnaa Muqdisho.


Guddoomiyaha iyo maamulada kale ee la socda ayaa maanta la kulmay dadka degaanka waxayna u sheegeen in ay toos u hoos tagaan Muqdisho, islamarkaana qofkii laga maqla Jubbaland la xiri doono.

Sidoo kale Cusmaan Nuur Xaaji ayaa dadka Baardheere u sheegay in Gedo ay halis ugu jirto dowlado shisheeye oo taageersan Axmed Madoobe sidaas darteed aan loo dulqaadan doonin qofkii Axmed Madoobe ka amar qaata.


Dhinaca kale waxaa magaalada Gaaf wareegaya ciidamo ay kala hogaaminayaan guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee gobalka Sheekh Maxmed Xusen Alqaadi, Guddoomiye ku xigeenka 1-aad gobalka ee dhawaan la magacaabay Macalim Koofi iyo guddoomiyaha degmada Baardheere, kuwaas oo ka amar qaata Amxed Madoobe waxayna wataan gaadiid dagaal iyo ciidan hubeysan.

Bulshada ku nool Baardheere ayaa Caasimada Online u sheegay in ay wajahayaan xaalad cabsi ah islamarkaana ay halis ugu jiraan dagaal laga abaabulay Muqdisho iyo Kismaayo.


Lama oga hadlka ay ku dambeyn doonto xaaladda gobalka Gedo oo ay wada joogaan laba ciidan oo ka kala amar qaata dowladda dhexe iyo Jubbaland, sidoo kalane ay joogaan laba maamul oo iska soo horjeeda, kuwaas oo laga amro Muqdisho iyo Kismaayo.



Farmaajo has sent more troops to arrest the pro Futo Madoobe troublemakers. Kuwaan wa gunta Madoobe uu shaqayste wa in gacan bir lagu qabtay
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Baardheere on the brink of war!

Post by gobdoon »

Xoog iyo muruq iyo cago juglayn aduunku kuma shaqeeyo , masuuliyada waxa dalka ka dhaca waxay dusha ka saaran tahay Farmaajo maalintu la doortay waxan lagama filayn Isfahan laaanta iyo isku dhaca wa hore by so afjari.karey hadu rabo
Armed Madobena eeda waxbu Ku leeyahay after all it takes two to tango
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Baardheere on the brink of war!

Post by Nomand »

Caasimada is fake news.

Can't see it being reported in any mx sites or even reliable sites
User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7771
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: Baardheere on the brink of war!

Post by ReturnOfMariixmaan »

Nomand wrote: Sat Jan 11, 2020 6:04 pm Caasimada is fake news.

Can't see it being reported in any mx sites or even reliable sites
Which MX sites are even active? I think we have shitty online PR.
Last edited by ReturnOfMariixmaan on Sat Jan 11, 2020 6:37 pm, edited 1 time in total.
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Baardheere on the brink of war!

Post by Nomand »

ReturnOfMariixmaan wrote: Sat Jan 11, 2020 6:20 pm
Nomand wrote: Sat Jan 11, 2020 6:04 pm Caasimada is fake news.

Can't see it being reported in any mx sites or even reliable sites
Which MX sites are even active? I think we shitty online PR.
Allgalgaduud.net
https://www.gedotimes.com


Allgalgaduud is very up to date and there is no bullshit fake news there
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”