Mooge maha maka kudaa mise maqaam banaadiroow dhisaa

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Mooge maha maka kudaa mise maqaam banaadiroow dhisaa

Post by sahal80 »

bari bun uu mudulood u shidooyaa kheyrana wuxuu dhahay seedi maroodigaan awoodiisa ilaahay tusin hadaad iga seexisid xaan ku diidaa banaadir u tuur labaa pmna ii daa
:meles:

sheeko waxaaba socotada maqaam banaadir aa ku xiga lix bilna kuma filna bun madax saarta eebow :roll:

Niyahow Al ustadka waa aqaanay anoo Snet ku jirin back in maxaakimta days he used to write in Somalitalk the first Somali website i ever read to follow maxaakimta news. a friend told me recently he is abdiwahab khalif and i was like wtf! سبحان مغير الاحوال
he was anti-yeey pro itixaad his he had match younger pic back then it has been 10 years anba waa ciroobay!. aduunka waa la isbadalay hada waa pro FMS kkk anba pro ikhwaan baan ahaa waagaas kkkk

Last edited by sahal80 on Sat Jun 27, 2020 12:48 pm, edited 1 time in total.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Mooge maha maka kudaa mise maqaam banaadiroow dhisaa

Post by AbkoowDhiblaawe »

Sxb arinta maqaamka rag culus aa wado. Prof Doob, Darboweyne, Ali mahdi, Wabar Socdaal, Osoble etc. Awal aa hore waxaa looga qaadi waaye. Xitaa the imam cant do shit without their permission. Nimankii hadli jiray like Salaad A jeelle, Gedi etc waa lo dhaartay to speak in the name of beesha. Geedi sir badan laga haaya waaa lagu kashiifa as la yiri ever since then he has been quiet.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Mooge maha maka kudaa mise maqaam banaadiroow dhisaa

Post by sahal80 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Sat Jun 27, 2020 12:47 pm Sxb arinta maqaamka rag culus aa wado. Prof Doob, Darboweyne, Ali mahdi, Wabar Socdaal, Osoble etc. Awal aa hore waxaa looga qaadi waaye. Xitaa the imam cant do shit without their permission. Nimankii hadli jiray like Salaad A jeelle, Gedi etc waa lo dhaartay to speak in the name of beesha. Geedi sir badan laga haaya waaa lagu kashiifa as la yiri ever since then he has been quiet.
i know these guys laakin im talking for Farmaajo iyo nabar iyo naxdin. saan saakey sheegay ka hor baarlamaanka waxaa lagu soo aadiyay mudo korarsi. waxaan maqlay inuu abgaal casumayo bari ama maalmaha soo socda iyo sheekada maqaamka. farmaajo mabda, maleh SL uu ka raacay taageerayaashiisa barigeeda dega hadana waxa waaye abgaalow qaybiya 13 kuraas aan raadino maqaamka sanadkaas ii dhaafa.

waxaa loo baahanyahay in kuwa caqlilaawayaasha la iska qabto thumma wallahi lagu daba faylo iyo madasha UNSC iyo UK baa diidi doona twrm extension
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Mooge maha maka kudaa mise maqaam banaadiroow dhisaa

Post by AbkoowDhiblaawe »

sahal80 wrote: Sat Jun 27, 2020 12:55 pm

Farmaajo is not sincere about maqaam. Do he ever keep his promises? mudulood support madasha afar jeeblaysha waa la aamuusiiyay.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Mooge maha maka kudaa mise maqaam banaadiroow dhisaa

Post by sahal80 »

waa bilaabatey maxamed deeyow oo is dhiibay. maamulka banaadir oo bari banaan bax qabanaya.
:dead:

13 xubnaha aqalka sare oo pro farmaajo laga dhigi rabi si cabdi xaashi loogu isticmaalo motion. iriroow magacaa ba xaa la isku jabshey
:meles:

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Mooge maha maka kudaa mise maqaam banaadiroow dhisaa

Post by AbkoowDhiblaawe »

sahal80 wrote: Sat Jun 27, 2020 1:29 pm waa bilaabatey maxamed deeyow oo is dhiibay. maamulka banaadir oo bari banaan bax qabanaya.
:dead:

13 xubnaha aqalka sare oo pro farmaajo laga dhigi rabi si cabdi xaashi loogu isticmaalo motion. iriroow magacaa ba xaa la isku jabshey
:meles:

Kkkk hal maalin lee waa beri waa mucaarad
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Mooge maha maka kudaa mise maqaam banaadiroow dhisaa

Post by sahal80 »

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Mooge maha maka kudaa mise maqaam banaadiroow dhisaa

Post by sahal80 »

User avatar
vinshor
Posts: 160
Joined: Wed Nov 06, 2013 8:01 am

Re: Mooge maha maka kudaa mise maqaam banaadiroow dhisaa

Post by vinshor »

Banadir State got legitimacy now, its just a matter of time before we see Banadir president.
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Mooge maha maka kudaa mise maqaam banaadiroow dhisaa

Post by Django »

Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”