Farmaajo worried about upcoming mudulood conference
Moderator: Moderators
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Farmaajo worried about upcoming mudulood conference
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay xarunta madaxtooyada kula kulmay Imaamka Mudullood Imaam Maxamed Yuusuf, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen Caasimada Online.
Kulanka oo ahaa mid dheer oo qaatay illaa afar saac ayaa looga hadlay arrimo badan oo quseeya xaaladda dalka, waxaana la isku weydaarsaday hadallo kulul oo si kaftan ah la isugu dhiibay, sida xubno ku dhow Imaamka ay u sheegeen Caasimada Online.
Madaxweynaha ayaa si gaar ah uga walaacsanaa kalanka hadlay Imaamka shirweynaha beesha Mudullood ee la filayo in lagu qabto magaalada Muqdisho, kaasi oo sida la sheegay madaxweynaha uu isku dayayo in la baajiyo.
Shirweynaha Beesha Mudullood oo Imaamku iclaamiyay inuu dhici lahaa 27-ka bisha Soonfur oo ku beegneyd 13-kii bishan June, ayaa u baaqday arrimo farsamo, waxaana maalmihii dhowaa xoogeystay qaban-qaabadiisa, ayada oo qorshuhu yahay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo qabto.
Madaxweynaha Farmaajo ayaa la sheegay in intii shirka uu socda uu Imaamka ku yiri “waxaan ku cabsi qabaa in Mudullood ay dagaal iyo barakacin ka sameeyaan magaallada,”, hase yeeshee Imaamka ayaa ugu jawaabay “Madaxweyne adba waan la soconaa inaad madaxtooyada kusoo gureyso ciidan kugu beel ah, oo aad ka sifeysay kuwii magaalada u dhashay.”
Dhammaan siyaasiyiinta beelaha kala duwan ee ka qeylinaya muddo kororsiga Villa Somalia, kana soo horjeeda, ayaa la sheegay in beesha Mudullood ay tahay tan walaaca ugu badan ku haysa madaxweyne Farmaajo.
Xubnaha ku dhow Villa Somalia ayaa Caasimada Online u sheegay in sababta ay tahay in beesha Mudullood ay hoggaaminayaan siyaasiyiin miisaan culus oo horey madaxweynayaal usoo noqday kuwaas oo ay adag tahay in la laaluusho ama lacag lagu aamusiyo. Sidoo kale inta badan ciidamada dowladda waxay kasoo jeedaan beeshan.
Beesha Mudullood ayaa sidoo kale ah beesha ugu dadka badan ee Muqdisho, waxaana kacdoon kasta oo ay sameeyaan uu noqon karaa mid aysan dowladda xakameyn karin,
“Qaladkii ugu weynaa ee madaxweyne Farmaajo uu sameeyey wuxuu ahaa inuusan ra’iisul wasaare ka dhigin qof Abgaal ah, sababtoo ah muddo kororsiga uu hadda damacsan yahay intan waa ka fududaan lahaa, sababtoo ah hadduu taageerada beeshan haysto kama wel-weleen cid kale,” ayuu yiri sarkaal ku dhow madaxtooyada.
Qaban-qaabada shirka Mudullood ayaa waxaa wada agaasimiyaal kasoo jeeda beesha oo ka tirsan dowladda, waxaana la sheegayaa in qaar ka mid ah uu u yeeray madaxtooyada dhowaan, balse ay diideen inay baajiyaan shirka.

- dalalos101
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2604
- Joined: Mon Jul 02, 2018 8:26 pm
Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference
How many Mudolood conferences will take for your people to chimp out saxib, you are already suffering from sleep paralysis, we are waiting.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference
Why do you guys shit your pants when mudulood is having an conference? We saw how the last one created a dhul gariir.dalalos101 wrote: Mon Jun 22, 2020 4:55 am How many Mudolood conferences will take for your people to chimp out saxib, you are already suffering from sleep paralysis, we are waiting.
Now there is another conference upcoming and Farmaajo calls in the imam.
War cabsidaan tirada badan maxey tahay? Can't mudulood have a conference to discuss their future?

Eebow I support this 100%. Aayahiina katashta Muduloodow dad iska socda bilaa plan sida Marexaanka kale ha ahaanina. Anaga cashar naga baro. Wixi idinka maqan demand gareeya. I wish sidina camal inaan ahaan lahayn Well done. In Shaa Allah the meeting between the President and Mudulood went well 

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference
Murax wrote: Mon Jun 22, 2020 6:08 am Eebow I support this 100%. Aayahiina katashta Muduloodow dad iska socda bilaa plan sida Marexaanka kale ha ahaanina. Anaga cashar naga baro. Wixi idinka maqan demand gareeya. I wish sidina camal inaan ahaan lahayn Well done. In Shaa Allah the meeting between the President and Mudulood went well![]()
Rageedi bro.

Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference
Farmajo is marti in Xamar who's probably leaving office in a matter of months I don't see the need for drama tbh anyway I heard Ugaaska Mudulood is a cool guy
-
- SomaliNetizen
- Posts: 289
- Joined: Sat Feb 15, 2020 11:59 am
Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference
LOOOOOOOOOOOL aad baan uu qoslaydalalos101 wrote: Mon Jun 22, 2020 4:55 am How many Mudolood conferences will take for your people to chimp out saxib, you are already suffering from sleep paralysis, we are waiting.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference
I hear they will agree a single candidate.
This could turn out to be a coronation for Somalia's next president.
Personally I'd like to see a Wacbuudan president.
This could turn out to be a coronation for Somalia's next president.
Personally I'd like to see a Wacbuudan president.
Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference
Dahir Geelle should be the only Mudulood running to be Somalia's president
Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference
He probably has the best chance of winning but than I don’t want a candidate supported by Saudi Arabia and UAE. I rather have one closer to Turkey and Qatar. The most neutral Mudulood candidate who is friendly with all sides is probably Sheikh Sharif while Hassan Sheikh has the backing of Turkey.BigBreak wrote: Tue Jun 23, 2020 6:50 am Dahir Geelle should be the only Mudulood running to be Somalia's president

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.

Farmaajo is not worried at all and should not be. He and his tol will exit the city quickly after he is defeated.
It’s his in laws who need to be worried.
It’s his in laws who need to be worried.
Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference
I thought you were pro NN?AbdiWahab252 wrote: Tue Jun 23, 2020 9:02 am Farmaajo is not worried at all and should not be. He and his tol will exit the city quickly after he is defeated.
It’s his in laws who need to be worried.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference
Django
I am not Pro N&N once Farmaajo started behaving like he was MSB trying to suppress the opposition using cheap tactics like flight bans and threatening hotels who host their meetings

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 556 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 79 Replies
- 7338 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 1 Replies
- 561 Views
-
Last post by bumps
-
- 12 Replies
- 1237 Views
-
Last post by GeoSeven
-
- 22 Replies
- 2819 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 13 Replies
- 1117 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 15 Replies
- 2631 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 10 Replies
- 1078 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 46 Replies
- 5260 Views
-
Last post by Simra
-
- 4 Replies
- 892 Views
-
Last post by xiimaaya