N&N Sheikh Shariif to elect MX PM
Moderator: Moderators
Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM
Seems like our former friend Gubbet has become seedyare
Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM
Faa'idada qabyaaladii bulshooy, qaran jab weeyaane
Nimuu qiil u bixi waayay baa, quud ku day-daya e
Sahal hawiye-is-mood iyo ninkan kale ee Ogadeen ma tihid ila hoos ordayoow

Last edited by Seedyare on Thu Sep 16, 2021 5:35 pm, edited 1 time in total.
Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM
Laga yaabaa in aad is leedahay ,muxuu seedyare uga gol leeyahay naqdinta qabyaalada isagoo ah qabyaaliste anaga nala mid ah. Horta anigu dood qabiil waan galaa,ku kaftama mararka qaar , kuna karbaashaa qofkii aan markaa is hayno balse mid baa iga xaaran ah ;
Dalka,diinta iyo danta guud ee Umada Somaliyeed marna qabiil daafac dhaafsan maayo.Anoo maslaxo guud ayyidi kara meel hose haaban maayo
Waa kan Abwaan Shube aan is leeyahay waa dhaxal abwaan oo maanta nool ,Maansa-yahan foolaad ah oo si xeel dheeri ah u qeexaya Qabyaalada,Saamaynta xun ee qabyaalada iyo waliba in ay dulmi tahay qabyaaladi aan diinta Eebe boos ku lahayn.
Qabyaaladi waa dareen
Wax dux iyo daawo maleh
Ka daran duumiyo xanuun
Ka daran cuduradan wax dila
Ka daran oo daawo maleh
Bulshada way doorisaa
Waxay dellegtaa kasmada
Waxay dumisaa hannaan
Waxay damisaa ilays
Xaqay la dagaalantaa
Dulmiga waw hiilisaa
Waxay ka didaa cilmiga
Waxay dugsataa jahliga
Qofkeeduna waa dagaa
Haday leedahay wax dan ah
Rabbaa noo diri lahaa
Diintay ku caddaan lahayd!

iyo kuwo aaminsan in Somalida ayba Somalinimadooda ogoleen oo raba inay siyaasada Somalia ka saameeyaan dawladaha dariska ah ay u badan yihiin sida Maamulka JL
Seedyare wuxuu ku celceliyaa hawadle hawiye maaha laakin xaqiiqada inta aan hawiye ka helno Ogaadeen daarood kana heli karo kaliya waxay ka shaqeeyaan JL. madax badan oo Daarood ah baa dhaha waa itoobiyaan somali maaha looma dhiibi karo PMka sida Xuseen Xalane oo xassan Sheekh ku dhahay markuu faarax Cabdulqaadir u keenay " saaxiibkey aa tahay laakin tolkaa aa ku diidan"

Seedyare
waa ka xumahay sxb inaan baxarkaaga markale isku furay nakala weeci imboow aniga farmaajo qabiil ugama soo horjeedi markaan kuleeyahay faqash waa ninka asagoo Xamar dhex fadhiya leh "waxaan shaqadii ka fariisiyay raysulwasaarihii" ma siyaad baraa? oo meel ay dastuur uga taala jirin. hawiyaha mooryaanta lagu tilmaamo ayaa si gobonimo leh macangagaas faqashta ah ula dhaqmaya oo warkiisa qaar soo dhigaya qaarna jaraya sida wiiftooyinkiisa kawaran haduu awood asaga u lahaan lahaa? kurti ma soo daayeen. ciidamadii xamar qabsadey ee noqdey markii ay bareen inuu qoriga bas kaga noqon karo mudo korarsi ayagoo awoodey inay toos uga tuuraan ka waran? hada caawa waxba kuma qaadaneyso inay xoog ku saaraan laakin waxaa la ilaalinayaa sharciga iyo diimoqoraadiyada waxay leeyihiin yaan la dhihin madaxweyne somaliyeed baa xamar ku dhintay sida goodax dhoho. waxaas waxma kuma darsan karno. Salam.
Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM
sahal
Saaxib waxaad la mabda' tahay Sanbalooshe.Waana runtay oo waxaa tahay Xawaadle Hawiye isu mooday oo qabyaalad la buka.
1.Sida adoo dagaalkii 91ka guul ka sheegta ayd Darood ku colaadisaa card-ka faqash
2.Waxaad taageertaa qolyaha Xamar ku handada madaxda Somaliyeed
3.Waxaad mabda' wadaagtaan DAAHIR CALASOOW (qabyaaladii oo soo foolxun ayd badheedh u taageertaaa)
4.Qoloda yar aad ka dhalatay ayaaba mawjado qabiil ku furan yihiin blse waxaad moodaa in aad hawlihiina aad ka mashquushay.Reeraha aad is haysaan maanta hadaan qaar ka xuso
Mudulood baad kula hardamaysaan Hirshabeele
Dir baad dagaal iyo qabyaalad cad ku weerarteen
Habargidir waxaad isku haysaan matabaan
Daarood inkastoo aydaan isasa soo gaadhin hadana agtodaa sumcad idin ma taalo .Waayo Hawiyhii dhaladka ahaa ayd guxooda ka dheeraysaan.Daliilku waa adiga iyo sambalooshe oo qabyaalada sad ku raadsada.
Taa ka soo gudub, Ogadeenka labo ayd u qaybisay blse waxaad iloowday qaybta sadexaad ee ugu muhiimsan marka Somalia la joogo ;waa Ogaadeenka deegaanka rasmiga ku ah Bakool iyo Jubaland.Waa niman saamiga xawaadle mid ka wayn ku leh Somalia .Ogaadenkan ree Somaliga ah waxay taageeraan Somalia oo wax noqota ,iyana deeganadooda ay ku helaan matalaad iyo cadka ay ka mudanyihiin saami-qaybsiga qaran
Ogadenka aan anigu ku jiro ee Somali galbeed ama Ogaden region u nisba sheegta ,waa sidaa sheegtay dawlad awood leh oo Soomaliyeed rajo iyo fursad iyo waliba sharaf ba way noo tahay. QAXOOTIGA aad sheegayso ee deegaanada Hawiye iyo iidoor usoo baqday 80kii waxay ka dhalatay fashilka guud ee ka dhashay natiijadii dagaalkii 77.
-Ogaadeen maatadiisii ayaa lagu kor dagaalamay,deetana waa loo soo baneeyay iyadoon dhib mooyee waxtar aan loo galin.
-Intaa laguma dayn e Ogaadeenkii Dergiga iyo macaluusha kasoo qaxay lama gayn deegaanadii Ogaadenka ree somaaliga ay daganaayeen.Lama gayn Afmadow,bakool iyo dhul waynaha waamo
Siyaad Barre reerihii Ogaadeen dhulal shisheeye ayuu ku kala firdhiyay.Taasi waxay keentay Xawaadle iyo Iidoor cuqdad Daarood qabay ama kacaanka xarash wayn u hayay in ay qaxootigii Ogaadeen xasuuq ba'an u gaysteen iyagoo leh DULKANAGAA DAD KALE LAGU BEERAYAA .TACADIGII JALALAQSI IYO Ban-BALAAYO WAA QAAN IDINKU MAQAN.
Warkii oo kooban, haa waan rabnaa Somalia dib u curata oo cagaheeda ku istaagta .Qaranimada Somaliyeed oo dib loo helo waa noo muhiim blse qax dambe ku imaan mayno tuulooyinka beesha yar ee Xawaadle
hada anagaaba dawlado ah .dadka iyo xiliguba wuu is badalaa 

- SultanOrder
- Posts: 21697
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM
Seedyare wrote: Thu Sep 16, 2021 7:10 pm sahal
Saaxib waxaad la mabda' tahay Sanbalooshe.Waana runtay oo waxaa tahay Xawaadle Hawiye isu mooday oo qabyaalad la buka.

Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM

y this nigga still begging sahal?

shouldn't he go back to plotting all the unanswered asswhooping idoor gave to tribe. after cagjar they should be renamed from reer isak to reer yishak like amhara pronounce that name
Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM
TarTar wrote: Fri Sep 17, 2021 11:48 am![]()
y this nigga still begging sahal?![]()
shouldn't he go back to plotting all the unanswered asswhooping idoor gave to tribe. after cagjar they should be renamed from reer isak to reer yishak like amhara pronounce that name
Cabdi Hurre ,ciidagale poet, lived in Yemen but received the news on Ciidagala massacre .He then recited a painful baroor-diiq gabay .below is an excerpt of the poem.
Maantana tolkaan ku camirraa, cawdu ma u duushay
Cali iyo Haaruun miyaa, gabal Isaaq ciilay
Cabdi Bari miyaa go'ay sidii, madag cuf loo waayey
Ma canbaar-cadkii baa la jaray, curaddadii Iido
Caleen jilicday saw Reer Gobdoon, caawa kama liito
Cabdi Ciise caal saarriddii, Ciise iyo Iidle
Ma carsaanyo jaban baa raggii, caaradka u joogtay
Carfigii miyaa layga ridey, calankii guudkayga
Ma carjabay shisheeyuhu baguu, caawa lee yahaye
In other ciidagala massacre ,Qawdhan ducaale recited a baroor diiq gabay seeking help from all corners of iidoor tribes
Waayadanba dhuug baan xidhoo, dheg iima noolayne
Anun baa dhabriirayee rag waa, dhalasho raacaaye
Maan gabay dharaartiyo dayaxa, dhayda ka caddeeyo
Abtirsiimo lama dhumiyee, dhamacda maan oogo
Maan dhammaan Isaaq kula dhex dhaco, waa dhambaal culuse
another calaacal gabay of Qawdhan
Habar Yoonis beyr baa ku dhigan, baraqnuglaantiiye
Hablihii baroortee raggii, Arab miyuu baashan??
Mise toodu haw baaliddee, budulkanay qaadi
Ma burburay baryahan Reer Cabdigu, baalka waa sidaye
Ree Isaaq are the reason why ciidagale are langaab today and why Sacad muuse are ashamed with timid and womanish nature because they never proved themselves in a raid or at the battlefield

Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM
rer isaaq, ama reer yeshak haddan isticmaalno luuqadda cagjar, yeeysan odhan illa intey soo ceshanayaan dhamaan dhulkii beesha qowsaar as ngm calls 'emSeedyare wrote: Fri Sep 17, 2021 1:22 pmTarTar wrote: Fri Sep 17, 2021 11:48 am![]()
y this nigga still begging sahal?![]()
shouldn't he go back to plotting all the unanswered asswhooping idoor gave to tribe. after cagjar they should be renamed from reer isak to reer yishak like amhara pronounce that name
Cabdi Hurre ,ciidagale poet, lived in Yemen but received the news on Ciidagala massacre .He then recited a painful baroor-diiq gabay .below is an excerpt of the poem.
Maantana tolkaan ku camirraa, cawdu ma u duushay
Cali iyo Haaruun miyaa, gabal Isaaq ciilay
Cabdi Bari miyaa go'ay sidii, madag cuf loo waayey
Ma canbaar-cadkii baa la jaray, curaddadii Iido
Caleen jilicday saw Reer Gobdoon, caawa kama liito
Cabdi Ciise caal saarriddii, Ciise iyo Iidle
Ma carsaanyo jaban baa raggii, caaradka u joogtay
Carfigii miyaa layga ridey, calankii guudkayga
Ma carjabay shisheeyuhu baguu, caawa lee yahaye
In other ciidagala massacre ,Qawdhan ducaale recited a baroor diiq gabay seeking help from all corners of iidoor tribes
Waayadanba dhuug baan xidhoo, dheg iima noolayne
Anun baa dhabriirayee rag waa, dhalasho raacaaye
Maan gabay dharaartiyo dayaxa, dhayda ka caddeeyo
Abtirsiimo lama dhumiyee, dhamacda maan oogo
Maan dhammaan Isaaq kula dhex dhaco, waa dhambaal culuse
another calaacal gabay of Qawdhan
Habar Yoonis beyr baa ku dhigan, baraqnuglaantiiye
Hablihii baroortee raggii, Arab miyuu baashan??
Mise toodu haw baaliddee, budulkanay qaadi
Ma burburay baryahan Reer Cabdigu, baalka waa sidaye
Ree Isaaq are the reason why ciidagale are langaab today and why Sacad muuse are ashamed with timid and womanish nature because they never proved themselves in a raid or at the battlefield![]()
![]()
since ur looking for payback for rer isak, y don't ya sign up for tha militia cagjar sent to fight tigreey
sahal don't know the history of beggary in ur clan. nigga don't know about ur defated garaad begging habar yonis conquerors for a pardon from execution
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1377 Views
-
Last post by Foxy22
-
- 2 Replies
- 648 Views
-
Last post by Nubis
-
- 1 Replies
- 709 Views
-
Last post by Nubis
-
- 10 Replies
- 2327 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 2040 Views
-
Last post by Addoow
-
- 23 Replies
- 16580 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 19 Replies
- 19669 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 2 Replies
- 1668 Views
-
Last post by hanad_mn
-
- 13 Replies
- 1654 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 10 Replies
- 2815 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah