How qabiils will be divided for the Banaadir seats
Moderator: Moderators
How qabiils will be divided for the Banaadir seats
Home WARARKA
WARARKA
SIR CULUS: Sida Loo Helayo Kuraasta Aqalka Sare G/Banaadir & Jareerweyne Oo…
June 2, 20200
Qaabka aan ogaanay loo qeybsado Kuraasta Golaha Aqalka Sare laga siinayo Gobolka Banaadir.
HOOS KA AKHRISO SHAXDA LOO DEJIYEY KURAASTA BEELAHA LASIINAYO
1) Hawiye labo Xildhibaan.
2) Daarood hal Xildhibaan.
3) Dir hal Xildhibaan.
4) Digil iyo Mirifle hal Xildhibaan
5 ) Shaanshi Bondhabow Carab Soomali iyo Cad cad hal Xildhibaan.
6) Jareerweyne, Tumaal iyo Reeer Awxsan Hal Xildhibaan.
Wadarta guud waa todobo Xildhibaan?
Dood ayaa ka dhalatay halka Xildhibaan ee leysku siiyay Beelaha Jareerweyne, Reer Awxasan iyo Tumaal sey u qeyb san doonaan iyadoo is weydiintu tahay sirta kujirta in Jareerweyne halka kursi lala qeybsado?

Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
As always the 3 Million Hawiyes are getting botfocked again by the homeless reer Gedo and jebertis...
So Hawiye gets 2 seats now, hmmm it'll will be interesting to see which Hawiyes will get those seats.
Bear in mind that in Mogadishu the population are (from the highest to the lowest) Mudolood > then HG > and then the lowest are Beesha Murursade who only reside in half of Dayniile and some parts of Wardhiigle.
The rest are just 0.1%

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
Won't happen ha is daalin. Ugaaska mudulood already talked about it.
In 10 days there is a mudulood grand conference. It's going to be epic. Best believe maqaamka will be the topic.
In 10 days there is a mudulood grand conference. It's going to be epic. Best believe maqaamka will be the topic.
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
Adeer Somali qaydhiinkay hore wax ugu qaybsatay, dadkaan aad leedihiin reer muqsisho ma cirkey kasodheceen sow soomaali maaha, soomaali 4.5 bay wax ku qaybsatay including reer Muqdisho, waaba Huutus ha kaa caqli badiyeen.
Ha xishoonina dameeradiina dhaansada hadaa rabtaan, cidna satbursi laga yeelimaaaa.
MINAADAN BOODIN BOOLISOW BIR LAYMA GELIN BEEJAYGU TAAAAL.

- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
The Darood seat in Benadir will be held by MX. As they are native Southerners. IDGAF about the rest.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
This is great news MX will finally be represented in Benaadir with 1 seat Alx Farmaajo best move yet!
Hawiye can keep crying you wanted Benaadir state now you got it. Either move the capital or be prepared to share with rest of Somalis 4.5 style

- Posts: 242
- Joined: Tue May 29, 2018 6:16 pm
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
If were beign honest the real population of Mogadishu is as follows mudulood >madarkicis>sheikhael >hawadle,gugundhabe,gaaljecel> jareerweyne >geledi,> cad cad > dir &issaq > murusade > others .Kees70 wrote: Wed Jun 03, 2020 12:40 am As always the 3 Million Hawiyes are getting botfocked again by the homeless reer Gedo and jebertis...
So Hawiye gets 2 seats now, hmmm it'll will be interesting to see which Hawiyes will get those seats.
Bear in mind that in Mogadishu the population are (from the highest to the lowest) Mudolood > then HG > and then the lowest are Beesha Murursade who only reside in half of Dayniile and some parts of Wardhiigle.
The rest are just 0.1%
Somalia Is huge with small population I dont know why ppl who dont even reside there in numbers would demand things when they have peacefull lands that they can build for themselfs and their offspring . Why should a gurbojoog whose born and raised in boroma or gedo that only comes to Mogadishu for vacationing with one boorso have a say on banadir ??
Somalia wont move forward as long as we have this uncivilized mentality of ( what's mine is mine what's yours is mine also) this here is the same langaab mentality that the langaab lamogoodels all share .
-
- Posts: 242
- Joined: Tue May 29, 2018 6:16 pm
-
- Posts: 242
- Joined: Tue May 29, 2018 6:16 pm
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
Why should the darood seat go to mx when Og make up more then mx in banadir ?ReturnOfMariixmaan wrote: Wed Jun 03, 2020 5:17 am The Darood seat in Benadir will be held by MX. As they are native Southerners. IDGAF about the rest.
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
Nabadoon Father of the camels, waa ku salaamey ina adeerFatheroftheCamel wrote: Thu Jun 04, 2020 12:01 amIf were beign honest the real population of Mogadishu is as follows mudulood >madarkicis>sheikhael >hawadle,gugundhabe,gaaljecel> jareerweyne >geledi,> cad cad > dir &issaq > murusade > others .Kees70 wrote: Wed Jun 03, 2020 12:40 am As always the 3 Million Hawiyes are getting botfocked again by the homeless reer Gedo and jebertis...
So Hawiye gets 2 seats now, hmmm it'll will be interesting to see which Hawiyes will get those seats.
Bear in mind that in Mogadishu the population are (from the highest to the lowest) Mudolood > then HG > and then the lowest are Beesha Murursade who only reside in half of Dayniile and some parts of Wardhiigle.
The rest are just 0.1%
Somalia Is huge with small population I dont know why ppl who dont even reside there in numbers would demand things when they have peacefull lands that they can build for themselfs and their offspring . Why should a gurbojoog whose born and raised in boroma or gedo that only comes to Mogadishu for vacationing with one boorso have a say on banadir ??
Somalia wont move forward as long as we have this uncivilized mentality of ( what's mine is mine what's yours is mine also) this here is the same langaab mentality that the langaab lamogoodels all share .

And yes 100% i agree all you said, its about time skinny somalis should face the reality that is in Somalia.
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
Hawiye waxaa u banaan inay diidaan in hada banaadir matalaad ka hesho aqalka sare ama ogolaadaan 4.5 kulankii shalay sanatarada hawiye waa ogalaadeen 4.5 taas oo ka dhigan in hawiye 3 kursi helo
sadexdaas kursi ayaa waxaa isku dagaalaya abgaal, murusade iyo HG.
waa dhici kartaa in kuraasta hawiye rotation laga dhigo laakin gentleman's agreement hada sadexdaas xamar ku xoogan kubilaabmato.
beelaha kale kursiga waa rotation dhexdooda laakin madama farmaajo rabo inuu doorashada qabiilo ku kasbado waxaa la sheegaa in ay hada qaadan karaan hartida aan mj aheen iyo mj yaryar.
Kheyre naftiskiisa kama maqna meesha.
sadexdaas kursi ayaa waxaa isku dagaalaya abgaal, murusade iyo HG.
waa dhici kartaa in kuraasta hawiye rotation laga dhigo laakin gentleman's agreement hada sadexdaas xamar ku xoogan kubilaabmato.
beelaha kale kursiga waa rotation dhexdooda laakin madama farmaajo rabo inuu doorashada qabiilo ku kasbado waxaa la sheegaa in ay hada qaadan karaan hartida aan mj aheen iyo mj yaryar.
Kheyre naftiskiisa kama maqna meesha.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
The pro N&N mps who had a meeting last night where completely against 4,5 power sharing. Ugaaska is against as wellsahal80 wrote: Thu Jun 04, 2020 3:23 am Hawiye waxaa u banaan inay diidaan in hada banaadir matalaad ka hesho aqalka sare ama ogolaadaan 4.5 kulankii shalay sanatarada hawiye waa ogalaadeen 4.5 taas oo ka dhigan in hawiye 3 kursi helo
sadexdaas kursi ayaa waxaa isku dagaalaya abgaal, murusade iyo HG.
waa dhici kartaa in kuraasta hawiye rotation laga dhigo laakin gentleman's agreement hada sadexdaas xamar ku xoogan kubilaabmato.
beelaha kale kursiga waa rotation dhexdooda laakin madama farmaajo rabo inuu doorashada qabiilo ku kasbado waxaa la sheegaa in ay hada qaadan karaan hartida aan mj aheen iyo mj yaryar.
Kheyre naftiskiisa kama maqna meesha.
Mudulood grand conference is scheduled the 13th of June. The maqaam will be the highlight. I'm expecting to see Ali mahdi spitting fire, HSM, Sheikh Shariif, Muuse suudi, Osoble, wabar socdaal Raage, imaamka, Darba weyne etc.
Can't wait. We all remember the dhul gariir the last one created. This one will be bigger with even diaspora attending.
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
QORSHAHA FARMAAJO EE XUBNAHA MATALAYA GOBOLKA BANAADIR EE AQALKA SARE LOO QORSHEEYEY
MW Farmaajo oo isticmaalaya Guddoomiyayaasha labada aqal ee Mursal iyo Xaashi ayaa guddoomay xog uu u geeyey Ibrahim Yaroow oo guddoomiye ka ah guddiga loo xilsaaray maqaamka Banaadir.
Xalay ayaa Farmaajo iyo Fahad Yaasiin waxay guddonka ku wargeliyeen sida ay u rabaan xilalkaas in loo qaybiyo maadaama la yiri madaxda sare ayaa go’aan ka gaaraysa waxaana ay u qoreen sidan:-
1- Puntland Farmaajo waxaa uu ka keensan doonaa Cabdi Siciid oo Majeerteen ah haatanna lataliye amni u ah Farmaajo.
2- Galmudug waxay isla garteen Fahad iyo Farmaajo in Cabdiwaal oo Habargidir Ceyr ah laga keeno maadaama ay rabaan inuu dagaal la galo oo uu mooryaan u abaabulo.
3- Hirshabelle wuxuu Farmaajo ku adkeystey in laga keeno Cali Maxamed Geeddi oo Abgaal ah halka Fahadna uu la rabay kursigaas Salaad Cali Jeelle oo aakhirkii looga tala badiyay.
4-Banaadir waxaa la siinayaa beesha shanaad oo uu matali doono isla Fahad Yaasiin oo haddii kursiga ay waayaan NN la isla gartay inuu xasaanad uu ku gambado ka dhigto.
5 Koonfur Galbeed waxaa laga keenayaa Cali Fiqi oo dhawaan Farmaajo uu geystay guddoonka barlamaanka maamulkaasi oo tunni ah.
6-Jubaland ayaa laga keeni doonaa Kulane oo Jiis Mareexaan caan ku ah kuna qabiil ah Madaxweynaha oo beesha mareexaan kasoo jeeda haatanna NISA xla xukuma Fahad.
7- Somaliland ayaa waxa laga keeni doonaa Siyaad Maxamuud Shire oo dhulbahante ah, iyagoo isaaqana lagu qancin doono in weli aysan dowladda Federaalka kusoo biirin maamulkaas oo dadka la degan laga siiyay.
Mahdi Khadar oo arrinta Somaliland ka xanaaqay ayaa lagu qanciyay in xisbiga NN looga dhigay guddoomiye, loona balanqaaday in xildhibaan lo xoogi doono, dhaqaala waalanna la siin doono.
Fulunta qorshahan ayaa waxaa loo xilsaaray Fahad Yaasiin iyo Kheyre oo abaabuli doona maleeshiyo hubaysan oo cidii buuq keenta lagu handadi doono ayna suuragal tahay in dagaal sokeeye ay ka kiciyaab Muqdisho.
Wixii soo kordha naga fisha dhawaan.

According to the news articles, the MPs will be 2 Hawiye (HG and Abgaal), 3 Daroods (MJ, MX and Dhulo) and 1 Eelay and 1 Shaansi.
HAG getting screwed over once again apparently.
HAG getting screwed over once again apparently.
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
lies. this is the suggested proposal; hawiye 3(Abgaal, murusade and HG likely) Banaadiri 1, isaaq 1 Darood 1(harti/mj likely) D&M 1.Kees70 wrote: Thu Jun 04, 2020 5:16 am According to the news articles, the MPs will be 2 Hawiye (HG and Abgaal), 3 Daroods (MJ, MX and Dhulo) and 1 Eelay and 1 Shaansi.
HAG getting screwed over once again apparently.
next time you can pick garre still makes
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1658 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 6 Replies
- 1007 Views
-
Last post by Mk777
-
- 2 Replies
- 613 Views
-
Last post by sahal80
-
- 23 Replies
- 2458 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 0 Replies
- 444 Views
-
Last post by TarTar
-
- 1 Replies
- 10 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 2 Replies
- 1675 Views
-
Last post by Ayub21
-
- 0 Replies
- 2326 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 695 Views
-
Last post by abdi ilyas
-
- 1 Replies
- 1177 Views
-
Last post by Strategic