Hirshabelle news

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Hirshabelle news

Post by sahal80 »

fuck political trolling section im here any one who trolls in my luuq will be banned.




Baladweyne news


Construction of Ugaas Khaliif airport and water management projects to prevent flooding will commence after month of Ramadan. it will be opened officially when the Ugaas returns from Xamar with big wafdi.

Turkish engineers have been to baladweyne making assessment of the airport but now they went back to Xamar.



team from 14 federal minisries doing study


Jowhar news. Hirshabellada cusub waxaa lagu saleeyay Abgaal iyo Hawadle marjica waa Ugaas xassan iyo dhaqanka kale arintaa waxaa ka xumaaadey Beelihii Damjadeed meesha soo dhoobtey oo labadaan ka masuul yihiin

speakerka oo ah Gaaljecel wuxuu rabaa in wasaarada gudaha la hoostago sheekadii odowaa oo kale waxaas waa laha gudbay gaaljecel samoow labada dhinacba waa la degtaa ku soo daba feela beelaha dhexe ee labada gobol markaan waxeena kala qaybsano wixiina waa iska soo jaraynaa.







meeshana hawadle maahana wax kaloo ordaaya yaa u jeeda xataa gudoomiyaashii hiiraanaa iskeenay. caraale waxaa been u sheegay wasiir canshuur iyo baadicade oo uu u fududeeyay buuloburde oo leh kheyraan kaaha soo dhamaynaynaa asaga iyo abdifatah waxay ku jiraan olole ah wadada jowhar aan furnay. tan buuloburde maad furtaan horta?

its looks like nuur iidle vs abdulqadir barnaamaj who campaigned for Gacal galmudug speaker. both r kheyre wing.

Last edited by sahal80 on Thu Mar 26, 2020 6:06 pm, edited 1 time in total.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Hirshabelle news

Post by sahal80 »

Hirshabelle to have its own gudiga farsamo( managed by the elders) not the federal interior minister. waxeena waa diyaar 8-)



caraale and abdifatah in jowhar

Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Hiiraan”