musharixiintii heshiiska aad u taageersanaa oon horey xil madaxweyne u soo qaban ayaa taxaaluf lagalaya Rooble ujeedadiisa tahay iney doorashada ku soo baxaan
taxaalufkaan ayaa ka dhan ah SH Sharif; Hassan sheekh iyo Kheyre
waxaa ku jira Guuleed, AAW, Dahir Geele
hadaba waxayaabo badan ayaa iiga soo baxay oo fikrad kaasiin kara taloow qatar iyo Fahad maragaan ayay isku qarinayaan
si kale hadaan u dhigno waxaa cad in former president uu boob iyo xoog la,aan ku soo bixi karin xoogiisana waa tii la tusey lagana wareejiyay doorashada iyo amniga marka xisaabta qatar iyo fahad ee dhabta ah waa ragan in lagu jabiyo shariif iyo Hassan Sheekh iyo Deni
laakiin banaanka waxay ku leeyihiin Rooble waa uga dhamaatey ragaas anagaa ku biiraynay cabinetka sidii aan Galmudug ugu biirayna(fiqi(Daljir) guutaale(wadajir) iyo cabdi saabir nuur shuuriye oo wada ah mucaaradka madaxweynihii hore
hadaan si kale hadalka u dhigo in beesha Galmudug ku midowda mucaarad iyo muxaafad sidii ay madaxweynaha federalka ugu guuleysan lahaayeen waliba wasiirka aminga Galmudug waa ninka amniga doorashada Galmudug sugaya maadama regional forces iyo amisom police and maybe the federal police oo Xijaar ah sugayaan doorashada waxay u baahan yihiin dhanka federalka inay howsha ka wadaan.
waxaa isku garab ah
Sh Sharif
Deni(xildhibaanada Dblock ayuu aruurinayaa ama ha isa sharaxo ama pm haku gorgortamo)
Hassan sheekh(i never took hassan sheekh as a serious candidate waa xisbi uu Odowaa ku gorgortamo horeyna waxaa uga tagey Guuleed)
Kheyre waa midabo badan yahay labada dhinacba ma jecla waxay soo dhaweeyaan dhuxulow oo ku dili rabaan laakin lacag uu ku dheer yahaylabada dhinacba
laakin Fahad Yaasiin ayaa meel u fadhiya inteey ayaga is reeb reebayaan
baadida nin baa kula daydaya kaana daal badane oon aan doonayn in aad heshana daa'in abidkaaye!
Competition started between the MM and Fahad Yasin tipping the balance in favor of his potential candidate
Moderator: Moderators
Re: Competition started between the MM and Fahad Yasin tipping the balance in favor of his potential candidate
Salam Sahal,
Your hate for Farmaajo aside, (حقك ان تكره من تريد) are you going as far as denying he will run as a candidate? If you admit that much, then the circus that is Madasha will either have to get behind one candidate to have a chance, which I don’t see them doing. They have no Mabda wala hadaf other than fighting N&N. Other then that isma ogolo and dislike each other lakin dan baa isku keenay.
Only thing I see going against Farmaajo is lack of Beesha 6aad support, and generally the fact that Somalia never had a two term president. That said if I think realistically the one with the best shot is Kheyre who ironically worked under Farmaajo. He had Beesha 6aad support, can claim a lot of the N&N credit to get muxaadid, and he is Mucaarad.
Anyway time will tell. I’m not gonna be posting everyday speculating for the next 6 months. Best case scenario by June 20, they agree then the election process takes 3-4 months to set up. Aniga danahay baa raaci و الأمور طيبة إن شا ءالله

Murax wrote: Tue May 11, 2021 10:53 am Salam Sahal,

Competition among the MM is normal they r not one party that why they r called midawga musharixiinta and were united in enabliing free elections but i think they r celebrating too early. after the heshiis they secretly started making separate deals with the PM and talking shit behind eachother while some r saying dont do this until we have a new election agreement and we set time for the elections but those who have less support want to be part of a caretaker Govt so they can influence in elections these r Guuleed, AAW and Dahir geele.
i dont believe that former president can win free elections AT ALL. he will be normal candidate, wont control the process or the security so he is crazy to vote sagxada? mr jawareer oo labo jeer baarlamaank ku sheega ku fashilmay oo doorasho qaban waayey war miyeeyna kuu cadeen in isbadal political stability la sugayo? مهما دفع لن يصوتو له. also xoldhibaanada waa number la kala xirto farah abdulqadir iyo hassan sheekh 4 number ayaa u dhaxeysay 2012kii jawlada koowaad. qolo walbe number baa u xareeysan ma ku darsan kartid
si arintaan u dhicin N&N waxay keentay halka jowlo first round ee guudlaawe iyo qoorqoor ku soo baxeen iyo lafta gareen mahdi khadar ayaana sheegay inay isla saas ku soobixi doonaan. barnaamajkaan daaqadaa laga saarey
ciidanka majorityga MM uu taageersanyahay waxaana u taliya gumcada waxay joogaan kaaraan gadaasheeda wixii hareyna policeka ayaa lagu badalay oo rooble la hoos geeyay
jabkaan kadib ayaa Qatar Qorshihii hore ee madaxweynihii hore ugu sharaxnaa daaqa ka saartey
xog waxaan helnay inuu hada rabin "inuu is casilo" si aan loo dhihin waa la jabiyay laakin marka doorashada lagu heshiiyo uusan ku dhawaaqi doonin murashaxnimadiisa laakin hada "peaceful campaign" uu qadaa maadama amnigii ka quustey habeen kaste kan qaabil dhalinyaradan, dakhaatiirtan, saxafiyiintan dad uusan waagii hore waqti u heen jirin

Re: Competition started between the MM and Fahad Yasin tipping the balance in favor of his potential candidate
Although I am against Mooge I am neutral towards each of the opposition candidates. Having said that I think that it's better to have a new, clean HAG face therefore I would put my money on either Kheire or Dahir Geelle
Re: Competition started between the MM and Fahad Yasin tipping the balance in favor of his potential candidate
if it's true that Rooble is running it will support the theory that the former president is not running. Rooble and others candidates i mengioned before want to form a national unity caretaker government that lead the country to the elections. agendahii shirka doorashada tan ayaaba meesha ka saari doonta.
-
Isseayaanle
- SomaliNetizen

- Posts: 425
- Joined: Mon Apr 26, 2021 4:28 pm
Re: Competition started between the MM and Fahad Yasin tipping the balance in favor of his potential candidate
Sahal: Why do you believe presidency belong to one clan hawiye? Also I'm new here but is the reason your against Farmaajo clan wise? He did something you didn't like?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 3612 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 498 Views
-
Last post by sahal80
-
- 18 Replies
- 3475 Views
-
Last post by SultanOrder
-
- 4 Replies
- 903 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 1 Replies
- 890 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 1 Replies
- 802 Views
-
Last post by Kees70
-
- 8 Replies
- 1517 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 23 Replies
- 4029 Views
-
Last post by Nubis
-
- 13 Replies
- 1840 Views
-
Last post by paperino
-
- 2 Replies
- 987 Views
-
Last post by Caytame