funny facts about somaliland elections

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

funny facts about somaliland elections

Post by theyuusuf143 »

Maxay Yihiin 10 ka Qodob ee la Yaabka leh lagana Diiwan galiyey Doorashadi SL
..........................
Doorashada Somaliland ayaa laga diiwaan galiyey in ka Badan 10 Qodob oo la Yaab leh marka loo eego dhanka Dumuquraadiyada Qaarada Africa

#1 Gudoomiye Gobol Doorasho oo Gobolka u Masuulka ka Yahay u ka Sharaxna Abtigii ruma oo Hooyadii la Dhashay, Doorashadana ku Dhacay , Cadaalad

#2 Degmo Dooratay Wiil Gabadh ka Qaba oo Riday Mid Degaanka ka u dhashay Codkana kaga Doonayey Hab Qabiil

#3 musharax Calaamadiisu Ahayd Diyaarad oo Dadkii Dooranayey gaar ahaan kuwii Tuuloyinku u Codeeyeen Musharax kale oo Calaamadiisu Ayad kaluun , iyadoo Diyaaradii iyo kaluunkii isu ekaadeen Sawir ahaan maadama oo labaduba leeyihiin laba baal markay sii jeedan , Sidaana ku Dhacay kii kalena Codkii Ku Soo Khaldamay Ku Soo Baxay labadii Musharaxna ku Qanceen Najiitada

#4 laba Musharax oo Keenay Isku Cod Iyagoo ah isku Xisbi isku Gobol , Iyadoo ay Sidaa Tahayna Midkood Soo Baxay, Kii Dhacayna ku Qancay , Doodna aanu Qabin Iyadoo Aan Wax Cod Ah lagu Reebin

#5 musharax Soo Baxay Iyadoo ay Dhaceen 11 musharax oo Isaga Ka Cod Badan isla Gobolkii u Ka Tartamayey

#6 musharax loo Codeeyey isagoo Dhintay maadama oo Musharixii lagu Bedelay aanu ku soo Bixin Waraaqihii Codaynta ee Sanduuqa lagu ridayey

#7 Musharax Tanaasulay oo loo Codeeyey maadama oo musharaxu Tanaasulay Xili Dambe Magaciisuna ku Jiray Liiska Waraaqaha Codaynta ee Sanduuqa lagu Ridayey

8 Musharax Ku Soo Baxay Cod ka Badan Shan Xildhibaan oo Dhaafay 20 kun oo Cod iyadoo lagu Qiimaynayo Qof Nimadiisa Qabiil na aan loo eegayn waa Barkhad Jaamac Batuune

9 Musharax Ku Soo Baxay cod ay ku soo Bixi karayeen 6 Xildhibaan oo Jabiyey Recod iyado Dhamaan Dadku la doonayeen Maayerka Hargaysa maadama oo Shacabku Ku Qanceen Qorshahiisa iyo Qaabaynta magaalada
Waa Abdikariim.Axmed Mooge

10 Dhamaan Haweenkii u Sharaxna Golaha wakiilada Somaland oo Doorashada ku Dhacay

Ku Dar Inta kale ee aad Xasuusato
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: funny facts about somaliland elections

Post by gobdoon »

Doorashoy xaal qaado, waxa doorasho ma aha ee magac kale ugu yeera, hubka iyo nidamka dimuqradiyad ee cod bixinta ya meel looga dhacay
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: funny facts about somaliland elections

Post by theyuusuf143 »

gobdoon wrote: Mon Jun 07, 2021 12:51 am Doorashoy xaal qaado, waxa doorasho ma aha ee magac kale ugu yeera, hubka iyo nidamka dimuqradiyad ee cod bixinta ya meel looga dhacay
Weliba Africa bay ugu horaysa iyo aduunkaba. Intad taqaanay way dhaaftay
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”