waxaa la soo saarayaa gudoon wada mucaarad ah ayadoon Gedo ku jirin maba ka gaari karto laakin tan madaxweynaha sidii aan waa hore idiin sheegi jiray in Deni tirsanayo G16 oo rabo in madoobe uu u soo xulo iyo Rooboe oo qaba in doorashada madaxweynaha dib looga dhigo. maanta madoobe wuxuu cadeeyay inaysan doorashada(madaxweynaha) dhaceyn Gedo la,aanteed laakiin uu diiday in 50/50 kuraasteeda asaga iyo Farmaajo u qeybsadaan sida beesga caalamka rabto
waxaan sheegi jiray dhan waa soo baxeen.
Kulan Jiis oo Gedo jooga ayaa qorsheynaya duulaan uu ku qaado Ceelwaaq asago ciidamada Eritrea loo diray u isticmaalaya laakiin taas waxay proof gareynee waxa JL sheegeyso oo ah inaysan Garbahaarey ku qaban karin amni ahaan.
itlobiya iyo eritrea ayagaa yaaban oo Tigree qabsan la somalia ma haweysan karaaan waxaan ciidamo farmaajo soo ceshanayo hal habeen aana lagu cuni karaa sidii hore haduu Xamar keeno
Sahan: "in a few weeks an opposition leader could be sweaaring in as president"



Mx honestly thought that the masaakiinta eelays and 0.5 fahad yasiin can hold their Abo farmaajo in power.