Tightening the security of polling stations in Baladweyne

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Tightening the security of polling stations in Baladweyne

Post by sahal80 »

Beesha dhexe ee Hiiraan aad u mideysantahay dhawaana waxey gogol u dhigeysaa beesha Samaale ee Hiiraaan oo walaalaha Gaaljecel ku jiraan si speakerka loogu soo raro Baladweyne hadii heshiis Gen Xuud keeno.

waxaa imaanaya Ugaas Yuusuf oo 27 bisha soo gaaraya baladweyne hadana ku sugan turkiga si uu gogosha reer Hiiraan u fidiyo


siyaaradii Gen Xuut(While in arabic) ee waxay soo saartey cuqdada qaar badan ay nooqabaan oo bilaabeen inay cardka hiraab cayaaraan


Gaaljecel oo ku daadiyey guudlaawes oo cardkii hiraab ee HG lagu shukaansanayo kadib gaaljecel u soo dhigtey.
this is near the polling station in lamagalaay






Last edited by sahal80 on Thu Jan 20, 2022 1:29 pm, edited 1 time in total.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Tightening the security of polling stations in Baladweyne

Post by sahal80 »

Heshiiska Xuud soo wado
"Xaqsoor" tii fahad yaasiin oo Xaarsoor Hiiraan looga yaqaano oo odayaashooda xamar taataagan Baladweyne loo soo wareejinayo. Guudlaawe oo cardkii " 13 qabiil" lu miyay :pac:

fiiri shirkaan ugaas Xassan uu ka daba qabtey maalin kadib. ugaaska ayaa hada baladweyne ku qabanaya mid ka balaaran bal kaaley Guudlaawe mar kale ragaan "hiiraan matala" u yeero




waxaa ka mid ah in siyaasiyiinta beesha midoobaan oo kurti xildhibaano baladweyne ku noqdaan. wuxii guudlaawe iyo hassan sheekh iyo shariif "xaqrsoor" taageersan ma soo baxayaan only jeesow iyo Fahad yaasiin. aniga awalba Galmudug aan jiray kuwaan haka xaaxaabiyeen hirshabelladii ay wajigaas u yeeleen markii ay JL iyo PL isku haleenayeen hadana ay dhaheen kuraasta baladweyne Jowhar haloo soo raro markii waagu ugu baryay
:dead:




Reer Hiiraan siyaasad kuma gaartaane ka jooga
bal iikaadi baryo badan baan maqnaaye bal ii kaadi :russ:


User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Tightening the security of polling stations in Baladweyne

Post by sahal80 »

aaway ku wiii lahaa xukuumadaa keentey sidii Jajan

waaba arin ku lid ah goaamadii NCC in ciidanka siyaasada laga fogeeyo laakin aniga waxaan qabaa mar hadii F&F boobka jowhar sameeyeen in ayaga lagala xaajoodo. jowhar waxba na iskuma keen harin ismana Afnaqaanm Abdi Nuur xildhibaanada beesha waa heesataa ka soo harey Hasssn Sheekh iyo Shariif oo shaley happy ku ahaa Guudlaawe
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Tightening the security of polling stations in Baladweyne

Post by sahal80 »

heshiis qodbo sire ah ay nooga dhigsysan iibsashadii Janan camal dad aan xukuumad heesan :pac:


"xoreynta Hiiraan (JXH) iyo Ergo Saraakiil Militeri ah, uu hoggaaminayo Jeneral Maxamed Tahlil Biixi, Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoogga Dalka Soomaaliya ee ka socda Maxamed Cabdullahi Farmajo, Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday, haseyeeshe inkiray
Abuuritaanka caro, ciil, iyo xamaasado qabiil madaama Farmajo u diray Hiiraan Jeneral Biixi oo ay isku jufo yihiin, isla markaana ah Taliyaha Ciidammada Lugta. Waxaa aheyd dambi in Jeneral Biixi oo isticmaalaya hantida iyo waqtiga dadweynaha Soomaaliyeed lacagta ku siiyo ka sheegay BBC inuu iskiisa isu soo diray Beledweyne si uu u xalliyo arrinta JXH. Shacabka Soomaliyeed wuxuu hadalkaas u qaatay meel ka dhac weyn iyo xaqiraad garashada dadweynaha. Dib u heshiisiinta shacabka soomaaliyeed waxaa mas'uul ka ah Wasiiirka Arrimaha Gudaha Jeneral Mukhtar. Jeneral Biixi wuxuu Jenaal Xuud ka soo kaxeeyay Beledweyne, wuxuuna saacado gudahooda u geeyay Farmajo, taaso caddeyneysa in Jeneral Biixi soo diray Farmajo."






Dr Uluso si fiican uu u hadley laakin laba mid qiil ma aha. siyaasiyiiinta Xamar ee guudlaawe taageeray hada myxuu u hayaa 25 kuraasta Hirshabelle baladweyney jirtaa soo ugana fiicneen inay xalka abaaraan ooy dulmiga ka horimaadaan? ok ka xaaxaabiya marka stop the calaacal now iyo isku durka beelaga hiiraan adinkoo isticmaalaya CBBdiina!

qodobka labaad rooble isla siyaasiyiintaas ayaa diiday inuu soo dhex galo oo ka horistaagey inuu boiqdo baladweyne mar hore asaga iyo wasiirka gudaha kadibna Jowhar tago oo la guda galo xalinta cabashada ka hor intuusan guudlaawe baladweyne imaan. adeerow calaacalka aan iska dhaafno waa indoo doorashada kadib xataa hadaad hada Rooble iyo wasiirka gudaha soo fasaxdaan ma yeeleyno!


User avatar
Rebelxx222
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Fri Sep 17, 2021 7:25 am

Re: Tightening the security of polling stations in Baladweyne

Post by Rebelxx222 »

Xuseen team Kismayo account is basically the Bon Marehan Wagardhac Maxamed Cali guy who’s also behind the Difaac Qaran tv FB Page. Sahal I don’t think Fkd accounts are good sources lool.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Tightening the security of polling stations in Baladweyne

Post by sahal80 »

Rebel, i don't believe in conspiracy theory you can believe you shit but i wont believe it bc this guy criticizes Guudlaawe and Gaaljecel of Hiiraan too.

Gaalgecel r often used by the federal govt against Hawadle who seek autonomy even under hassan sheekh they had 6 Hirshabelle mps when we had 14 but we said BS and they sticked with us for a month until they got extra 6 now they have 12 mps. when they had 6 and we got 14 the parliament was 70 mps. now the parliament is 99 thanks to the corrupt Hassan Sheikh adding to it even non Reer Hirshabelle and giving every clan extra seats "to reelect him"

Farmaajo, Fahad and guudlaawe used them too so now you see Dahir Jeesow flip flopping quickly and visiting Gen Xuud in Xamar bc former president is taking to Hawadle as his last resort

they r something created by the federal govt and 99% of them support Al Shabaab this is why they cant host Guudlaawe even in one street. all their pro Govt siyaasiyiin stay in our hotels besides their war with Jijeele over the dominance in one of the 4 neighbourhoods of Baladweyne.





jeesow
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”