hala faraxumeeyo. Qoftaan waxay ku hadashey war loo soo dhiibay kulaa "Lacagtii abaartii Gedo uu Rooble baahahe cunay" waaa ninka aakhiro u diray aabahood mr 59 cod oo ku yiri kursigaaga iska heeso iyo waxaad aduunyo lacag ka rabtid bas doorashada ii boob aan isla soo noqono. Rooble haduu lacag rabo sidaas ayuu sameyn lahaa ka ma tageen mulkigii aduunyo uu heestey. Rooble iyo Nuur Cade waa niman dhif ah oo ka soo muuqda taariikhda qawmiyadahooda.
tan kale waa isku dir la isku dirayo dadka Xamar iyo dadka SL oo qawleysatada ka soo jeedaan bal daawo wareysiga qabyaalada ku dhisan uu Dajaal CBB Abdi hirsi ka qaadey Nimco Fashuuqsi oo 5 sano mr 59 cod amaaneysay ooy fashuuqsadeen kadibna aabaheed looga dhigay senator
Hawiye turubkii wey barteen sidaan waligeey dhihi jiray mushkilada Xamar waa inay tahay ارض مستباحة الحرمات dhul daaqadihiisa iyo albaabadiisa iska balaqan yihiin oo cidii rabta uska maamulato sida higaamiyaasha Al shabaab oon ka soo jeedin oo heesta tuulooyinkoodii iyo magaalooyinkoodii waxaa keentay casibiyad la,aanta العصبية القبلية ama cunsuriyada qabaliga ah ee ka Jirta SL iyo PL
wallahi billah yar ay abti u yihiin oo arkey ayaa igu yiri waxaa dhahee اليس منكم رجل رشيد sida ay kuugu goobanayaan ooy jidka kuugu dilayaan cid kaa qabtana aadan arkeey asaga ayaa taliye xiray markuu maskiin reer koonfur ah ku daafacey "reer abtigeey waaye la ima taabanayo waan ka dhicibayaa"
waa leyr caafimaad sida ay dhamaan hawiye uga caroodeen qawleysatadan SL ka timid waana ibay sidoo kale kula dhaqmaan kuwa kake oo dhan!!
Mahad Salaad oo diplomatic passportadii dhamaan ka qaasaya qawleysatada iyo CBB ku soco taliya ka sifee Xamar mtfkrska

ninkaan markii lacagtii ka go'dey uu ka soo harey suu mr 59 cod u amaani jiray markii aakhiro loo diray buu isbadalay oo sirtiiisiina ka shifay sida lacagaha uu xadi jiray
cida ka danbeysa fiiri Dajaalkii mr 59 qabiil ku difaacayay!!
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 6903875665
CBB shaqaalonimo mr 59 cod u doonta passportka diplomatika oo lagala noqdey

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 6552000521
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3305040316