Farmaajo oon ka soo qeyb galin dhaarintii baarlanaanka ayaa kulanka ku dalbadey in kulan u gaar ah loogu sameeyo Baarkakaanka cusub waxaana ku gacanseeray dhabancad oo qaraabo la ah Rooble halka gaagaab soo dhaweeyay
muhiim maaha gaagaab waxaa muhiim ah Dhabancad oo golaha shacabka masuul ka ah laakiin Deni waa inuu odagaan waayeelka ah ka jafo boorka dhafoorqiiqnimada
war ninkaan waa dhafoorqiiq weyn oo ciil qabo Deni hadiyah to Farmaajo
