
Exhibit A
Sahal Last Week
sahal80 wrote: Mon Dec 27, 2021 12:40 pm
xoogii Farmaajo aaway idinkuma aqoon luqad diblomaasiyeed. sorry to burst your bubble they are installing Rooble firmly he removed farmaajo photo from his office xarumaha ciidanka iyo dawladana waa laga dajinayaa this is what him and MM agreed.
Sahal Today
sahal80 wrote: Maanta Sawirka Farmaajaa neeftii kugu soo celiyay
![]()
![]()
Caqli dhalaan see ugu jawaabaa?
first Sawirka Rooble ku istaagey waa kan xafiiskiisa uu dadka ku qaabilo waliba MM![]()
secondly dube iyo khadiijo waxay rabaan ha soo galiyaan mala soo galiyay Warbaahinta qaranka? waa maya. taas maxey ka dhigan tahay? in Sawirka Farmaajo haduuba yaalo golaha wasiirada la xijaabay what is the different sawir aan loo ogaleen inuu muuqdo iyo in la tuuro? soo ninka ka mamnuucay warbaahinta qaranka ma tuuri karo oo kuma istaagi karo sida kan kale haduu rabo?
waxay la midtahay dawladnimada iyo diimoqoraadiyada iidan aqoon. Rooble waxa laga yaabaa inuu 4.5 tix galinayo xeer farmaajo uu ku tuntuntay sida inuu pm soo magacaabiyaayo within 30 days oo jirtay ilaa 2000, inuu u arko xafiis ay joogaan dad farmaajo taageersan asagoo awooda inuu tuuro ayuu hadana intaas ku dhaafayaa. halka farmaajo fakfakle Rooble xiri lahaa haduu awoodi lahaa oo inqilaabkiisa fashilmin waa farqiqa dawlada aan rabno iyo dhaankii askarta. Xamar iska daayee fiiri Gedo iyo macalimow siduu farmaajo ulaa dhaqmay rashinka hotelkii ayuu ka jaray 7 bilood asagoo isla hotelka ku xiran ilaa uu ekaadey qalfoif waa sababta uu u dhahay madoobe ayaa islaamka ah. that is what means Shidanaaba shidan. inaadan sympathyu hayn dadka kaa soo horjeeda CBB waa ku faanteen
Sahal you are a commentator not an analyst. You simply report whatever the current narrative is. You are incapable of looking at the bigger picture or removing your own bias from the equation. In your mind you were right yesterday, right today, and right tomorrow. Which is why you are so entertaining how you try to rewrite your positions and predictions when they don't work out.

ustad TarTar think ustad SultanOrder need to show more respect to ustad Sahal. we know he is wrong but he is still my fave 2nd favorite walanweyn analyst after voltage left