Doorasha furan Farmaajo inuusan ku soo baxeeyn yaa mogaa?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Doorasha furan Farmaajo inuusan ku soo baxeeyn yaa mogaa?

Post by sahal80 »

ok aan qaadano logiga Gedo CBB wuxuu yiri baladweyne iyo koonfurta GLK waa dhul hawiye waa caadi in mucaaradka ku guuleysto laakiin dhulka daarood kuma guuleysan karaan mucaaradka :pac:

aniga horaan u sheegay taas waxay ka dhaxeysaa Farmaajo iyo Deni(the 78 daarood cod) haku riyoon codadka hawiye iyo dir iyo beesha shanaad ugu yaraan lacag kaste oo Farmaajo ku bixiyay maanta Baladweyne waa soo saaro weysay wiilkii uu Abtiga u ahaa oo la dhashey Laftagareen ileen waa cod sir ah.

waa qirtey :dead:

"Boowe nin walbe goofkisa isaga ku xiniya wey"




waa inoo afisyoone iyo doorasho furan! :stylin:
User avatar
somaliforums
Posts: 79
Joined: Thu Apr 22, 2010 4:52 pm

Re: Doorasha furan Farmaajo inuusan ku soo baxeeyn yaa mogaa?

Post by somaliforums »

Okie!
TheOgadenAAR
Posts: 44
Joined: Thu Mar 10, 2022 8:40 am

Re: Doorasha furan Farmaajo inuusan ku soo baxeeyn yaa mogaa?

Post by TheOgadenAAR »

there's no way he is coming back. He is stupid if he thinks the same people he tried to kill and silence will vote for him.
The question shouldn't be about if he will return or not, the question should be about what to do with him when he loses.
I hope the candidates have discussed that and have agree, no matter who is elected, farmaajo and his criminal gangs should be locked up on that very day and brought to justice.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Doorasha furan Farmaajo inuusan ku soo baxeeyn yaa mogaa?

Post by AbkoowDhiblaawe »

One of the candidates are next to be killed.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”