will Abdinaaser accept what Kheyre rejected?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

will Abdinaaser accept what Kheyre rejected?

Post by sahal80 »

Fahad Yasins Grand plan; New team replacing Kheyre

Abdinaaser and farmaajo waa is yaqaaniin Farmaajo kama helo waa nin xukun jecel sidiisa oo kale laakiin fahad yaasiin iyo Abdishakur mire ayaa qorsho fog leh oo ah in kan cabdinaaser hadhow madaxwayne ka dhigo oo hada la sii tijaabinooyo Farmaajana saas ugu qasbooyiin

Kheyre ayuu fikradaan u soo jeediyay 2024 waa ka diiday

abdinaaser hada wuxuu balan qaadey inuu farmaajo la shaqeeyo asna pmka noqdo 2021-2024

kaligiis aa hada miiska saaran inkastoo mar hore Farmaajo diiday hada waa la soo celiyay

dadkaan waa dabaalo aan siyaasad aqoon ma jiro siyaasi daacad noqon kara
Higaamiyaha aa wadkii Farmaajaan u jeedaa ceydiid lookalike abdinaaser with current JL vice
:dead:

https://mobile.twitter.com/XisbigaGURMAD
Last edited by sahal80 on Fri Jul 31, 2020 3:43 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Somaliweeyn007
Posts: 157
Joined: Fri Dec 06, 2019 6:02 pm

Re: will Abdinaaser accept what Kheyre rejected?

Post by Somaliweeyn007 »

Thats a good deal, someone looking for money will accept Fahads deal.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: will Abdinaaser accept what Kheyre rejected?

Post by sahal80 »

Somaliweeyn007 wrote: Fri Jul 31, 2020 3:40 pm Thats a good deal, someone looking for money will accept Fahads deal.
:dead: money and name to fund his presidential campaign
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”