huge welcome for DDS delegation in Baladweyne

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

huge welcome for DDS delegation in Baladweyne

Post by sahal80 »


ninkaan beeraha xawaadle jufo jufuu u tirniyaa. ciise jibriil(goodax jufo) adsn warsame, ali madaxwayne, reer ugaas cabdi yuusuf. adan warsame galbeedka wabigeey degaan doolo madow meesha uu lee yahay farlibaax ay ku aadan tahay.

fiiri marka siigaalow la joogo jijeele wuxuu u baxayayaa banaanka wadada aada buurfiiq, maroodile, farlibaax halka hawadle jiinka galbeed ka dego qarsooni iyo doolo madow ilaa galbeedka deefow xoogaa jareeraa la degta.

tuulada ugu danbeysa hiiraan waa abaaley ooy reerow hassan drgaan waxay la somantahay buurta burdhiinle oo gadaashreda xadka labada dal maro. wax yar ay ka su keysaa. reerow hassan ayaa soo weeraray beeraha hawadle ee burdhiinle ka so keeya waana ku baabaeen meesha waxaa jooga ciidan beeraley ah oo ilaaliya dadka beeraha markaas ay yiraahdeen ciidanka hiiraan aa na xasuuqay kkk ethiopia waa beenisan in ciidanka hiiraan lug ku leeyihiin. sheekadii ileey ay u moodeen inay meesha ka socota kkkk

OG iyo Hawadle waa heshiiyeen feerfeer dry port aan ka dhiseynaa waa dhamaadey xiligii laga dhex qaraaban jiray







User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: huge welcome for DDS delegation in Baladweyne

Post by sahal80 »

Waare wali Baladweynuu joogaa his stronghold :lol:





Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Hiiraan”