Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes

Post by AbkoowDhiblaawe »

sahal80 wrote: Thu Dec 30, 2021 4:16 am
GeoSeven wrote: Thu Dec 30, 2021 2:57 am Sahal, Nabad iyo Nolols motto is yaa meesha ugu da' yar ama ugu jaahilsan. If you are ignorant, you are prima scelta for any position. Qoorqoor, Lafta Gareen, Dabageed, Guudlaawe, Farxaan Qaroole, Odowaa, Cumar Finish and et al waaba kuwa ugu roon. Inta qarsoon oo wasaaradaha iyo Villada oradayo ayaa ka daran.
:snoop: General koronto oo ah nin abgaal oo xoogbadan oo dheer oo hada badbaado qaran u soo wareegay wuxuu dhahay Farmaajo beeshin uu iga dhigay markaan weydiiyay inuu gawaarida gaashaaman na siiyo anoo balcad dagaal ka wadey al shabaab kula jira waa iga diiday laakiin gedo uu ku daldalay waa gobolka kaliya ee gawaari gaashaaman loo diri inta kale Xamar aa mucaaradka lagu weeraraa maadama aan fahansanahay qabyaaladiisa wuxuu nagu badalay caruur yar yar oon waxba ogeeyn oo wadaniyad bug ah loo sheegay.

shaley odowaa aan ku qoslaayey nin yar oo cirka maraaya daacadnimadiisa iyo xamaasadiisa. masar iyo carabta markii loo diro way ku qoslaan.

laakiin kuwa Farmaajo ku cid ka ah fiiri waa qawaaro sida biixi ninkii siyaad barre u dagaalamayay 91kii iyo Xijaar inkastoo Xijaar farmaajo uga digo dagaal inuu Xamar ka dhoco oo ku dhaho war niyahow war ma ogid wiilashaan xageey mari hadii ay xabad bilaabato ee sii jeed dadkaan kula dhaqan. hada biixi wixuu farmaajo ku dhahay waardiyaasha madaxtooyada tolka bas ka dhig la iskuma haleenka ayadoo hal km naloo jiro diyaarad doolow ka timid ayaa kuwa cusub lagu keenay habeenadii tagey.

ciyaalka maanta Xamar loo adeegsado iyo kaabayaashooda qawaarada ah
Shah ma cabe laughing at odawaa yesterday was priceless.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes

Post by sahal80 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Thu Dec 30, 2021 4:36 am

:lol: waa arkaayey.
Xaadoole oyo Shaahmacabe meesheey ku jiraan waa isbadalka cusub wasiirka gaashsndhiga maaha sida CBB dhaheyso farmaajaa dalacsiiyay waa ku biireen integration waaye.

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes

Post by AbkoowDhiblaawe »

Aaway kuwa dhihi jiray badbadp qaran are not part of SNA? :D
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes

Post by sahal80 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Thu Dec 30, 2021 5:06 am Aaway kuwa dhihi jiray badbadp qaran are not part of SNA? :D
:russ: SNA ee waa ahaayeen with their tribal structure like all Somali regions laakiin Xamar aa laga dheereeyay in hada ay gasshasndhiga kuu fadhiyaan meeshii la rabay inay dibu noqdaan waa isbadalada PO ka warqabin oo ciidanka ka iyo policeka ka dhigtay apolitical oo loola jeedo Farmaajo uma adeegi kartaan.
:dead:
User avatar
zidane88
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3986
Joined: Mon Feb 09, 2009 5:57 pm

Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes

Post by zidane88 »

Hawiye's Lack of long-vision strategy is what keeping him in the Villa. Imagine Kheyre, Sharif , and Qoor-qoor now want to keep him relevant as they are afraid of Rooble having power. These 3 stoogies have not yet realised that Farmaajo can discard them in the blink of an eye had he have his way. Politics needs majurity and Hawiye lacks it.

The only man who demonstrated that long vision is Abdirahman A Warsame, who's always step ahead of the Villa's tactics of power grab.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes

Post by sahal80 »

zidane88 wrote: Thu Dec 30, 2021 6:23 am Hawiye's Lack of long-vision strategy is what keeping him in the Villa. Imagine Kheyre, Sharif , and Qoor-qoor now want to keep him relevant as they are afraid of Rooble having power. These 3 stoogies have not yet realised that Farmaajo can discard them in the blink of an eye had he have his way. Politics needs majurity and Hawiye lacks it.

The only man who demonstrated that long vision is Abdirahman A Warsame, who's always step ahead of the Villa's tactics of power grab.
hada ka hor Goodax aa wuxuu dhahay murashixiinta qaar suuq ay ka heleen xaalada hada laakiin hadii laga baxo cid u tageysa maleh wax soo galinaayana maleh marka doorashada inay dheeraatey rabaan. kuwaas waayo kuwa Farmaajo leh yaan laga saarin meesha si ay u sii muuqdaan.
:dead:
User avatar
zidane88
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3986
Joined: Mon Feb 09, 2009 5:57 pm

Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes

Post by zidane88 »

Sahal, you reminded me Goodax he's one of the intellects who knew what's around the corner unlike midowga canbuulada. :lol:
User avatar
Rebelxx222
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Fri Sep 17, 2021 7:25 am

Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes

Post by Rebelxx222 »

zidane88 wrote: Thu Dec 30, 2021 6:23 am Hawiye's Lack of long-vision strategy is what keeping him in the Villa. Imagine Kheyre, Sharif , and Qoor-qoor now want to keep him relevant as they are afraid of Rooble having power. These 3 stoogies have not yet realised that Farmaajo can discard them in the blink of an eye had he have his way. Politics needs majurity and Hawiye lacks it.

The only man who demonstrated that long vision is Abdirahman A Warsame, who's always step ahead of the Villa's tactics of power grab.
This is why I’ve Always said the current Hawiye alliance should be led by Hassan sheikh & Abdirahman Abdishakur atleast those 2 have a proper agenda and will not fall for the tricks of Farmaajo & Fahad. I can’t believe sheikh Sharif is willing to be Plan B for Farmaajo :lol: kheyre on the other hand has always been shady and will disregard his close partners to reach a certain status if given the chance!
User avatar
zidane88
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3986
Joined: Mon Feb 09, 2009 5:57 pm

Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes

Post by zidane88 »

Rebel. Hawiye's lack of vision and their blind obsession with power gave Farmaajo leverage to linger Villa Fashuuqsi. If they have an ounce of common sense they would bury Farmaajo's ambition first, then compete each other.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes

Post by grandpakhalif »

Sheeikh Shariif Hassan Ali Khayre and Qoor Qoor Farmaajo uu hiilanaya

https://fb.watch/adFvpk6Ly8/
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes

Post by AbkoowDhiblaawe »

Agreed. HSM n CCW are the only macquul candidates. Sh Shariif is a naive doqon. He's misstaken if he thinks Farmaajo who attempted to kill him twice will make him his Plan B. Siyaasada ka fariiso ya sheikh waa ambatay waxa taqaan wey dhaaftay.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes

Post by sahal80 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Thu Dec 30, 2021 1:43 pm Agreed. HSM n CCW are the only macquul candidates. Sh Shariif is a naive doqon. He's misstaken if he thinks Farmaajo who attempted to kill him twice will make him his Plan B. Siyaasada ka fariiso ya sheikh waa ambatay waxa taqaan wey dhaaftay.
:lol:
Shoole doing his work for Fahad inside Himilo he wanted be minister in their failed "midnimo qaran govt" now they r against "Farmaajo bixis waaye doorashana haa"
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 6#p5017296
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes

Post by Murax »

LOL Cabdishakur, Culusow best candidates. Listen I’m anti Madasha Unemployed Jaggo Doon. That said if I was going to give sincere advice, go with Kheyre period. He’s by far the best you got. After him maybe, Geele, Gulleed if you want to have even the slightest chance. I’d say especially Kheyre.

Cabdishakur, Culusow are two of the most reviled Siyaasiin with zero domestic political capital. Their best hope is to try to see how far they can go with US, EU, UAE, Saudi, support as they are Anti Farmaajo.

Can I just one time have a reasonable conversation with a Mucaarad that’s not silly? :snoop:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes

Post by grandpakhalif »

AbkoowDhiblaawe wrote: Thu Dec 30, 2021 1:43 pm Agreed. HSM n CCW are the only macquul candidates. Sh Shariif is a naive doqon. He's misstaken if he thinks Farmaajo who attempted to kill him twice will make him his Plan B. Siyaasada ka fariiso ya sheikh waa ambatay waxa taqaan wey dhaaftay.
Sheekh Shariif and Khayre refuse to recognize Roobleand cndemn Farmaajo!

https://fb.watch/adQ8i9GfQV/
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Day 3 .... tantrums are over... 48 hrs deadline comes and goes

Post by mahoka »

Hayaaaaay

Farmaajo called the bluff of hawiye. It’s game over.

Let the man enjoy his next 4 year rule in peace ya hawiye, musaajidka ciyaarta ka joojiya
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”