The tripartite aggression العدوان الثلاثى
Siyaasiyiinta UAE qarashka suuqa xildhibaanada u fududeynayso ee hada ku sugan dalkaas waxay isugu jiraan labo qaybood; Qeyb ku aragti UAE sida CCC, AAW, Gaas, Deni iyo qeybo la rabo in codadka kala firdhiyaan sida Sh sharif, Abdulqadir Osoble, Shariif Hassan iyo Sanbaloolshe
Waxaa sidoo kale lacag xoogan bixinaysa Dawlada Djibouti oo si sir ah niman mucaaradka ula kulantay si cadna raysulwasaarihii hore Kheyre, Waa khadka kula jira Hirshabelle president waare oo Djibouti Doorashada Xildhibaanada federalka ee Baladweyne ku taageeri doonto inuu raga mucaaradka meesha ka soo saaro ayagoo kaa shanayaan ciidamada policeka Hirshabelle. Iririrsm works here. Waxaa qatar ku jira Fahad Yasin oo booska Faarax Cabdulqadir kula tartamaya Baladweyne haduu is waalwaalo al baabada waa ka soo xirin doonaa!
dhanka kale waxaa suuro gal ah inuu uu dhex maro iskaashi cusub Waare iyo labo madaxweyne oo kale oo raba in goaano wada ogol ah laga gaaro doorashada hirshabelle iyo doorashada federalka ee JL laakin wali waare wuxuu sugayaa in kooxda villa wardhiigley ee sadexda bilood u hartey soo faragaliyaan arinta doorashada ee uu dub u dhigay.
Those who live in glass houses should not throw stones! bring it on!
Reconciliation first election is secondary.
forget about UAE and Kenya another neighbouring state heavily involved....
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 10536 Views
-
Last post by hurdaayetoos
-
- 9 Replies
- 1234 Views
-
Last post by AgentOfChaos
-
- 5 Replies
- 807 Views
-
Last post by sav12600
-
- 8 Replies
- 459 Views
-
Last post by labo22
-
- 0 Replies
- 554 Views
-
Last post by labo22
-
- 5 Replies
- 725 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 10 Replies
- 956 Views
-
Last post by SAIFULLAH_1
-
- 0 Replies
- 428 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 10 Replies
- 841 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 3 Replies
- 667 Views
-
Last post by original dervish