war has broken out inside Eritrea and it's army disintegrates

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

war has broken out inside Eritrea and it's army disintegrates

Post by sahal80 »

The end of Abiy & Afeworki and their Stooge Mooge. WOW! what a coincidence! ilaahay mahadii labadaan ayagaa dadkoodii lagu saliday marka maba badbaadin karaan Mooge. ولا يحيق المكر السئ الا باهله dhagartoodii baa ku noqotay!


User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: war has broken out inside Eritrea and it's army disintegrates

Post by sahal80 »

in lagu farxo dhibaatada biniiaadamla ma fiicna laakiin xaqa tigrrega markaan arko waxaan xusuustaa ceelasha biyaha وهذا يشفيى غليلى macnaha ciilkii uu kaa tirtiraa

Ethippia hawada burburto oromo, amhara iyo tigree laakin wakala daran yihiin wuxuu uxun amxaarada waxaa ku xiga tigreega waxaa ku sii xiga oromada. abiy wuxuu isku arkaa putin of Ethiopia ninka soo celinaya awoodii ethiopia oo burbur ku socota Somalia markey timaadana wuxuu rabaa awood aruursan oo asaga hoostagta oo saxiixda bada. dadka badanaaba ma fahmaan. masar ma ogola inay itoobiya burburto ama awooda abiy ahmed wiiqanto si uu wax u saxiixi karo laakin hadii sharciyadiisa iyo awoodiisa yaraato heshiiskuu la galo masar waa xaa ku qabsan kara kuwa ka soo horjeeda.


Mohammed Soliman
@soliman91
Replying to
@soliman91
ثانيا، مصر و السودان في أشد الحاجة لحكومة قوية و مسيطره في اديس ابابا قادره علي توقيع و تنفيذ اتفاق دولي يلبي طموحات الثلاث دول بما يتضمنه من تفاهمات قد لا تكون مقبوله للرأي العام. تراجع شرعيه ابي احمد ستصعب من مقدرته علي تنفيذ او حتي التوقيع علي اي اتفاقات منظمه لعمل سد النهض

sidaas ayuu abiy asna Somalia u fiiriyaa laakin dhanka xuduudaha waan ka raysanay liyu policekii hada waxaan furnay feerfeer Somalia oo laga hirgalin doono dry port

10 ilaa 50 ciidan oo eritran ah oo Sudan u cararay. dagaalka wuxuu ka qarxay tuulooyinka eritrea ee xuduuda laakin wili mucaaradka ma qabsan dadkii baa ka qaxay

Ethiopia oo 4000 oo ciidan kala baxaysa south sudan.






Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”