Farmaajo worried about upcoming mudulood conference

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Farmaajo worried about upcoming mudulood conference

Post by AbkoowDhiblaawe »

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay xarunta madaxtooyada kula kulmay Imaamka Mudullood Imaam Maxamed Yuusuf, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen Caasimada Online.

Kulanka oo ahaa mid dheer oo qaatay illaa afar saac ayaa looga hadlay arrimo badan oo quseeya xaaladda dalka, waxaana la isku weydaarsaday hadallo kulul oo si kaftan ah la isugu dhiibay, sida xubno ku dhow Imaamka ay u sheegeen Caasimada Online.

Madaxweynaha ayaa si gaar ah uga walaacsanaa kalanka hadlay Imaamka shirweynaha beesha Mudullood ee la filayo in lagu qabto magaalada Muqdisho, kaasi oo sida la sheegay madaxweynaha uu isku dayayo in la baajiyo.

Shirweynaha Beesha Mudullood oo Imaamku iclaamiyay inuu dhici lahaa 27-ka bisha Soonfur oo ku beegneyd 13-kii bishan June, ayaa u baaqday arrimo farsamo, waxaana maalmihii dhowaa xoogeystay qaban-qaabadiisa, ayada oo qorshuhu yahay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo qabto.

Madaxweynaha Farmaajo ayaa la sheegay in intii shirka uu socda uu Imaamka ku yiri “waxaan ku cabsi qabaa in Mudullood ay dagaal iyo barakacin ka sameeyaan magaallada,”, hase yeeshee Imaamka ayaa ugu jawaabay “Madaxweyne adba waan la soconaa inaad madaxtooyada kusoo gureyso ciidan kugu beel ah, oo aad ka sifeysay kuwii magaalada u dhashay.”

Dhammaan siyaasiyiinta beelaha kala duwan ee ka qeylinaya muddo kororsiga Villa Somalia, kana soo horjeeda, ayaa la sheegay in beesha Mudullood ay tahay tan walaaca ugu badan ku haysa madaxweyne Farmaajo.

Xubnaha ku dhow Villa Somalia ayaa Caasimada Online u sheegay in sababta ay tahay in beesha Mudullood ay hoggaaminayaan siyaasiyiin miisaan culus oo horey madaxweynayaal usoo noqday kuwaas oo ay adag tahay in la laaluusho ama lacag lagu aamusiyo. Sidoo kale inta badan ciidamada dowladda waxay kasoo jeedaan beeshan.

Beesha Mudullood ayaa sidoo kale ah beesha ugu dadka badan ee Muqdisho, waxaana kacdoon kasta oo ay sameeyaan uu noqon karaa mid aysan dowladda xakameyn karin,

“Qaladkii ugu weynaa ee madaxweyne Farmaajo uu sameeyey wuxuu ahaa inuusan ra’iisul wasaare ka dhigin qof Abgaal ah, sababtoo ah muddo kororsiga uu hadda damacsan yahay intan waa ka fududaan lahaa, sababtoo ah hadduu taageerada beeshan haysto kama wel-weleen cid kale,” ayuu yiri sarkaal ku dhow madaxtooyada.

Qaban-qaabada shirka Mudullood ayaa waxaa wada agaasimiyaal kasoo jeeda beesha oo ka tirsan dowladda, waxaana la sheegayaa in qaar ka mid ah uu u yeeray madaxtooyada dhowaan, balse ay diideen inay baajiyaan shirka.
User avatar
dalalos101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2604
Joined: Mon Jul 02, 2018 8:26 pm

Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference

Post by dalalos101 »

How many Mudolood conferences will take for your people to chimp out saxib, you are already suffering from sleep paralysis, we are waiting.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference

Post by AbkoowDhiblaawe »

dalalos101 wrote: Mon Jun 22, 2020 4:55 am How many Mudolood conferences will take for your people to chimp out saxib, you are already suffering from sleep paralysis, we are waiting.
Why do you guys shit your pants when mudulood is having an conference? We saw how the last one created a dhul gariir.

Now there is another conference upcoming and Farmaajo calls in the imam.

War cabsidaan tirada badan maxey tahay? Can't mudulood have a conference to discuss their future?

Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference

Post by Murax »

Eebow I support this 100%. Aayahiina katashta Muduloodow dad iska socda bilaa plan sida Marexaanka kale ha ahaanina. Anaga cashar naga baro. Wixi idinka maqan demand gareeya. I wish sidina camal inaan ahaan lahayn Well done. In Shaa Allah the meeting between the President and Mudulood went well :up:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference

Post by AbkoowDhiblaawe »

Murax wrote: Mon Jun 22, 2020 6:08 am Eebow I support this 100%. Aayahiina katashta Muduloodow dad iska socda bilaa plan sida Marexaanka kale ha ahaanina. Anaga cashar naga baro. Wixi idinka maqan demand gareeya. I wish sidina camal inaan ahaan lahayn Well done. In Shaa Allah the meeting between the President and Mudulood went well :up:

Rageedi bro. :clap:
nine
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1042
Joined: Sat Jun 02, 2018 3:58 am

Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference

Post by nine »

Farmajo is marti in Xamar who's probably leaving office in a matter of months I don't see the need for drama tbh anyway I heard Ugaaska Mudulood is a cool guy
Samatalis249
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 289
Joined: Sat Feb 15, 2020 11:59 am

Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference

Post by Samatalis249 »

dalalos101 wrote: Mon Jun 22, 2020 4:55 am How many Mudolood conferences will take for your people to chimp out saxib, you are already suffering from sleep paralysis, we are waiting.
LOOOOOOOOOOOL aad baan uu qoslay
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference

Post by original dervish »

I hear they will agree a single candidate.
This could turn out to be a coronation for Somalia's next president.

Personally I'd like to see a Wacbuudan president.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference

Post by BigBreak »

Dahir Geelle should be the only Mudulood running to be Somalia's president
Osob101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1986
Joined: Sat Feb 04, 2012 1:47 pm

Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference

Post by Osob101 »

BigBreak wrote: Tue Jun 23, 2020 6:50 am Dahir Geelle should be the only Mudulood running to be Somalia's president
He probably has the best chance of winning but than I don’t want a candidate supported by Saudi Arabia and UAE. I rather have one closer to Turkey and Qatar. The most neutral Mudulood candidate who is friendly with all sides is probably Sheikh Sharif while Hassan Sheikh has the backing of Turkey.

AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference

Post by AbdiWahab252 »

Farmaajo is not worried at all and should not be. He and his tol will exit the city quickly after he is defeated.

It’s his in laws who need to be worried.
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference

Post by Django »

AbdiWahab252 wrote: Tue Jun 23, 2020 9:02 am Farmaajo is not worried at all and should not be. He and his tol will exit the city quickly after he is defeated.

It’s his in laws who need to be worried.
I thought you were pro NN?
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Farmaajo worried about upcoming mudulood conference

Post by AbdiWahab252 »

Django

I am not Pro N&N once Farmaajo started behaving like he was MSB trying to suppress the opposition using cheap tactics like flight bans and threatening hotels who host their meetings
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”