I am so saddened I have to write this but there is nobody better in the race than his guy.
Payed the salaries of the national army
Has supported the war veteran heroes of 1977
Has given us a strong wealthy Arab Ally in Qatar, Qatar is ready to give us everything just to hurt the UAE.
Maybe they are our new Sovjet Union ?
I have seen some Hawiye civlians on the ground in Somalia who are pro Farmajoo never seen that with another Darod guy
Farmajoo deserves a second term what to we have to loose ? nothing !
I want President Farmajoo to be reelected !!
Moderator: Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 704
- Joined: Fri Feb 19, 2021 8:07 pm
Re: I want President Farmajoo to be reelected !!
Mid xildhibaan waji cusub ayaa yiri "sidii xoolihii ay meel suuqa xoolaha oo banaan ah nagu gadanooyaan xishood la,aanta"
nimankaasaa hadhoow la xisaabtami xukuumad tuuga ah
Farmaajo iyo Deni oo ugu lacag badan ayaa is gaadaya the most corrupt Farmaajo $100k uu ku ii san rabaa calaa xildhibaan..Xildhibaankii 10 jeer baa la iibsanooyaa. Deni $70k uu la mari rabaa
kuwa Abgaal 10 milyan baa laga cunay qabiilada kala hal hal midaa ka sharaxan bal ka waran waxaas hassan sheekh iyo cadoow gees waa isku jufo
Inta aan ka aheyn Farmaajo iyo Deni:
Musharaxiinta waa weyn waxay kala bixiyeen 30K 40K iyo 50K
Cadow Cali Gees ($40,000 ilaa $50,000) 155Xildhibaan
$6.7m
Inta la xaqiijiyey, $12malyan oo Dollar ayaa baxday!
1- Shariif Sh Axmed ($20,000 ilaa $38,000)
70 xildhibaan
2- Xassan Ali Kheyre ($40,000 ilaa $50,000)
200 Xildhibaan.
Xasan Sheikh ayaa isna baxshay ($40,000 ilaa $50,000) Tiradda xildhibaanada warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaysa tan ugu badani waa 110Xildhibaan= Taas oo wadarta lacagta cod iibsashadu ka dhigaysa celcelis ahaan $3.85m
Xasan Sheekh, Feb-2017-kii ayuu ahaa musharaxii ugu lacag bixinta badnaa isagoo la aaminsan yahay in $30malyan kaga baxday Doorashadaas, oo uu doonayay dib u doorasho, balse looga guuleystay.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 2269 Views
-
Last post by paperino
-
- 4 Replies
- 431 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 2 Replies
- 599 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 2 Replies
- 587 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist
-
- 11 Replies
- 946 Views
-
Last post by CismanMaxamud1
-
- 20 Replies
- 1220 Views
-
Last post by sav12600
-
- 0 Replies
- 350 Views
-
Last post by SunFromNorth
-
- 10 Replies
- 688 Views
-
Last post by original dervish
-
- 4 Replies
- 606 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 9 Replies
- 1337 Views
-
Last post by sahal80