powerless Mooge fell into our trap by trying to flex his non existent muscles
Moderator: Moderators
powerless Mooge fell into our trap by trying to flex his non existent muscles
I just came here to expose Naflacaari Mooges fantasy about the HAG resistance headquarters Baladweyne. FUCK YOU
al hamdulilah i had nice time with my two children while i was away. i swear to god this place is a toxic environment with full of unleashed mad and sissy mooges they have their own threads and topics and then following me around and have to mentiln me 24/7 this shows how i have mindfucked them.
therefore i will reserve my energy and time for the humilating day i wont be around like before this is until i can go on holiday around may but after that i dont want to disturb my peace. i wanna spend my time with old ciyaal casiir friends and qaraabo and looking for job bc i like sharja. internally UAE is not the same as each Emirate has its own Sultan and laws but Sharjah and Raʾs al-Khayma r ruled by one family called Al Qasimi.
"Conservative Sharjah is the only Emirate in the UAE in which the sale of alcohol is prohibited"
i didnt open/log in Moogenet before now i was waiting the UK travel ban to be lifted but damn they said not before mid may. i wanted my wife and children to stay in sharjah with some of my family and then was planning to go to baladweyne(my Camalow village in the southernmost point of the city adjacent to our waax dhagaxjibis) by myself in Ramadan (12 april)
so maxaa cusub?
Hada ka hor waxaan sheegay in Mooge yahay powerless oo beesha caalamka si hoose dhsnka Amisom taliyaasha ciidamada iyo police loogu duray fariin inay noqonin politically motivated. go back to my threads i mentioned more than one time.
hada waxaa u dalbadey si rasmi ah PL sidoo kale Turkida ayaa wada barnaamaj ciidanka siyaasada looga madax baneynayo waana aragteen safiirkoodii hore oo mooge ku sheegaya dictator hoosna waa u dhigeen staffkooda ayaan dhexdaas ah ooy kala baxeen
marka february 19 waxay aheed guusha ugu weyn ee Mucaaradka heleen
mooge wuxuu bilaabay inuu diro waraaqo uu ku leeyahay madaxtooyada la soo weeararay shariif iyo xassan waxay soo dageen meel war zone ah oo madaxtooyada laga difaaco, indhacade oo sheegtay inuu masuul ka yahay baa dhahay dawlad ma jirto, Km4 ay qabsadeen inqilaab ayay rabeen ee anaga kuma weerari laheen guryahoodii hadeey joogi lahaayeen weerarakana ayagaa hotelka ka soo qaadey amisom hanaga soo gaarto bla bla bla
marka dhawaan filo in ciidamada xor ka noqdaan
PL iyo JL oo ka diiday beesha caalamka doorasho inay aadaan inta Mooge laga xayuubinayo cardka ciidamada "awoodiisana" aad loo xadidayo sidoo kale james swan wuxuu golaha amaanka u sheegay in lagu muransan yahay maqaamkiisa dastuuriga oo dhacay
hadii arintaan la xalin waayo waxaa la qaadanayaa fikradii in baarlamaankaan hal sano loogu daro oo hadana madaxweynaha doorto kadibna doorashada baarlamaanka qabato dawlada soo socota
saan horey u sheegay waa jug jug meeshaada joog laakin waxaa sii wiiqanaya mooge ugu danbeyntii Deni ayaa qaawiyay hawiyihii yaraa ee hurdaayay maanta indhahaa wada taagan f-king qabiilist.
codkiisa xataa waa lahayaa asagoo hawiye xamanaya.
waxaa jira xal kale oo ah Jibouti maadama Donorska ku fashilantay in Djibouti isku keento madaxweynayaasha maamul goboleedyada oo aqbili doona sida qoorqoor iyo mucaaradka. shirkii fashilmay inuu jabuuti ka dhoco ayaa la wadaa hadii uu Xalane ka dhiciwaayo. waxaa la casumaa rooble yaa u baahan Mooge!
rooble waxaa la siin karaa deal caretaker ah haduu rabo waqtiga waa loogu dari bi shardi in doorasho free ah dhacdo.
مع السلامة! im out dont ask me shyt!

Last edited by sahal80 on Wed Feb 24, 2021 12:13 am, edited 2 times in total.
Re: powerless Mooge fell into our trap by trying to flex his non existent muscles
Sahal,
Enjoy your time with your beautiful family, and stay away from there. The news that comes out concerning who you support I don't think will be good, and people will troll you mercilessly. Maa Fee Daa'iyah An Tabqa Huna Yaa Baasha.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: powerless Mooge fell into our trap by trying to flex his non existent muscles
You should hide your face in shame, your HAG Mogadishu Spring turned into Mogadishu marathon 
Farmaajo has wide support and isnt going nowhere

Farmaajo has wide support and isnt going nowhere
Re: powerless Mooge fell into our trap by trying to flex his non existent muscles
Sahal says 1000% facts, shukran ustaadow may Allah bless you and your family and please continue to update us on Somalia's politics, your insight is very important.
Shukran ustaadow.
Shukran ustaadow.
Re: powerless Mooge fell into our trap by trying to flex his non existent muscles
Day after day, things are not better, trust me this is not good for mooge, most of you support dictatorship because he is your clan, even though he never built one hospital in your Ghetto.grandpakhalif wrote: Wed Feb 24, 2021 1:10 am You should hide your face in shame, your HAG Mogadishu Spring turned into Mogadishu marathon
Farmaajo has wide support and isnt going nowhere
Re: powerless Mooge fell into our trap by trying to flex his non existent muscles
mashallah just like you lost hope on holding your gareen elections. if you think rationally you will know its Mooge who keep losing every game from "1v 1p kushubasho" until he said "tanaazulkii waa iga dhamaadey" president Deni told him " inta marka hore Darbi madax ku garaaco buu ku leeyahay waa tanaasulay" same way he gonna lose the new game aka february 19 and banaanbax. read caasimada how murashixiinta distancing themsemelves from indhocade and you think victoryMurax wrote: Sahal,
The news that comes out concerning who you support I don't think will be good, and people will troll you mercilessly. Maa Fee Daa'iyah An Tabqa Huna Yaa Baasha.

some new info says beesha caalamka told mooge after PL and JLs incapacitate terms since your one of the candidates you have to be one of them and not have the power that a leader possesses wich is my whole point of post february 8. keep pushing the boundaries!.
https://www.reuters.com/article/idUSKBN ... xDKfbQQkQA
Kees70 wrote: Sahal says 1000% facts, shukran ustaadow may Allah bless you and your family and please continue to update us on Somalia's politics, your insight is very important.
Shukran ustaadow.

cardiogenic shock by disappearing for a while otherways they'll get used to it. شكرا دكتورنا
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: powerless Mooge fell into our trap by trying to flex his non existent muscles
Sahal IC already confirmed Farmaajo shall continue to remain President until elections. There will be no power vacuum, no parallel process and no violence tolerated, Feb 16 Baidoa technical recommendations must be implemented
Re: powerless Mooge fell into our trap by trying to flex his non existent muscles
grandpakhalif wrote: Wed Feb 24, 2021 4:36 am Sahal IC already confirmed Farmaajo shall continue to remain President until elections. There will be no power vacuum, no parallel process and no violence tolerated, Feb 16 Baidoa technical recommendations must be implemented

for beesha caalamka they treat mooge as Kusime not someone who has the same powers as president or even less than that but that is not important what is umportant is that they acknowledge that he is not recognized by PL and JL and the opposition so how can he run the country? this is why Xalane filled this political vacuum. why they called Mooge the sunday wich was his last day? he was told that he is no longer in the driver seat and that he is part of the problem. these Gaalo dont care Mooge but they express their fear of Al shabaan or someone with black flags taking advantage of the situation using their experiences in Syria and libya so they want safe exit and smooth transition of power and most of them are sick of Mooge. what they care about is "independent electoral body" as stated in their last statement wich means mooge will be out. All abdi nuur, anas, reerow hassan bla bla waa laga saarayaa gudiga
This is how they control mooge
"Tensions over electoral implementation have now been compounded by questions raised by some political figures over the legitimacy of the president’s mandate following the expiry of his constitutional term on 8 February. The Government cites an October parliamentary resolution permitting the President to remain, but this is contested by others"
so they have to listen to those who dont recognize mooge and the Army and police should be non partisan.
we r provoking mooge with these banaanbaxyo so he can lose the army card. we formed secret armed wing who don't claim us. you see that night why Saneey and jaamici and others were missing? we dont want to be associated with us. we told indhacade you could be agent like Deni said dont mention our name fight in your SNA name so the Amisom can see it an SNA infighting. cadaadiskaan wuxuu keeni doonaa in ciidamada siyaasada laga saaro. caseka Kheyre iyo AAW lagu xabadeyay iyo gudoomiye ku xigeenkii hore ee banaadir oo dhaawacmay waa culus yahay kan hassan sh iyo sharif mar marsiiyo ha sameysto laakin midkaan waa dharaar cad oo la duubay waana sheegeen AU in ciidamada dawlada xabadeeyeen halka lan kale ay dgageen SNA infighting
mudaharaadka waa soconaayaan jimco kaste
https://unsom.unmissions.org/statement- ... -somalia-0
Last edited by sahal80 on Wed Feb 24, 2021 6:55 am, edited 2 times in total.
Re: powerless Mooge fell into our trap by trying to flex his non existent muscles
WOW Massive victory!
iskaashigii PL , JL iyo the opposion goolal waa wayn uu dhaliyay
Rooble wuxuu ogolaadey in mudaharaadka dhaco iyo in Saamileyda oo laga wado mucaaradka ka qaybgalaan shirka Xalane ooy xubno ku matalu doonaan
horta ergada HAG waa dadaaleen laakin yamamoto ayaa green lightka baxshey talo gacan ugama jiraan. Geed fadhiga atintaan waa PL iyo JL walina ciidamadaa hartey. waxaan kale galmudug iyo hirshabelle iyo Rooble they playing good cop bad cop game. Rooble waxay ka tahay damage control; maadama ciidanka laga qaadanayo aan fasaxno mudaharaadka
xiligiga qadada aa heshiiska lagu soo bandhiga hotel Decale hal qodob uu diiday oo ah cudur daar inuu ka baxsho february 19.(sadexda qodob ka fiiri second golfyare link)
Goobjoog lama qabo in Deni la dhahay wax soo qoro arintaan waa mawqif adag oo Deni iska taagey kadib kulankii garowe uu kula yeeshay kuwa EUda. haye aaway kuwii lahaa moogaa madaxweyne ah actually Deni is winning all the way he is more madaxweyne than him. still cuidamadaa noo harey hada abeed ay dhaheen gacmaha ay taagteen
https://goobjooge.net/xog-mareykanka-oo ... -farmaajo/
wataas beesha caalamka gadaal ka riixeyso.
Maqaamka Mooge waa lagu muransan yahay

- Turbulence
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2635
- Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
- Location: I take my time but I always win
Re: powerless Mooge fell into our trap by trying to flex his non existent muscles
sorry labada qodob uu Rooble qaayey waa apology iyo in banaanbaxyada socdaan qodobka in mucaaradka shirka xalane lagu daro kaas waa wali waa dhinan yahay haduu la soo daahana anaga ay dan noogu jirtaa waayo mudaharaadka aaba nagu filan in awoodeena xamar soo saarno(the real HAG power not qoorqoor or guudlaawe) ciidamana waa usoo soconaa oo banaanbaxyada aaba soo dedejin doona. Cabdi casiis iyo wixii waqooyi ka xiga waa la wareegi buulo xuubey(madiina) waa la wareegi doona anagoona murashixiinta dhaheen waxay keeni in ciidanka siyaasada laga saaro si ay djinacyada ula kala safan. ugu danbeyntii waxay keentay in Rooble iyo Mooge mad mad madoow soo kala dhex galo qaabka loo wajahayo kacdoonka. maskiinaan faqiirka ah anagaa u fududeynayna inuu howsha la wareego!
JL hada Gedo waa soo dhaaftey Xamar ay maree.
JL hada Gedo waa soo dhaaftey Xamar ay maree.

Re: powerless Mooge fell into our trap by trying to flex his non existent muscles
Guuul weyn
Turkiga oo beebeeyaashii daljirka dahsoon xalay dib xerooyinkoodii ugu celiyay hadaad aragtaan mardanbe soo dhiga halkaan waxaan ka hadlayaa Xamar gudaheeda not front wars hada mooge cabdi bilayaal aa u soo harey isla hubka musharixiinta
Kheyre oo diiday inuu shirka ka qayb galo ayadoon laba shuruud la fulin waa been inuu u diiday in uu la kulmo rooble oon xukunka ku wareejin waayay waana kuwaan shuruudihiisa
1-In madoobe iyo dani khadka kaga qaybqaataan shirka hadii kale ay dhabarjabin tahay maadama JL iyo PL musharixiinta garabsiiteen hadana Galmudug iyo Hirshabelle ku jiraan si labadaas loo tirtiro raadkooda
2-In rooble meesha laga dhawaaqo go,aanka oon laga yeelin moogaan ku noqonaa iyo fahad aan ku noqonaa
ergada HG oo shirka is xijineysa sida Qaybdiid iyo QoorQoor hoosna xifaaltan maamulada qaar kala dhaxeeyo aa la soo shirtageen anaga damaanad qaadeyna rooble sheekadii good cop bad cop tactics aka ila meerayso dhinaca mucaaradkana HG aa u xoogan madasha marka sheeko gidireey ah ay hoos iskala wadaan waloiw ay sidii hore dhaamaan kadib qarxiskii Dani.
waa laga diiday rooble in mudaharaadka dib loo dhigo "inta dawlada uu diyaargaroobeyso sugida amniga murashixiinta" yaa salaam! oo meesha maxaa loo soo bixinaayay hadii ay mudaharaadka la wareegayaan

saan horey u sheegay heshiiska Décalé is HG driven Heshiis aka منا وفينا(dhexdeena)mid waa fiicantahay oo howshii Rooble aa la wareegay waana saadaalinayay ayaan taan inkastoo uusan wali xor aheen oo fulintiisa fashil ku imaan karto laakin HG ayaa Damaanad qaadey in hadii uu fulin waayo casilaad ka keeni doonaan.
laakiin maxaa ka keenay waaye in nabar iyo naxdin heshiis la galaan mucaaradka oo cudor daar bixiyaan? waxaa ka keenay Dani iyo Madoobe xafadahumaallah marka waxaa lakala furfuray musharixiinta iyo PL iyo JL ayagoo qabiil ahaan Rooble lahu xiray halkaas marka mooge dan aa ugu jirta inuu Darbi HG ah iska soo hor mariyo laakin waxay ku tusinee inay xabadihii ka dhamaadeen oo magan yahay
qodobka labaad ninkaan beebayaashii turkida waa laga xareeyay waa cabdi bile vs cabdi bile oon lawada heesto marka hubkii uu ku goodinayay ma heesto taasna waa ka keentay
heshiiskaan hordhaca ah marka 70% waa in favour of the opposition laakin waxaa kuu haray qodobkii JL iyo PL ku dhaganaayeen oo ah in all saamileyda( including mucaaradka) ay shurka xalane ka qayb galaan hadii mucaaradka ogalaadaan inay observer shirka ka noqdaan sida rooble hada wado markaas goal ay mooge u salaxeen asaguuna guul u noqon in leen JL iyo PL xujo ma heestaan marka qodobkaas aa iigu harey.
ok nabadiino i will be away for a while.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 589 Views
-
Last post by yawle
-
- 24 Replies
- 1480 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 0 Replies
- 255 Views
-
Last post by GameChanger
-
- 3 Replies
- 551 Views
-
Last post by waraabe251
-
- 3 Replies
- 19 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 3 Replies
- 637 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 11 Replies
- 1606 Views
-
Last post by sahal80
-
- 7 Replies
- 508 Views
-
Last post by Faraaxwivmurqo
-
- 3 Replies
- 300 Views
-
Last post by miss_sweets
-
- 21 Replies
- 2214 Views
-
Last post by cizza