Shameless CBB Xariif

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Shameless CBB Xariif

Post by sahal80 »

Xariif CBB(indirect CBB)


Farmaajo 150
Deni 70
Daarood 220 first round
Hawiye 100
labo nin oo isku cid ah ayuu marskate la soo shirtagaa anigoo dhihi kara Deni number 3 haduu ugu badto wax aan ka badnayn 40 cod asaga iyo Abdulqadir Cosoble ayaa isku level noqon. PL iyo JL oo la isku darey xataa 70 ma gaarayaan :pac:

Doorashada Galmudug iyo Jowhar iyo waqooyi so far majority mps waa mucaarad iyo isbadal doon xagee farmaajo 150 ka keenayaa? let us be logical about this?

last elections it was the other way around hawiye got 193 in the first round and Daarood some thing like 100

ninkaan wuxuu isku dhufsadeu xisaab ah Deni iyo farmaajaa isku soo hari :pac: :deadrose:

Farah Geylan isku xishoo niyahow waa inoo balan halkaan

hadii hassan Sheekh oo most maamulada iyo itoobiyo taageersaneed helay 88 sidee Farmaajo oo lanacay doorashadana maamuleyn uga fiicnaan karaa? 150 xaguu Farmaajo ka keenaa ma boobkii buu u moodey inuu wali jiro? Farmaajo haduu u badto ma dhaafayo 90.





User avatar
TarTar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1555
Joined: Sat Feb 08, 2020 10:37 pm

Re: Shameless CBB Xariif

Post by TarTar »

ustad sahal dont count ur chickens b4 they hatch. n stop counting for governa Deni. this is what thayusuf calls being donkey. in 1960 the ex italian colony had 1 hawiye n then since 2006 1 hawiye or anotha doing tha same thing. ali gedi. HSM n SS. this stopped wit Farmajo until badbado mutiny n madasha bullshit

governa Deni not getting omar mahamud seats. Isse mahamud gunning for budhcadland governaship. they plan to send Deni to Hamar. deputy governa Karash becum governor of magertenland then in the next magertenland selection Isse Mahamud become governa. but Deni aint monopolize Bosaso. he ain't getting no Jubaland seats neither

n im selling my seats dat walanweyn give me for pretending to be dir. Deni too broke so dat leave tha 2 most moneyed candiates. 1. Farmajo n 2. tha hidden candidate supported by Roble
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Shameless CBB Xariif

Post by gobdoon »

Hal xaran ah nirig xalaal ma dhasho
Waxan rajeynaya si kasta oo doorashada xil dhibanada lo khalday oo laluush iyo ya hadhow codka isiinaya ku yimadeen
In marki doorashada madaxweyne timado xildhibano cusub isku xishodan oo dalka u hiilin oo madaxweyne fiican oo quality leh dooran donan
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Shameless CBB Xariif

Post by sahal80 »

Geylan markuu Farmaajo ka quustey wuxuu la soo shirtagay Deni baa ku guuleysan oo first round heli 114 ar cidaan mixishoonaayaan

:pac: :dead:

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Shameless CBB Xariif

Post by Kees70 »

sahal80 wrote: Mon Feb 28, 2022 9:30 am Geylan markuu Farmaajo ka quustey wuxuu la soo shirtagay Deni baa ku guuleysan oo first round heli 114 ar cidaan mixishoonaayaan

:pac: :dead:

:dead:

Ustaadow dadkaan mjs wala yaqaan waa dad khiyaali kunool :lol:

Even Math's doesnt add up for deni, by example in PL there is 37mps, 21 in Garowe where Dhullo have 8mps who are pro-Farmaajo and Bosaso 16mps is out of his hands and in Boqor Burhan mps, marka in Puntland at best Deni wuxu haaya 13mps maybe 20mps.

And in Jubaland there is 43 mps, 16mps in Gedo waa wada anti-Deni, and Kismaayo 27mps where 20mps are under Kenya sirdoon who refused to back Deni, so even in Jubaland deni has maybe 5-7mps votes.

So in total Deni wuxu haayo marka la isku-daro PL and JL 20 upto 30mps, mayba waxa laga yaaba in Deni isku haleeynayo ninki Mr.7minute oo wararka beenta faafinaya sheegaya inuu leeyahay taqriiban 40mps.

So in total Deni's 23-30mps + Kheyre's (no evidence he has) 40mps, in total are =60-70 mps.

Marka Ustaadow, how can Deni win with 70mps even if kheyre supported him :lol:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Shameless CBB Xariif

Post by sahal80 »

:lol: iskabasiiba 37 waa labo qeybood qeyb aaraan jaan ah iyo qeyb ay garaadadooda iyo isimadooda damaanad qaadeen sida labo dhulbahante ah oo Farmaajo ka taageeray social mediaha add 43 JL that is 80 u Qeybi asaga iyo Farmaajo maadama ay meel kale heesan labadoodaba waa min 40 waa number ka aan deni hirey u siiyay

xagee ka keeneen marka 114 deni iyo 110 Farmaajo

halka all hawiye la siiyay 105? :pac: :deadrose:
"Dadka qiimayntan sameeyay,waxay soo gudbiyeen jacaylkooda" :lol:
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Shameless CBB Xariif

Post by Kees70 »

:pac: Ustaad Sahal looks like Deni wont be leaving puntland for his qaraabasho, he is being ordered to stay put.

Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”