sorry guys No off topics.
Habeenkii Ugaaska Xamar yimid baan maqlay inuu Turkeyga u guurayo ilaa doorashada ka dhamaaneyso
marabo in xildhibaandoonadii iyo siyasiyiinta hadhoow asaga eedeeyaan Nabadoonadooda ayuu u dhaafay
Ugaasyada hawadle wa kuwa kaliya ee Jaamacado ka baxay intaan ogahay sida Yuusuf garaad dhahay markuu ugaas abdirahman geeriyooday . Ugaas Yuusuf wuxuu ka baxay maleysia wuxuu bartey Information technology iyo Business. aabihiis Ugaas xassan ayaa ahaan jiray accountant soo maamulay Dekadaha wuxuu ka baxay schoolka xisaabaadka talyaanigaja koorsooyin uu ku soo qaatey
kii ka horeeyay Ugaas Abdirahman wuxuu ahaa veterinarian. Cali Geedi ay isku lood ahaayeen kuliyada gaheer waliba wuxuu dhalay labo gabdhood bas oo jaamacado uga baxay UK iyo hal xaas inkaste uu wadaad ahaa gaalada uu ka shaqeyn jiray ayuu noloshooda la qabsadey.
http://mogadishucenter.com/Somali/2016/ ... oo-kooban/
HOL xogaheeda waxbaa ka jira breakniada ay sametso waa soi axaan laakiin waxaa laga yaabaa inay tahay fikrad jirta laakin ilaa hada xogteeydii Boobka baladweyne wuthout guudlaawe ayaa wax ku socdaan.
Ugaas Yuusuf oo ku daadiyay Guudlaawe oo u tagey wuxuu ku dhahay afaarahaas hada ma gali karo anigaaaba calaamo saarkeygii waqti ula!
Guudlaawe ka xaaxaabi si kaste waa kuula hadalnay atadoo maamulkaadii meesha ka jiro ayaad naga xishoon weysay aryaa baladweyne ma dhaceyso doorasho minaad idiidaan kkkk
adoonka masterskiisa Fahad Yaadiin lala hadlaa asaga waa laga boodaa
hassan Sheekh and Shariif oo hada ku haaya boobka baladweyne joojiya. Sanad ayaad naga qabsan weyseen guudlaawe waxna ka keeni weyseen hiiraan waxba idiin ma yaalaan
kulane Jiis his mum is hawadle waliba harun cali madaxweyne i dont like him beerlaxaawsi abtinimo camal uu u soo raacey fahad he has no business in Hiiraan. Fahad Yasdiin can boob his seat i dont mind why i care farah Abdilqadir who will not be different. my point is to start the elections in Baladweyne
edit Hopless murax oo warkeyga qalad u fasiraya asagaa is burinyaya miskiinka mar wuxuu i dhihi jiray Sahal wuxuu farmaajo u diidan yahay waa in abgaal madaxweyne noqdawn hadana kii waalnaa ee cararey oo hal il meeshaan ku aqriya ayuu ku leeyahay Sahal Abgaal uu diidan yahay
mawqifkeygaan iyo kan Rooble aan ku taageerayo MMna ku eedeeyay iyo Deni maxay ku kala duwan yihiin somaliweyneey??
Mawqifkeyga hirshabelle waligiis isma badalin waana Gentleman's Agreement. postgeygii hore i call Guudlaawe madaxweyne. murax iyo xertiisa waalan madoobe intaas ma dhihi karaan. waxa kaliya oo la isku heesto waa Gentleman's Agreement aka capital vs presidency and other powersharing ayadoon la sixina guudlawe baladweyne ma tagi karo ayaan beesha ku taageersanahay. waxaan diidanahay logica boobka Jowhar ee waa caadi boobka baladweynana waa xaaraan oo MM ku haayaan hada. aniga baladweyne lee ii daran so fuck them.
ciyaalkaan waa igu wareereen wallahi
