Xamar caasimada somalia waaye. xiligii hassan sh iyo sharif goal waa ka dhashankarteen calaakulin hada 4.5 dastuur maaha si baarlamaanka u saxiixo IN BANAADIR LEEDAHAY 7 XUBNO waa inaad aqbashid hada in 4.5 lagu saleeyo laakin sharciyan 4.5 wax jiro maaha waa gentleman's agreement. sharci ahaan waxaa ku qoran in Banaadir 7 leedahay laa hawiye walaa daarood walaa elaay walaa isaaq walaa reer xamar. dastuuri ka dhig arinta markii la saxiixo kadib saad rabto ka yeel. saxiixa baarlamaanka kadib aa beelo loo kala qaybsanayaa ka hor 4.5 waa afka lee.AbkoowDhiblaawe wrote: Thu Jun 04, 2020 4:34 amThe pro N&N mps who had a meeting last night where completely against 4,5 power sharing. Ugaaska is against as wellsahal80 wrote: Thu Jun 04, 2020 3:23 am Hawiye waxaa u banaan inay diidaan in hada banaadir matalaad ka hesho aqalka sare ama ogolaadaan 4.5 kulankii shalay sanatarada hawiye waa ogalaadeen 4.5 taas oo ka dhigan in hawiye 3 kursi helo
sadexdaas kursi ayaa waxaa isku dagaalaya abgaal, murusade iyo HG.
waa dhici kartaa in kuraasta hawiye rotation laga dhigo laakin gentleman's agreement hada sadexdaas xamar ku xoogan kubilaabmato.
beelaha kale kursiga waa rotation dhexdooda laakin madama farmaajo rabo inuu doorashada qabiilo ku kasbado waxaa la sheegaa in ay hada qaadan karaan hartida aan mj aheen iyo mj yaryar.
Kheyre naftiskiisa kama maqna meesha.
Mudulood grand conference is scheduled the 13th of June. The maqaam will be the highlight. I'm expecting to see Ali mahdi spitting fire, HSM, Sheikh Shariif, Muuse suudi, Osoble, wabar socdaal Raage, imaamka, Darba weyne etc.
Can't wait. We all remember the dhul gariir the last one created. This one will be bigger with even diaspora attending.
barito waxaa keensan kartaa garre oo ah Hawiye ally and you have isaaq not dir i dont see one darod member from pl big deal. waa wax qaybsi ku salaysan hawiye, eelaay, waqooyi and pl wadanka nidaamka federalismka ku shaqeeya.