Somaliweeyn007 wrote: Mon Jul 27, 2020 12:44 am
sahal80 wrote: Sun Jul 26, 2020 11:58 pm
corrupt Hassan sheekh how can you be against the illegal removal of Kheyre when the secretary general of your party Odowaa was filmed raising his hands up for approval? hiraab politicians take the blame for Kheyre ousting only two Abgaal mps( ducaale and arabow) were against it
i have been telling hassan sheekhs secret deals with Fahad yasin all the time and he told him now to fk off so they started sending letters to the IC to force "picking the pm from the opposition"
قاتلهم الله انى يؤفكون
these mtfkrs why they didnt stick with the pm and FMS? why they partaked in unlawful motion? because they have no purpose in life.
wasn't i was right on Kheyre had he come out of his shell much earlier even before Abdi hashi when Farmaajo was against every thing outside of Qatari controlled parliament via beesha shanaad? today the IC and AMISOM would have been on his side like they r now against it even after his resignation.
Kheyre was inexperienced and deluded politician AAW warned him 3 months ago
Fahad Yasin seems to have a stranglehold on Xamar. Do you think Fahad will get his PM choice or will HSM and Shariif get theirs>
Fahad iyo Farmaajo qar iska tuur ay ku jiraan ha iska keensadaan raysulwasaare 6 months kadib daaqadey ka wada bixi doonaan.
beesha caalamka hadaad isku dirtid dhaqaalahaa lagaa xiranaa waxayna ka shaqaynayaan saad u soo noqon so it's blessing in disguise. N&N waa burburtey Farmaajana kuma darsan karo aadan aana ugu faraxsanahay inuu asaga 6 months pm keensado intuu tuugada Madasha wax la qaybsan kahaa waloow aynan heshiin karin
hada beesha caalamka oo ka soo horjeesatey sharicidaradii lagu saarey kheyre iyo kutumashada dastuurka sida inu kusime magacaabi karo ayadoon xataa kii hore waeaaqaha wareejin waxay leedahay waa in pmka cusub noqdaa nin laga aqbalayo mucaaradka iyo maamulgoboleedyada laakin si uu wadadii dhusamareeb ugu socdo ma sameyn doono hal mar ayat korantada ku damin doonaan marka waqtigiisa dhamaado
haduu uu nin HG oo hada aan la shaqayn keeno waxaan filaa inuu gacantiisa ku bixi doono laakin wuxuu ku dhaganyahay mid seedigiis kale ah oon faaido lahayn inkastoo xaaskiisa ku qasbayso nabiguna SCW wuxuu dhahay ma liibaano nin naag u taliso
لن يفلح قوم ولو امرهم امرأة
fuursade waa cadiilka farmaajo labo nin oo gabdho walaalo(first cousins) ah isla qaba af somali wax lagu dhaho ma aqaan laakin carabiga waxaa lagu dhahaa عديل هو عديلى، هما عديلان
tarjamo ahaan waxay noqonee waa dhigeyga from sinaan عدالة