Ciidankii DF geysay Gedo oo bilaabay iney ku biiraan J.land ka dib go’aankii Villa Somalia

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Ciidankii DF geysay Gedo oo bilaabay iney ku biiraan J.land ka dib go’aankii Villa Somalia

Post by Kees70 »

Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Jahwareer iyo siyaasad aan deganeyn ay ka taagan tahay qeybo ka mid ah gobolka Gedo,halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamo taabacsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Sida wararka ay sheegayaan qaar ka mid ah ciidamada Dowladda ay geysay gobolka Gedo ayaa bilaabay iney ku biiraan maamulka Jubbaland,maadama Dowladda Federaalka ay aqoonsatay mamaulka Axmed Madoobe.

Qaar ka mid ah Saraakiisha hoggaamineysa ciidanka gobolka Gedo ayaa sheegay iney balanta uga baxday Dowladda Dhexe,islamarkaana ay ku qiyaantay howlgalka gobolka Gedo,maadama ay aqoonsatay maamulka ay ka soo horjeedeen oo hadda gacanta loo geliyay.

War shalay ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa ayaa madaxweyne Axmed Madoobe loogu aqoonsaday madaxweyne KMG ah maadaama Dowladda Federaalka horay ay u diiday natiijada doorashadii ka dhacday magaalada Kismaayo sanadkii hore.

Ciidamo laga qaaday magaalada Muqdisho ayaa Baladxaawo iyo qeybo ka mid ah gobolka Gedo ka saaray Ciidanii taabacsanaa Axmed Madoobe kuwaas oo hadda deegaansanaya qeybo ka mid ah magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi bari Kenya.


Reer Gedo have been utterly defeated, Moalim whatever his name was will kiss the Ogadens King Madobes hand or will be shot like a unwanted dog. :whew:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Ciidankii DF geysay Gedo oo bilaabay iney ku biiraan J.land ka dib go’aankii Villa Somalia

Post by grandpakhalif »

Stay out of our affairs hutu boy, worry about Galmudug and stay out of darood affairs
FatheroftheCamel
Posts: 242
Joined: Tue May 29, 2018 6:16 pm

Re: Ciidankii DF geysay Gedo oo bilaabay iney ku biiraan J.land ka dib go’aankii Villa Somalia

Post by FatheroftheCamel »

SamatarDub1 (@samatar_x) Tweeted:
Qabiilists and tribal factions in Gedo are starting to panic now that their lifeline has been cut and they can no longer use Federal powers to try and submerge the Juba region into a civil war and disunity.

{ you reap what you sow } https://t.co/CLXZIvSmH2

:lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”