sahal80 wrote: Thu Sep 16, 2021 1:36 am
Seedyare wrote: Wed Sep 15, 2021 8:29 pm
sahal80 wrote: Wed Sep 15, 2021 6:14 pm
Xeroow Sharriif intixaar ama ismiidaamin siyaasadeed uu sameeyay. Kablalax aa uga baxeen waliba OG waa tuu OG pm watey ooy Deni ka raaceen markaasuu Mooge isku dhiibay. Cid dooraneysa ma leh miskiin MM waa isticmaaleen markuu Thuma wallahi dhihi jiray
Tan kale meel ku qoro fahad ma soo noqonayo moogana doorashada ma gaari doono mana ka qayb galayo xataa Tarsan waa soo bixi waayey oo ka mida codadka uu rabay inuu mooge kala wareego mooge lacagtii aa laga xirtay muxuu soo saaraa inta uu xadeyna saynab ayaa heesa oo diiday inay iska khasaariso
Markii hore Farmajo oo qudha ayd ku dhaganayd blse hada Shariif ayaa kaa baxsan la!
Adiga ka Sahal ahaan yaad wadataa oo musharax kuu ah ? Ma Xasan Shiikh mise Guleed ? Ileen waad ogtahy MM waa HG iyo ABGAAL aan midba midka kale waxba u ogolayn e ?
Waxaan dhihi karaa Farmajo qabiil baad ku diiday . Maxaad u kala xigsatay Labada Abgaal ee kala ah Shariif iyo Xasan Shiikh ? Mabada’ miyaad ku kala doratay mise balanqaadyo ayaa jira
i don't support any murashax i support ideology Farmaajana ideology aan uga soo horjeedaa qabiil ugama soo horjeedo sidoo kale xataa haduu hawiye yahay. wadanka ciraaq waxaa laga mamnuucay qof kaste oo la soo shaqeeyay dawladii saddam ha ahaado shiica ama ha ahaado sunni ama ha ahaado kurdi waa qaladka hawiyaha sameeyeen markey dhaafeen faqshtii hawiyaha sidoo kale isaaqa inkaste ooy uga duwanyihiin inay hal qabiil yihiin marka atleast waa la qaban karaa ama dalkiisa ma duminayo. CBB iyo Farmaajo waxay la soo shirtageen sidii Assad ama Farmaajo ama Xamar waa gubeynaa Assad or We burn the country. la taliyaasha Farmaajo waxay ugu sheekeeyeen " Hawiye dagaal waa ka daaley hantidoida iskama duminayaan" laakin labo maalin kuma qaadan inay 80% Xamar qabsadaan waliba 4 wado ee xamar mara(Wadnaha, sodonka, marka mukarama, ex controls) wey ka qabsadeen ayadoon hal dabaq ka dumin. hal wado uma furneen uu maro marka laga reebo wada farah ah oo uu airportka gadaal ka soo gali karo
Xamar waxay u baahantahay defaqashfication iyo defarmaajofication
https://en.m.wikipedia.org/wiki/De-Ba%27athification
aniga qabiil ahaan iyo hirshabelle ahaan shariif ayaa noo fiican waayo wuxuu aaminsanyahay in Adminka Hirshabelle sidii hore lagu soo celiyo wuxuu dhahay inta doorasha ka dhaceysa Jowhar ha ahaato xarunta KMG and so guudlaawe hadii aan qabto Jowhar ayaan caasimada u deyn Hiiraana madaxweynaha shaley wuxuu soo woray Jowhat xarunt KMG hirshabelle daqiiqado kadib wuu badalay. halka hassan sheekh dhoho Guudlaawe waa u deynaynaa 4tiisa sano caasimadana Hiiraan kadib waxaa soo sharixi mid UPD idinka soo jeeda sida Sanbaloolshe 2025.
Shariifka qalad uu galay Doorood waxaa laga xukumaa PL iyo JL hadaad kuwa mucaaradka ku ah cardkooda isticmaashid waa kuu dhamaatey chance wuxuu heestey hadii Farmaajo doorashada ka mid noqon waayo Abgaal vs HG ah waliba waxaa la saadaalinayaa in Deni uu Abgaal gotgortan pm la galo maadama Farmaajo meesha ka baxay awal waxay ka aheed "hawiye mj marabaane ee chance waxaa heesanaa ama Farmaajo ama aniga ah. i call it تفر من قدر جبرتى الى قدر جبرتى
laakiin messiah Rooblaa aa noo soo baxay oo warkaas meesha ka saarey
Farmajo iyo Kacaanka maxaa ka dhexeeya ? Ma waxaad leedahay afkaar Daaroodism ayaa jira oo sida Kacaankii ayuu Farmaajo boorka ka soo jafay afartii sano uu joogay ?
Ma waxaa dareemaysaa amaba leedahay ideology ahaan Hawiye xor ma aha .Waxaadna aaminstahay sida adeerkaa Sambolooshe in cid aan Hawiye ahayn Villa Somalia ka talin qofkii Daarood ee jagada Madaxwayne noqdana lagu shaabadeeyo ubuxii kacaanka?
Mise waxaad aragtay ama kuu muuqda Farmajo oo kacaankii kaligii taliska ahaa si PRACTICAL ah mar labaad soo celin rabay ?
Tan kale , faqash hawiye ma jirin .Faqash wuxuu ahaa magac lagu xalaashanayay cirdiga iyo dhiiga iyo dhulka Daarood . Miyaadan maqal “Faqashta laaya” .Hawiye ma mahadinin colaadintii Daarood .Waatay Xamar isku baqti-waseen kuna hungoobeen damicii ahaa in Somalia oo dhan ay ku qabsadaan awood qabiil .
Aan kuugu daree , Faqash hadaaba ideology ahaan necebtahay waa Daarood , meelna uma socdaan .Taladana adoo Xawaadle ah kama reebi kartid(waxba Ciraaq tusaale ha u soo qaadan

)
Kaliya Sida adeerkaa Sambolol ayunbaad qamuunyo ku noolaan kartaa .Waa ninka Daarood la xifaaltama isagoo Xawaadle ah ,hade waa Xawaadle aan laguba xisaabin Hawiye
Kacaankii hal baa lagu wada diiday oo ah kaligii talisnimo .Kaligii talis cusub haduuba jirin kana jiri karin maanta Somalia waxaad Farmaajo kacaankii ugu nisbayso waa uun cuqdad gaarmurtay iyo Daarood nacayb idiin gaar ah adiga iyo adeerka Sambalooshe
Ugu dambayn, waxaad ku andacootay inuu Farmaajo madaxwayne u tartami karin adigoo leh Rooble ayaa ka reebay. Maxaa cadayn u haysaa inuu Farmajo ka tanaasulay amaba awood looga reebi karo Doorashada (waaba haday jirto doorasho ileen Rooble uma eka nin doorasho wadanka u wadee)