Shah ma cabe laughing at odawaa yesterday was priceless.sahal80 wrote: Thu Dec 30, 2021 4:16 amGeoSeven wrote: Thu Dec 30, 2021 2:57 am Sahal, Nabad iyo Nolols motto is yaa meesha ugu da' yar ama ugu jaahilsan. If you are ignorant, you are prima scelta for any position. Qoorqoor, Lafta Gareen, Dabageed, Guudlaawe, Farxaan Qaroole, Odowaa, Cumar Finish and et al waaba kuwa ugu roon. Inta qarsoon oo wasaaradaha iyo Villada oradayo ayaa ka daran.General koronto oo ah nin abgaal oo xoogbadan oo dheer oo hada badbaado qaran u soo wareegay wuxuu dhahay Farmaajo beeshin uu iga dhigay markaan weydiiyay inuu gawaarida gaashaaman na siiyo anoo balcad dagaal ka wadey al shabaab kula jira waa iga diiday laakiin gedo uu ku daldalay waa gobolka kaliya ee gawaari gaashaaman loo diri inta kale Xamar aa mucaaradka lagu weeraraa maadama aan fahansanahay qabyaaladiisa wuxuu nagu badalay caruur yar yar oon waxba ogeeyn oo wadaniyad bug ah loo sheegay.
shaley odowaa aan ku qoslaayey nin yar oo cirka maraaya daacadnimadiisa iyo xamaasadiisa. masar iyo carabta markii loo diro way ku qoslaan.
laakiin kuwa Farmaajo ku cid ka ah fiiri waa qawaaro sida biixi ninkii siyaad barre u dagaalamayay 91kii iyo Xijaar inkastoo Xijaar farmaajo uga digo dagaal inuu Xamar ka dhoco oo ku dhaho war niyahow war ma ogid wiilashaan xageey mari hadii ay xabad bilaabato ee sii jeed dadkaan kula dhaqan. hada biixi wixuu farmaajo ku dhahay waardiyaasha madaxtooyada tolka bas ka dhig la iskuma haleenka ayadoo hal km naloo jiro diyaarad doolow ka timid ayaa kuwa cusub lagu keenay habeenadii tagey.
ciyaalka maanta Xamar loo adeegsado iyo kaabayaashooda qawaarada ah
Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes
Moderator: Moderators
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes
Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes
AbkoowDhiblaawe wrote: Thu Dec 30, 2021 4:36 amShah ma cabe laughing at odawaa yesterday was priceless.sahal80 wrote: Thu Dec 30, 2021 4:16 amGeoSeven wrote: Thu Dec 30, 2021 2:57 am Sahal, Nabad iyo Nolols motto is yaa meesha ugu da' yar ama ugu jaahilsan. If you are ignorant, you are prima scelta for any position. Qoorqoor, Lafta Gareen, Dabageed, Guudlaawe, Farxaan Qaroole, Odowaa, Cumar Finish and et al waaba kuwa ugu roon. Inta qarsoon oo wasaaradaha iyo Villada oradayo ayaa ka daran.General koronto oo ah nin abgaal oo xoogbadan oo dheer oo hada badbaado qaran u soo wareegay wuxuu dhahay Farmaajo beeshin uu iga dhigay markaan weydiiyay inuu gawaarida gaashaaman na siiyo anoo balcad dagaal ka wadey al shabaab kula jira waa iga diiday laakiin gedo uu ku daldalay waa gobolka kaliya ee gawaari gaashaaman loo diri inta kale Xamar aa mucaaradka lagu weeraraa maadama aan fahansanahay qabyaaladiisa wuxuu nagu badalay caruur yar yar oon waxba ogeeyn oo wadaniyad bug ah loo sheegay.
shaley odowaa aan ku qoslaayey nin yar oo cirka maraaya daacadnimadiisa iyo xamaasadiisa. masar iyo carabta markii loo diro way ku qoslaan.
laakiin kuwa Farmaajo ku cid ka ah fiiri waa qawaaro sida biixi ninkii siyaad barre u dagaalamayay 91kii iyo Xijaar inkastoo Xijaar farmaajo uga digo dagaal inuu Xamar ka dhoco oo ku dhaho war niyahow war ma ogid wiilashaan xageey mari hadii ay xabad bilaabato ee sii jeed dadkaan kula dhaqan. hada biixi wixuu farmaajo ku dhahay waardiyaasha madaxtooyada tolka bas ka dhig la iskuma haleenka ayadoo hal km naloo jiro diyaarad doolow ka timid ayaa kuwa cusub lagu keenay habeenadii tagey.
ciyaalka maanta Xamar loo adeegsado iyo kaabayaashooda qawaarada ah
Xaadoole oyo Shaahmacabe meesheey ku jiraan waa isbadalka cusub wasiirka gaashsndhiga maaha sida CBB dhaheyso farmaajaa dalacsiiyay waa ku biireen integration waaye.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes
Aaway kuwa dhihi jiray badbadp qaran are not part of SNA? 
Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes
AbkoowDhiblaawe wrote: Thu Dec 30, 2021 5:06 am Aaway kuwa dhihi jiray badbadp qaran are not part of SNA?![]()
SNA ee waa ahaayeen with their tribal structure like all Somali regions laakiin Xamar aa laga dheereeyay in hada ay gasshasndhiga kuu fadhiyaan meeshii la rabay inay dibu noqdaan waa isbadalada PO ka warqabin oo ciidanka ka iyo policeka ka dhigtay apolitical oo loola jeedo Farmaajo uma adeegi kartaan.
Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes
Hawiye's Lack of long-vision strategy is what keeping him in the Villa. Imagine Kheyre, Sharif , and Qoor-qoor now want to keep him relevant as they are afraid of Rooble having power. These 3 stoogies have not yet realised that Farmaajo can discard them in the blink of an eye had he have his way. Politics needs majurity and Hawiye lacks it.
The only man who demonstrated that long vision is Abdirahman A Warsame, who's always step ahead of the Villa's tactics of power grab.
The only man who demonstrated that long vision is Abdirahman A Warsame, who's always step ahead of the Villa's tactics of power grab.
Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes
hada ka hor Goodax aa wuxuu dhahay murashixiinta qaar suuq ay ka heleen xaalada hada laakiin hadii laga baxo cid u tageysa maleh wax soo galinaayana maleh marka doorashada inay dheeraatey rabaan. kuwaas waayo kuwa Farmaajo leh yaan laga saarin meesha si ay u sii muuqdaan.zidane88 wrote: Thu Dec 30, 2021 6:23 am Hawiye's Lack of long-vision strategy is what keeping him in the Villa. Imagine Kheyre, Sharif , and Qoor-qoor now want to keep him relevant as they are afraid of Rooble having power. These 3 stoogies have not yet realised that Farmaajo can discard them in the blink of an eye had he have his way. Politics needs majurity and Hawiye lacks it.
The only man who demonstrated that long vision is Abdirahman A Warsame, who's always step ahead of the Villa's tactics of power grab.

Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes
Sahal, you reminded me Goodax he's one of the intellects who knew what's around the corner unlike midowga canbuulada. 
- Rebelxx222
- SomaliNetizen

- Posts: 660
- Joined: Fri Sep 17, 2021 7:25 am
Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes
This is why I’ve Always said the current Hawiye alliance should be led by Hassan sheikh & Abdirahman Abdishakur atleast those 2 have a proper agenda and will not fall for the tricks of Farmaajo & Fahad. I can’t believe sheikh Sharif is willing to be Plan B for Farmaajozidane88 wrote: Thu Dec 30, 2021 6:23 am Hawiye's Lack of long-vision strategy is what keeping him in the Villa. Imagine Kheyre, Sharif , and Qoor-qoor now want to keep him relevant as they are afraid of Rooble having power. These 3 stoogies have not yet realised that Farmaajo can discard them in the blink of an eye had he have his way. Politics needs majurity and Hawiye lacks it.
The only man who demonstrated that long vision is Abdirahman A Warsame, who's always step ahead of the Villa's tactics of power grab.
Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes
Rebel. Hawiye's lack of vision and their blind obsession with power gave Farmaajo leverage to linger Villa Fashuuqsi. If they have an ounce of common sense they would bury Farmaajo's ambition first, then compete each other.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes
Agreed. HSM n CCW are the only macquul candidates. Sh Shariif is a naive doqon. He's misstaken if he thinks Farmaajo who attempted to kill him twice will make him his Plan B. Siyaasada ka fariiso ya sheikh waa ambatay waxa taqaan wey dhaaftay.
Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes
AbkoowDhiblaawe wrote: Thu Dec 30, 2021 1:43 pm Agreed. HSM n CCW are the only macquul candidates. Sh Shariif is a naive doqon. He's misstaken if he thinks Farmaajo who attempted to kill him twice will make him his Plan B. Siyaasada ka fariiso ya sheikh waa ambatay waxa taqaan wey dhaaftay.
Shoole doing his work for Fahad inside Himilo he wanted be minister in their failed "midnimo qaran govt" now they r against "Farmaajo bixis waaye doorashana haa"
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 6#p5017296
Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes
LOL Cabdishakur, Culusow best candidates. Listen I’m anti Madasha Unemployed Jaggo Doon. That said if I was going to give sincere advice, go with Kheyre period. He’s by far the best you got. After him maybe, Geele, Gulleed if you want to have even the slightest chance. I’d say especially Kheyre.
Cabdishakur, Culusow are two of the most reviled Siyaasiin with zero domestic political capital. Their best hope is to try to see how far they can go with US, EU, UAE, Saudi, support as they are Anti Farmaajo.
Can I just one time have a reasonable conversation with a Mucaarad that’s not silly?
Cabdishakur, Culusow are two of the most reviled Siyaasiin with zero domestic political capital. Their best hope is to try to see how far they can go with US, EU, UAE, Saudi, support as they are Anti Farmaajo.
Can I just one time have a reasonable conversation with a Mucaarad that’s not silly?

-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes
Sheekh Shariif and Khayre refuse to recognize Roobleand cndemn Farmaajo!AbkoowDhiblaawe wrote: Thu Dec 30, 2021 1:43 pm Agreed. HSM n CCW are the only macquul candidates. Sh Shariif is a naive doqon. He's misstaken if he thinks Farmaajo who attempted to kill him twice will make him his Plan B. Siyaasada ka fariiso ya sheikh waa ambatay waxa taqaan wey dhaaftay.
https://fb.watch/adQ8i9GfQV/
Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes
Hayaaaaay
Farmaajo called the bluff of hawiye. It’s game over.
Let the man enjoy his next 4 year rule in peace ya hawiye, musaajidka ciyaarta ka joojiya
Farmaajo called the bluff of hawiye. It’s game over.
Let the man enjoy his next 4 year rule in peace ya hawiye, musaajidka ciyaarta ka joojiya
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 69 Replies
- 6378 Views
-
Last post by skywalker25
-
- 12 Replies
- 894 Views
-
Last post by musika man
-
- 0 Replies
- 535 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 0 Replies
- 575 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 20 Replies
- 1833 Views
-
Last post by Hawdian
-
- 13 Replies
- 924 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 5 Replies
- 1082 Views
-
Last post by CigaalSHiiDaaDCFC
-
- 20 Replies
- 1502 Views
-
Last post by SeRene..
-
- 0 Replies
- 1086 Views
-
Last post by BoySmile
-
- 3 Replies
- 489 Views
-
Last post by michael_ital
