1V1P is off the table and indirect elections is been agreed under the table
Moderator: Moderators
1V1P is off the table and indirect elections is been agreed under the table
Farmaajo markii laga adkaadey wuxuu ka dhamaan waayey latishibaan soo samaynayaa(Fahad Yasin) but it's not as hard to see what's happening under the table. isdhiibkiisa hadalkiisaa laga dareemayay waxat ka aheed face saving state department iyo safiirka mareykanka ayaa uga digay inuu shirka fashilmo
gudiga ma heshiin doonaan hadii meeshaan lagu heshiin waayey waa suaal kale
wuxuu rabaa inuu intaan xiligaas lagaarin 15 august inuu wadahadalo la furo madasha mucaaradka garabka hassan sheeikh oo wata murshax HG ah sida odowaa arintii conditional extensionka hadii ay u socon waysana uu isku dhiibi doono dusamreeb3 laakin qodobada meeshaan ka soo baxay ayaa dharbaaxo ku ah madasha hassan sh oo aqbalay inay pmka qaataan. waxaa jira xiriir noocaan ah oo uu diiday bas CCsh oo farmaajo ula tagay safiirka UK inay madasha ogolyihiin in pmka qaataan markuu safiirkii waydiiyay madashana waxay dheheen yes waa ogolnahay
CCSh uu wacay wuxuu yiri ma aqbalaayo
intuu shirka xirnaa Waare iyo Farmaajo atlyaa hadalo kulul isweedaarsadey Waare uu ku yiri Farmaajo "kursigaada dhiig yuusan ku daadanin". Farmaajana ku jawaabay "kursigeeyga iska dhaaf adigaaba iga horeeyo ee doorasho qabo" Waarana uu ku jawaabay "aniga kursigeeyga dhiig kuma daadan kumana daadan doono"
Waare waxuu dad ku dhahay "aniga ma soo laabanaayo oo maba rabo soo laabasho laakin waxaan rabaa in ay dhacdo doorasho ay Reer Hirshabeelle u madaxbanaanyihiin"
Timely elections=indirect elections
#Dhusmreeb3 15 august

Last edited by sahal80 on Wed Jul 22, 2020 4:27 pm, edited 2 times in total.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: 1V1P is off the table and indirect elections is been agreed under the table
Waare is a legend
@3:10 "Fuusto dabada ka dhuleesha yaanan biyo ku dhaamin"
Wallahi wuu uu sarbeebay mooge. Look how awkward mooge feels

AbkoowDhiblaawe wrote: Wed Jul 22, 2020 4:23 pm Waare is a legend
@3:10 "Fuusto dabada ka dhuleesha yaanan biyo ku dhaamin"
Wallahi wuu uu sarbeebay mooge. Look how awkward mooge feels

hada aan kula hadlayo haduu farmaajo goaansado inuu pm u tuuro hiraab laba sanuu ku darsani dawlada uk oo malafka somalia heesa as penholder at the UNSC ok waaye hadii hawiye intaas ku qabacsan yihiin.
dhuusamareeb waxaa ka socda film HG pm chance lagu siinayo qporqoor iyo shirwac iyo odawaa iyo guuleed oo hassan sh isticmaalaya kurti hoos ay iskala shaqeeyasn.
madaxwaynaha PL ayaa nin siyaasi hawiye ah ku yiri kuwaan madasha waa dealers wax mabda leh maba idiin joogaan meesha. waa runtiis shirkoo socda ay boqol mawjad ku jiraan. xamar ma dhawa afarjeeblayaal baa jooga. PL iyo SL dad nool baa hogaamiya.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: 1V1P is off the table and indirect elections is been agreed under the table
I dont know sbout this nor am i updated sxb. Siyasada waa ka fariistay. But if true hsm is a clown i hope he isn't that stupid.sahal80 wrote: Wed Jul 22, 2020 4:38 pmAbkoowDhiblaawe wrote: Wed Jul 22, 2020 4:23 pm Waare is a legend
@3:10 "Fuusto dabada ka dhuleesha yaanan biyo ku dhaamin"
Wallahi wuu uu sarbeebay mooge. Look how awkward mooge feels
laakin niyahow xaqmiyaa in adeerkey waare uu dagaal kan ka daran oo afka ah Farmaajo ku qaadey intuu shirka socday waana maqli doontaa markey sirtaan soo baxdo halka adeerkaa hassan sheekh uu shirka fashilin gaarey. Farmaajo markaste rayigiisa wuu badalayay sababtoo ah Fahad ayuu hassan sh khadka kula jirayb. taas waxay ka dhigantahay in hiraab ay hawadle iyo murusade kuraastooda u daba marayaan hadeey saas tahay halagu kala tago meesha adeekeyna waa qaldanyahay haku noqdo baladweyne.
hada aan kula hadlayo haduu farmaajo goaansado inuu pm u tuuro hiraab laba sanuu ku darsani dawlada uk oo malafka somalia heesa as penholder at the UNSC ok waaye hadii hawiye intaas ku qabacsan yihiin.
dhuusamareeb waxaa ka socda film HG pm chance lagu siinayo qporqoor iyo shirwac iyo odawaa iyo guuleed oo hassan sh isticmaalaya kurti hoos ay iskala shaqeeyasn.
madaxwaynaha PL ayaa nin siyaasi hawiye ah ku yiri kuwaan madasha waa dealers wax mabda leh maba idiin joogaan meesha. waa runtiis shirkoo socda ay boqol mawjad ku jiraan. xamar ma dhawa afarjeeblayaal baa jooga. PL iyo SL dad nool baa hogaamiya.
Re: 1V1P is off the table and indirect elections is been agreed under the table
Sahalow
Xasan Sheikh is your son and from Hiiraan marka unuka xaad naga rabtaa eebow. On a serious note, let’s be honest. This is politics and Xasan Sheikh or who ever it maybe has every right to make a deal or what not. We may not like but that’s how politics go. I hope HG gets offfered the PM position and i expect them to reject it because if they dont, it will be a disasterous position and a betryal or our agreement. We rejected Farmaajo offer for that position as per Hiraab agreement.

AbkoowDhiblaawe wrote: Wed Jul 22, 2020 5:19 pmI dont know sbout this nor am i updated sxb. Siyasada waa ka fariistay. But if true hsm is a clown i hope he isn't that stupid.sahal80 wrote: Wed Jul 22, 2020 4:38 pmAbkoowDhiblaawe wrote: Wed Jul 22, 2020 4:23 pm Waare is a legend
@3:10 "Fuusto dabada ka dhuleesha yaanan biyo ku dhaamin"
Wallahi wuu uu sarbeebay mooge. Look how awkward mooge feels
laakin niyahow xaqmiyaa in adeerkey waare uu dagaal kan ka daran oo afka ah Farmaajo ku qaadey intuu shirka socday waana maqli doontaa markey sirtaan soo baxdo halka adeerkaa hassan sheekh uu shirka fashilin gaarey. Farmaajo markaste rayigiisa wuu badalayay sababtoo ah Fahad ayuu hassan sh khadka kula jirayb. taas waxay ka dhigantahay in hiraab ay hawadle iyo murusade kuraastooda u daba marayaan hadeey saas tahay halagu kala tago meesha adeekeyna waa qaldanyahay haku noqdo baladweyne.
hada aan kula hadlayo haduu farmaajo goaansado inuu pm u tuuro hiraab laba sanuu ku darsani dawlada uk oo malafka somalia heesa as penholder at the UNSC ok waaye hadii hawiye intaas ku qabacsan yihiin.
dhuusamareeb waxaa ka socda film HG pm chance lagu siinayo qporqoor iyo shirwac iyo odawaa iyo guuleed oo hassan sh isticmaalaya kurti hoos ay iskala shaqeeyasn.
madaxwaynaha PL ayaa nin siyaasi hawiye ah ku yiri kuwaan madasha waa dealers wax mabda leh maba idiin joogaan meesha. waa runtiis shirkoo socda ay boqol mawjad ku jiraan. xamar ma dhawa afarjeeblayaal baa jooga. PL iyo SL dad nool baa hogaamiya.

odowaa aa ka dhaadhiciyay hassan sh inuu soo celin doono oo uu ka shaqayndoono siduu labo sane kadib xilibaano ugu diyaarin lahaa kkkkkk
Notice; im not against HG pm or hiraab PM waxaan ka soo horjeedaa these deni calls them dealers who have no principles laakin HG waa iska fahmi karaa iyo awrku kacsigeeda dhibka ayay wax kala soo baxdaa waayahay hana lugooynina
kheyre hada beertuu gali hadii mooshin laga keeno ileen uk aa loo geeyay madasha. hada Farmaajo wuxuu u noqdey inuu labadaan kala doorto; HG pm or dusmareeb3 qoorqoorma filmka waa kula jiraa iyo fiqi.
Last edited by sahal80 on Wed Jul 22, 2020 6:04 pm, edited 1 time in total.
Re: 1V1P is off the table and indirect elections is been agreed under the table
Osob101 wrote: Wed Jul 22, 2020 5:55 pm Sahalow
Xasan Sheikh is your son and from Hiiraan marka unuka xaad naga rabtaa eebow. On a serious note, let’s be honest. This is politics and Xasan Sheikh or who ever it maybe has every right to make a deal or what not. We may not like but that’s how politics go. I hope HG gets offfered the PM position and i expect them to reject it because if they dont, it will be a disasterous position and a betryal or our agreement. We rejected Farmaajo offer for that position as per Hiraab agreement.

Re: 1V1P is off the table and indirect elections is been agreed under the table
Sahalow
Wiilkeeda maa turrtaye?
Xasan Sheikh would have fun and represented Hiraab today if there was One Man and One Vote electors today as he was born and raised there marka eebow dhibka naga dhaaf. Horta adiga xageed ku dhalataye horta.
Ps, I don’t think anyone on this site can count as many generations born and raised in Xamar as me. Even Abkow can’t touch me when it comes to that. Only issue is that am born in Bonn.
Wiilkeeda maa turrtaye?
Ps, I don’t think anyone on this site can count as many generations born and raised in Xamar as me. Even Abkow can’t touch me when it comes to that. Only issue is that am born in Bonn.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: 1V1P is off the table and indirect elections is been agreed under the table
Lol anigu i am reer mataan kooyto. 7 generation where born and raised in waceysle lands. My 8th ancestor to 12th ancestor was born in xamar though.Osob101 wrote: Wed Jul 22, 2020 6:47 pm Sahalow
Wiilkeeda maa turrtaye?Xasan Sheikh would have fun and represented Hiraab today if there was One Man and One Vote electors today as he was born and raised there marka eebow dhibka naga dhaaf. Horta adiga xageed ku dhalataye horta.
Ps, I don’t think anyone on this site can count as many generations born and raised in Xamar as me. Even Abkow can’t touch me when it comes to that. Only issue is that am born in Bonn.

Horta are you calooley isaaq? Ive heard u can get killed if you say u want to buy calooley in Medina. You have to use the word calool.

Re: 1V1P is off the table and indirect elections is been agreed under the table
Abkow
Walaahi adiga igu kow ah wax mataan cabdulle who says my family is Reer Mudug. Am assuming your sub sub clan was exiled or something because Daud is the last Wacbudhan clan before Wacyelse land starts. Yes am Caloolaye Isaaq and the stuff about Medina is bogus since the entire district is pretty much Calilaaye Isaaq. Finally how the hell is your family 8 to 12 generations are born in Xamar because that would mean your personal family left for mudug which I highly doubt is the case. I am pretty sure it would be your clan being exiled
Walaahi adiga igu kow ah wax mataan cabdulle who says my family is Reer Mudug. Am assuming your sub sub clan was exiled or something because Daud is the last Wacbudhan clan before Wacyelse land starts. Yes am Caloolaye Isaaq and the stuff about Medina is bogus since the entire district is pretty much Calilaaye Isaaq. Finally how the hell is your family 8 to 12 generations are born in Xamar because that would mean your personal family left for mudug which I highly doubt is the case. I am pretty sure it would be your clan being exiled
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: 1V1P is off the table and indirect elections is been agreed under the table
Nah my 8th ancestor had a waceysle mother she took him to waceysle lands after her husband died. Thsts how my fam ended up there. But they moved back to wacbuudhan lands in 90s after a conflict with maxaa cadde.Osob101 wrote: Wed Jul 22, 2020 7:45 pm Abkow
Walaahi adiga igu kow ah wax mataan cabdulle who says my family is Reer Mudug. Am assuming your sub sub clan was exiled or something because Daud is the last Wacbudhan clan before Wacyelse land starts. Yes am Caloolaye Isaaq and the stuff about Medina is bogus since the entire district is pretty much Calilaaye Isaaq. Finally how the hell is your family 8 to 12 generations are born in Xamar because that would mean your personal family left for mudug which I highly doubt is the case. I am pretty sure it would be your clan being exiled![]()
Also dont forget Sahal Yoonis lives there too in GM.
Re: 1V1P is off the table and indirect elections is been agreed under the table
Abkow
Arooye sheekadan aniga maa igu socotoo LOL. As for Sahal Yonis, am well aware of their location but only in the past 20 years have they finally come out of their Coma and started coming back to home to their family. LOL I believe at one point Sahal was adamant and arguing with me that Saha is Waceysle.

yeah i remember bc i knew dr badiyow in the islamic movement and he is knowing to them as waceysle until you thought me about his wacbuudhan jufo from harardheere i think its called Sahal.Osob101 wrote: Wed Jul 22, 2020 8:42 pm Abkow
Arooye sheekadan aniga maa igu socotoo LOL. As for Sahal Yonis, am well aware of their location but only in the past 20 years have they finally come out of their Coma and started coming back to home to their family. LOL I believe at one point Sahal was adamant and arguing with me that Saha is Waceysle.
Re: 1V1P is off the table and indirect elections is been agreed under the table
i posted in the wrong thread so deleted
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 898 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 0 Replies
- 463 Views
-
Last post by ylq
-
- 23 Replies
- 1953 Views
-
Last post by SomeGuy
-
- 16 Replies
- 2231 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 7 Replies
- 567 Views
-
Last post by SummerRain
-
- 1 Replies
- 493 Views
-
Last post by Methylamine
-
- 2 Replies
- 492 Views
-
Last post by Ka darag
-
- 8 Replies
- 990 Views
-
Last post by Magnusomalius
-
- 30 Replies
- 12564 Views
-
Last post by udun
-
- 8 Replies
- 1318 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu