Yatakabaru and lafta gareen deserted Farmaajo!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Yatakabaru and lafta gareen deserted Farmaajo!

Post by sahal80 »

all "loyalists" deserted Farmaajo and the last are or will be those from Gedo like we have seen with Aw Hirsi who called madoobe president before even making "JL loo wada dhan yahay"

why? waayo Xamar ay wax ku ahaayeen bay uga dhamaatey :pac:

Mushkilada Xamar waa Hawiye hadeey Xamar soo ceshtaan intakale waa dameeri dhaan raac. dhaankii Roobley raaceen
:dead:

threadkaan aan qawleysatada " reer waqooyi" ka sameyay kadib ayeey waxay igu sawir la galeen boqor buur madoow markaasaa kuwo aan waxbo ogeen soo qoreen "buurmadoiw oo heshiisiiyay reer waqooyigii"

لو أنفقت ما فى الارض ما ألفت قلوبهم. meeshaan waa xamar maaha hargeysa :pac:

sida hada Goobjoog soo qortey waxaa dhintay mooge waxaana ugu wacan Rooble oo xoreeyay sidaas ayaa keentahay in sixirkii isku dirayay ka dhex baxo.

Lafta gareen oo sagootiyay Mooge sidoo kale waa maxay sababta?

Waxaa jira tartan ka dhaxeeya asaga iyo Mursal oo ah ninka noqonaya next speaker oo uu gareen rabo inuu keensado balse mooge ayaa mursal u saxiixay "inuu soo noqdo" waana sababta uu markaste uu mooshin ula soo cararo iyo ismaadaamintii badbaada qaran soo afjartey. hadaba labadaan nin la maxalin casekooda intaan ka ehaan in mooge kala heyn karo. hada markii mooge meesha laga saarey labadii nin waxay bilaabeen inay meelo kale maciin bidaan. mursal ayaa Rooble ku soo ordey una sheegay inuu bari ka yahay mooge maanta kadib laakinse uu rabo inuu heshiisiiyo hadii ay fashilmaana uu banaanka ka istaagi doono.

lafta gareen wuxuu rabaa inuu booska mursal haweeeney galiyo sidaasna uu ku waayo speakerka nin ka mid ah ragiisana loo doorto afhayeenka baarlamaanka sidaasna uu ku sii jiro post-Mooge asagoo garab ka helaya next speaker oo ka difaaaci kara next president

Yakabaruu iyo Xaashi waa kala qaraabteen. Xaashi oo 2016 damjadiid la dagaalantey ayaa hada isku dhinac ah halka yatabaruu wali lacadeeyn dhinaca uu ku biya shubanayo laakiin mooge uga dhamaatey

yatakabaruu oo ku caan baxay in mooge wareega koowaad soo bixi doono ayaa hada dhaha "inuu la shaqeyn doono cid kaste oo madaxweyne ku soo baxda"

:dead:











https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 1#p5011609
https://goobjooge.net/xog-3-arrin-oo-ca ... -farmaajo/
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Yatakabaru and lafta gareen deserted Farmaajo!

Post by Kees70 »

Ustaad Sahal, Qoorqoor too waloo tashatey and soon he will run to Cadaado, Beesha Sacad will host all Galmudugs 38 mps in Galkacyo :clap:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Yatakabaru and lafta gareen deserted Farmaajo!

Post by sahal80 »

Kees70 wrote: Fri Oct 01, 2021 7:44 am Ustaad Sahal, Qoorqoor too waloo tashatey and soon he will run to Cadaado, Beesha Sacad will host all Galmudugs 38 mps in Galkacyo :clap:
Ahlusunna waa a knife with double edged. waa maree waa Al shabaabta Galmudug waxay caqabad ku yihiin Stateka bal xataa waxey gacanta ugu jiraan PL oo hada macalinkooda wuxuu Jihad uga dhawaaqay waqooyiga GLK marka Maamulka xor ma noqon karo hadii lagaa heesto dariskaaga waxay keentay in Mooge ka faaideysto oo ciidamo u diro xoog lagu maquuniyo taasna waxay keentay in askartii uu Xamar ka diray hubkoodii laga furtey oo guruceel laga qabsadey waa xal qaldan

waxaa hada Rooble laga sugayaa dibuheshiusiin sax ah aydoon ahlusnna meesha laga saarin in maamulka la mideeyo. tan waxay keenee isku dheelitir siyaasadeed oo Galmudug ka dhacda oo ah pro Mucaarad iyo change QoorQoorna dhinac ayaga ka raaco maadama taladii gacantiisa ka baxdey oo loo talinayo.

ahlusuuna bayaan ay soo saareen ay ku sheegeen inay dagaal kula jiraan "qoorqoor iyo fahad' soona dhaweynayaan Rooble.

waxaa ka dhalan karta dabeyl fiican hadii talada dhexda la soo dhigo oo meesha laga saaro askarizationkii mooge. waana sababtaan u dhahay a knife with double edged.

Mooges wey ku faraxsanyihiin si maamulka u dumo maadama meesha laga saarey mooge si loo dhoho "asagaa isku hayey"
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Yatakabaru and lafta gareen deserted Farmaajo!

Post by Kees70 »

https://puntlandpost.net/2021/10/01/mac ... claaminay/

You are right Ustaad Sahal, the shaydaan mulxid macalin maxmuud is in PL being propped up by mjs, nacalata mjs are destabilizing Galmudug.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6325
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Yatakabaru and lafta gareen deserted Farmaajo!

Post by BigBreak »

Kees70 wrote: Fri Oct 01, 2021 10:24 am https://puntlandpost.net/2021/10/01/mac ... claaminay/

You are right Ustaad Sahal, the shaydaan mulxid macalin maxmuud is in PL being propped up by mjs, nacalata mjs are destabilizing Galmudug.
It's important that Said Deni doesn't become president of Somalia. I'm convinced that he would not be better than Mooge and unlike Mooge he'll have PL (and probably JL too) on his side. SFG only runs Banadir so why have non HAG as president?
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7584
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Yatakabaru and lafta gareen deserted Farmaajo!

Post by Nomand »

Kees70 wrote: Fri Oct 01, 2021 10:24 am https://puntlandpost.net/2021/10/01/mac ... claaminay/

You are right Ustaad Sahal, the shaydaan mulxid macalin maxmuud is in PL being propped up by mjs, nacalata mjs are destabilizing Galmudug.
Rooble is behind macalin mahamoud and sheikh shakir coming back.
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Yatakabaru and lafta gareen deserted Farmaajo!

Post by Kees70 »

Nomand wrote: Fri Oct 01, 2021 1:12 pm
Kees70 wrote: Fri Oct 01, 2021 10:24 am https://puntlandpost.net/2021/10/01/mac ... claaminay/

You are right Ustaad Sahal, the shaydaan mulxid macalin maxmuud is in PL being propped up by mjs, nacalata mjs are destabilizing Galmudug.
Rooble is behind macalin mahamoud and sheikh shakir coming back.
if he is than fock him and he will pay for this, but so far all signs points at Puntland mjs meddling's.
User avatar
zidane88
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3986
Joined: Mon Feb 09, 2009 5:57 pm

Re: Yatakabaru and lafta gareen deserted Farmaajo!

Post by zidane88 »

Why blaming Deni when Qoor-qoor supposed to support Rooble but didn't. He has been pussyfooting the issue in fear of Farmaajo. He made his bed, and now let him lie on it.
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7584
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Yatakabaru and lafta gareen deserted Farmaajo!

Post by Nomand »

Kees70 wrote: Fri Oct 01, 2021 1:18 pm
Nomand wrote: Fri Oct 01, 2021 1:12 pm
Kees70 wrote: Fri Oct 01, 2021 10:24 am https://puntlandpost.net/2021/10/01/mac ... claaminay/

You are right Ustaad Sahal, the shaydaan mulxid macalin maxmuud is in PL being propped up by mjs, nacalata mjs are destabilizing Galmudug.
Rooble is behind macalin mahamoud and sheikh shakir coming back.
if he is than fock him and he will pay for this, but so far all signs points at Puntland mjs meddling's.
you are blind if you think rooble is not involved. deep down even you know that Rooble is behind it.

you can clearly see farmaajo sending Haramcad protecting galnus and Rooble sending ahlul sunnah to get galnus back to its 2015 days.

User avatar
Rebelxx222
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Fri Sep 17, 2021 7:25 am

Re: Yatakabaru and lafta gareen deserted Farmaajo!

Post by Rebelxx222 »

Qoor Qoor iyo Guudlaawe Mawqifkooda ha cadeeyaan sidii Jubaland iyo Puntland. Both Deni and Madoobe have stated their full support to Rooble the 2 Hag state presidents can’t keep playing this double sides agenda.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Yatakabaru and lafta gareen deserted Farmaajo!

Post by grandpakhalif »

Ustaadh sahal whose behind Ahlu Sunnah re emergence ninka Qoor Qoor fadiid bu noqday Guriceel lagala wareegay! Xaguuu u carari doono? Sheekh Shaakir goofkiis waaye dhuusomareeb kkk

Rooble cambarayn ka jeediye

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Yatakabaru and lafta gareen deserted Farmaajo!

Post by sahal80 »

grandpakhalif wrote: Fri Oct 01, 2021 6:12 pm Ustaadh sahal whose behind Ahlu Sunnah re emergence ninka Qoor Qoor fadiid bu noqday Guriceel lagala wareegay! Xaguuu u carari doono? Sheekh Shaakir goofkiis waaye dhuusomareeb kkk

Rooble cambarayn ka jeediye

3 wax ayaa u sabab ah; 1-Ahlusunna waxey ka faaideysteen Khilaafka Farmaajo iyo Rooble waxay rabaan inay dhinaca Rooble la saftaan saasna aan dagaal looga hortagin. 2- waxaa jira qolooyin diidan dhexdhexaadinta QoorQoor ee khilaafkaas oo ku qasbey inuu Galmudug ku noqdo mana ka soo noqonayo mudo dheer saasna waxaa ku burburay waanwaan uu horboodayay inkastoo uu maamulkiisa Rooble la saftey maadama asagii nafsii nafsii ka kameyso qoorqoor mar danbe kama maqli doontid waanwaan.

QoorQoor hada xoog ayuu rooble ula safan, inkastoo Rooble ka danbeyn, laakiin wuxuu ka faaideystay culeyska QoorQoor la saarey inuu asaga maciin bido

3-ugu danbeyn waa mida ugu weyn waxaa ku lug leh dawlado shisheeye iyo maamulo kale oo raba inay Ahlusunna xubno ku yeeshaan baarlamaanka waxaana ka mud ah PL si Deni codkooda u aado. macalin maxmuud is in North GLK issuing fatwa Jihad from there!.
Sbashi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1097
Joined: Tue Sep 08, 2020 5:05 am

Re: Yatakabaru and lafta gareen deserted Farmaajo!

Post by Sbashi »

Sahal, you have said this many times in the past. Qorqoor deserted farmaajo, laftagarene deserted farmaajo. Everyone deserted farmaajo. This was the latest thread about laftagareen deserting farmaajo. https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=403248

Are you actually right this time? We will find out soon.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5566
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Yatakabaru and lafta gareen deserted Farmaajo!

Post by barbarossa »

Stil eagerly awaiting the day that we wretched Skinnies are delivered from the grips of Farmaajo, 'the Terrible's' long reign of savage tyranny. We are just as eagerly looking forward to ushering in a new era of HAG leadership, inchallah, a one which will, in due time, lead the Skinny Nation to the proverbial land of milk and honey. With a kinder, gentler HAG Sovereign, subjects under this new Skinny Order, will soon forget their past trials and tribulations, and live a life of repose, tranquility, harmony, and lasting concord.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Yatakabaru and lafta gareen deserted Farmaajo!

Post by sahal80 »

Sbashi wrote: Sat Oct 02, 2021 1:21 am Sahal, you have said this many times in the past. Qorqoor deserted farmaajo, laftagarene deserted farmaajo. Everyone deserted farmaajo. This was the latest thread about laftagareen deserting farmaajo. https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=403248

Are you actually right this time? We will find out soon.
:lol: isma burinayaan labadaas thread!

siyaasiyiinta D&M sida sakiin waa isku soo dhawaadeen laftagareen oo ku dhahay "ma dhisayo musharax kale anigaa wax soo saaranaya ka shaqeeya danaha D&M)

laftagareen step one wuxuu soo qortey ama soo saartey aqalka sare dad la ah qaraabo iyo xidid wuxuu diiday dadkii Farmaajo watey taas waxaa loo arkey inuu bari ka gambisan karo sida hada dhacdey waa waxa uu mahdi guuleed hada sameynayo. laakiin hadii taageerayaasha farmaajo la soo saari lahaa uma baahdeen laftagareen.

step two ayuu hada laftagareen qaadey.

xaalka farmaajo wuxuu i xasuusiyaa nin Carab ah oo caan ah oo shirkado badan lahaa oo aida Al barakaat shirkadiisa looga xiray aydoo qaanuunkii argagixusada loo isticmaalay.

ninkaan oo guryo badan lahaa ayaan mar gurugiisa deganaa ka hor xanibaada. wuxuu lahaa xafiis weyn oo ka shaqeyn jireen wiilal carab ah oo suitataka ugu qaalisan labisan, gabdho cadaan ah oo ugu qurux badan ka shaqeeyaan. aniga ninkaan waligeey ilana hadlin ilaa xanibaada kadib anigoo ka hor gurugiisa deganaa!

waxaan arkey wiilashii u shaqeyn jiray oon salaameyn iyo ninkii oo miskiin ah kkkkk

aniga markaas aan xiriinay si fiican anoo raacaya

ارحموا عزيز قوم ذل macnaha nin taajir ah ama madax ahaan jiray oo wax beelay wali ula dhaqma sidii hore

https://mobile.sabq.org/amp/bfqCsc


Xaalka Farmaajo waa sidaas hada wallahi billahi wasiiradii dhan waa ka tageen, diiqiisii Dubbe waa ka tagey, yatakabaru waa ka tagey etc. marka adiga niyahow qof aan waxba heesan cid rabta ma lahane almiina hanagula doodin

QoorQoor haduu la jiro aqalkiisa sare baad ka arki laheed. waayoarag waxay aaminsanyihiin inay Farmaaji dhaxlaan laakiin meel ugu xirnaado sida nin aan naag fureyn oonan dhaqaneyn sida heesta dhahda "You're just making sure I'm never getting over you"

Tusaale waanwaantiisa wuxuu u soo Jeediyay Rooble in 30 Jir 30 million heesta laga fogeeyo amniga laakiin wasaarad kale loo badalo waayo qorista badbaado qaran oo abgaal u badan waxey xoojinee Xassan Sheekh intaas ay farmaajo ku sasabayaan intii uu abgaal gacmodheere aadi lahaa inkastoo uu wadadii Cabdullahi Yuusuf raaci doono.

aniga hada "isku dir" igama aha laakin waxaan cadeynayaa fikirka waayoarag oo Rooble la safan laakiin Farmaajo maaweelinaya(masraxiya)


ugu danbeyntii bayaanka beesha caakamka ee waanwaantii laga dhexwadey Farmaajo iyo Rooble waxay ka turjumeysaa walaac ay ka qabaan "dhoofinta qoorqoor " and the end of his role oon ka hadley inkastoo Rooble la safteen.
yatakabaru waa soo goosanay
:dead:

Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”