Warbixin uu sii daayay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya sannadkii tagay ee 2019 ay ka dhaceen 774 rabshadood oo 244 kamid ah ay yihiin falal kufsi ah.
Hay’adda Human Rights Watch ayaa sheegtay in Kufsiga iyo falalka kale ee rabshadaha galmada inta badan aan lasoo sheegin oo aan lagu ciqaabin dalka Soomaaliya, sababta oo ah dumarka loo geysto xadgudubyada ayaa inta badan u arka ceebeyn inay soo bandhigaan.
https://hiiraan.com/news/2020/Jun/warar ... arkaMaantaBishii Febraayo, Maamul goboleedka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee sharci adag oo dil ah ku fuliya dambiilayaal geystay kufsi wadareed iyo dil loo geystay gabar 12 sano jir ah sanadkii 2019.
Kudos to Puntland the first maamul goboleed to enforce anti-kufsi laws. Meanwhile, thousands of girls/women continue to suffer in Waqooyi Galbeed, gobolada dhexe & Koonfur.