kkkk caasimad labaad iyo waxaa sheegaysid waa maxay dalka federalism waaye maaha sheekadii hore laakin Xamar waa caasimada wadan federalism ah. waxaan ka wadaa waa inaad u martid barlamaan iyo balaayo. waakan warkaan sheegay dufle(for those who dont know hom he is udeejeen/mudulood senator) deegaankaa iska leh 7 xubnood after saxiixa saad rabtaad ka yeeli kartaa. aniga waaba kuu sheegay ama iska heeso muqdisho without matalaad in the upper house ama ogoloow inaad wadada baarlamaanka u martid.AbkoowDhiblaawe wrote: Thu Jun 04, 2020 3:58 pmBad excuse caasimada 2aad iyo 3aad aaway? See lagu qeybsaday?sahal80 wrote: Thu Jun 04, 2020 6:10 amXamar caasimada somalia waaye. xiligii hassan sh iyo sharif goal waa ka dhashankarteen calaakulin hada 4.5 dastuur maaha si baarlamaanka u saxiixo IN BANAADIR LEEDAHAY 7 XUBNO waa inaad aqbashid hada in 4.5 lagu saleeyo laakin sharciyan 4.5 wax jiro maaha waa gentleman's agreement. sharci ahaan waxaa ku qoran in Banaadir 7 leedahay laa hawiye walaa daarood walaa elaay walaa isaaq walaa reer xamar. dastuuri ka dhig arinta markii la saxiixo kadib saad rabto ka yeel. saxiixa baarlamaanka kadib aa beelo loo kala qaybsanayaa ka hor 4.5 waa afka lee.AbkoowDhiblaawe wrote: Thu Jun 04, 2020 4:34 am
The pro N&N mps who had a meeting last night where completely against 4,5 power sharing. Ugaaska is against as well
Mudulood grand conference is scheduled the 13th of June. The maqaam will be the highlight. I'm expecting to see Ali mahdi spitting fire, HSM, Sheikh Shariif, Muuse suudi, Osoble, wabar socdaal Raage, imaamka, Darba weyne etc.
Can't wait. We all remember the dhul gariir the last one created. This one will be bigger with even diaspora attending.
barito waxaa keensan kartaa garre oo ah Hawiye ally and you have isaaq not dir i dont see one darod member from pl big deal. waa wax qaybsi ku salaysan hawiye, eelaay, waqooyi and pl wadanka nidaamka federalismka ku shaqeeya.
Rabitaanka reer muqdisho cid is horistaagi karto maleh.
How qabiils will be divided for the Banaadir seats
Moderator: Moderators
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
Last edited by sahal80 on Fri Jun 05, 2020 11:58 am, edited 1 time in total.
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
who deleted my post
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
sahal80 wrote: Fri Jun 05, 2020 11:39 amkkkk caasimad labaad iyo waxaa sheegaysid waa maxay dalka federalism waaye maaha sheekadii hore laakin Xamar waa caasimada wadan federalism ah. waxaan ka wadaa waa inaad u martid barlamaan iyo balaayo. waakan warkaan sheegay dufle(for those who dont know hom he is udeejeen/mudulood senator) deegaankaa iska leh 7 xubnood after saxiixa saad rabtaad ka yeeli kartaa. aniga waaba kuu sheegay ama iska heeso muqdisho without matalaad in the upper house ama ogoloow inaad wadada baarlamaanka u martid.AbkoowDhiblaawe wrote: Thu Jun 04, 2020 3:58 pmBad excuse caasimada 2aad iyo 3aad aaway? See lagu qeybsaday?sahal80 wrote: Thu Jun 04, 2020 6:10 am Xamar caasimada somalia waaye. xiligii hassan sh iyo sharif goal waa ka dhashankarteen calaakulin hada 4.5 dastuur maaha si baarlamaanka u saxiixo IN BANAADIR LEEDAHAY 7 XUBNO waa inaad aqbashid hada in 4.5 lagu saleeyo laakin sharciyan 4.5 wax jiro maaha waa gentleman's agreement. sharci ahaan waxaa ku qoran in Banaadir 7 leedahay laa hawiye walaa daarood walaa elaay walaa isaaq walaa reer xamar. dastuuri ka dhig arinta markii la saxiixo kadib saad rabto ka yeel. saxiixa baarlamaanka kadib aa beelo loo kala qaybsanayaa ka hor 4.5 waa afka lee.
barito waxaa keensan kartaa garre oo ah Hawiye ally and you have isaaq not dir i dont see one darod member from pl big deal. waa wax qaybsi ku salaysan hawiye, eelaay, waqooyi and pl wadanka nidaamka federalismka ku shaqeeya.
Rabitaanka reer muqdisho cid is horistaagi karto maleh.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
And now Beesha HG:
- Somaliweeyn007
- Posts: 157
- Joined: Fri Dec 06, 2019 6:02 pm
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
4.5
Abgaal, Abgaal, HG, Benaadiri,/Mursaade,etc
Abgaal, Abgaal, HG, Benaadiri,/Mursaade,etc
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1927
- Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
Farmajo in dagaal sokeeyeyo somali geliyo raba. Tabte iyo wadade siyad bare ku socda. Ummadan dhan 2 Millon xamar degta dagaal ka dex bilow raba. Moqdisho wa meel somali wada joogtu lkn dad ba ah locals xaqooda iyo sharaftuda hala seeyo. Farmaajo dheeg ummadu bu xalalstey hagu ku dambeyno la arki
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: How qabiils will be divided for the Banaadir seats
War inleen tano kale maxaa darood meesha keenay. Ma waxa ku filnaan wayaay puntland, galmudug iyo jubaland.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1656 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 6 Replies
- 1007 Views
-
Last post by Mk777
-
- 2 Replies
- 612 Views
-
Last post by sahal80
-
- 23 Replies
- 2453 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 0 Replies
- 443 Views
-
Last post by TarTar
-
- 1 Replies
- 10 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 2 Replies
- 1673 Views
-
Last post by Ayub21
-
- 0 Replies
- 2326 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 694 Views
-
Last post by abdi ilyas
-
- 1 Replies
- 1175 Views
-
Last post by Strategic