Ex ahlussuna commander appointed in charge of election security in Galmudug

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Ex ahlussuna commander appointed in charge of election security in Galmudug

Post by sahal80 »

meantime saadiq Joon is in the town. good anti-Mooge mushakal. ninkaan waa ninkii haramcad ka qaateen dusmareeb marka asaga iyo Saadaq Joon iyo fiqi oo iska shaqeeya waxay siinee QoorQoor security sufficiency ka madaxbanaan Mooge. saxiix inay fiqi isku dhaceen hada ka hor sababtoo ah hubka ahlussuna ayuu diiday inuu wareejiyo laakin waa nin anti Nabar iyo Nadin ah.





User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Ex ahlussuna commander appointed in charge of election security in Galmudug

Post by sahal80 »

ok Mascuud waxaa lagu qancinayaa ayaanle ceyr maadama xubinta gudiga Habar Aji tahay. ka sokoow urur ahaan iyo AAW waxaa u dheeraa saan horey u sheegay ceyr dhexdooda oo isku heesta. Mascuud sifiican aan ula socdey waa taliyihii ahlisunna "oo la qarameeyay" intuu Kheyre joogay dhuusamareeb markii Haramcad weerareen xarunta macalun maxmuud iyo sheekh shaakir ayuu asaga ka soo saarey oo meel dajiyay kadibna dibada ayaa loo qaadey iyo Turkeyga. wuxuu ka diiday fiqi inuu "hubka Ceyr" wareejiyo asaga iyo mahad Salaad waa isku fiican yihiin maadama uu kan danbe ahlusunna la saftey xiligii dagaalka marka asaga iyo ninka la tartamaya cabdicasiis ashkir oo ah teamka Rooble waa i sinaan doonaan kurti waa ayaanle ceyr bah ina xassan kadib ay ukala baxaan reer liibaan iyo reer fulaan iyo kuwa lababaar qoraxeey itoobiya reer ciyow oo Cali yare ka soo jeedo laakiin kaas CBBga mooge chance ma heesta kan teamka rooble ayaa isbaaro u dhigtay. teamka rooble waa front organization murashax uu ku dhisi doono kamid ah MMka war la hubo

Ex Gaandhari qoorqoor oo duqeyn xun u geystay mooge waanku diganayaa caawa
:dead: :deadrose:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”