The story of AAW and Hamza, Hassan Sh proposed visit to Baladweyne disturbs the military operation in Hiiraan

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

The story of AAW and Hamza, Hassan Sh proposed visit to Baladweyne disturbs the military operation in Hiiraan

Post by sahal80 »

Maalmahaan waxaa maqleyseen gargaarka oo la isku heesto iyo wakaalad cusub oo la hoosgeeyay ayadana hoostagta wasiir Fiqi hadaba arinta sida la sheegaayo maahaha Xamsa vs AAW. aniga muxalil aan ahey kama dhigno inaan qabiil nacbahay hadaan soo ban dhigo sida ay wax u jiraan. HG oo meesha isugu soo hartey sidii Farmaajo looga saarey don't face a challenge except the challenge from the inside. Sheekadii waxaa socota Sacad vs Ceyr. Maxaakimta oo Ceyr ah oo Sacad Qeybdiid Camar ka saartey ilaa hada islana shaqeyn karaan. Xamasa oo Sacad la saftey(iskaashiga OG iyo Sacad)
saa darteed fiqi hoosgeeyay gargaarka. Sacad oo leh anagaa Farmaajo meesha ka saarney(Rooble) xukuumadana anagaa leh oo OG pm keenay waa in anaga gargaarka nalooga danbeeyo

sheekada dhan waa halakaas laa isla xisaabtan iyo xukuumad aa ku shaqo leh iyo xamsaa diiddday iyo bla bla.

AAW hada meesha waxba ku mahaya mar hadii dhaqaalihii fiqi kala wareegay inuu iscasilaan ka baqaa.

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4466398065

Kadib Guulihii ciidamada dawlada iyo kuwa deegaanka ka soo hooyeen Hiiraan ayaa waxaa maalmahaan socday qorshe Sanbaloolshe iyo Hassan sh ku tagayaan Baladweyne oo mar raba in libinta guusha sheegto dhanka kalana saameynta itoobiya ee gobolka yareeyo ayadoo loo muujinayo inay dawlad garab taagan tahay.

Gudoomiyaha Hiiraan oo labo bil ka maqnaa Baladweyne oo ku jiray aagaga dagaalka ay soo waceen oo ku laabtey Baladweyne laakin hada maxaas ayuu aadey. ciidamo yar oo Danab ah oo Xamar laga soo diray oo loogu talo galay inay ciidanka ka caawiyaan miino saarida jidadka Al shabaab galiyaan ayay amreen inay baladweyne ku noqdaan si ay u sugaan amniga xassan Sh arimankaan ayaa qalqal galiyay howlaha amniga ee socda oo gudooniyaha horboodayay ayadoo wajigii labaad la bilaabayo.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: The story of AAW and Hamza, Hassan Sh proposed visit to Baladweyne disturbs the military operation in Hiiraan

Post by original dervish »

Sahal sxb......the region will be half Al Shabaab and half Ethiopian soldiers.

Surely you didn't expect this from a hagite administration.
Furthermore........once the Ethiopians establish bases from Gedo to Mudug they will never leave Somalia and dominate all the federal regions.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: The story of AAW and Hamza, Hassan Sh proposed visit to Baladweyne disturbs the military operation in Hiiraan

Post by sahal80 »

original dervish wrote: Sat Aug 20, 2022 4:11 am Sahal sxb......the region will be half Al Shabaab and half Ethiopian soldiers.

Surely you didn't expect this from a hagite administration.
Furthermore........once the Ethiopians establish bases from Gedo to Mudug they will never leave Somalia and dominate all the federal regions.
Itoobiya cusub Hiiraan ma soo galin sida Gedo laakiin rasaas badan ay siiyeen ciidamada deegaanka(local macawusleey militias) oo Shilaabo laga keenay. iskaashi amni noocaan ah uu Hassan Sh iyo groupkiisa ka baqayaan inay Hiiraan powergareyso gudoomiyaha oo shilaabo ka soo noqdey ay damceen inay Guudlaawe u adeegsadaan laakiin xildhibaanadeena inta badan oo xor ah iyo Ugaaskaa ka hor yimid. Al Shabaab waxaan ku shubnay mahadaay iyo koonfurta galgaduud oo beesha xassan sh degto intuu ku mashquulayo hiiraan oo xoogaaga ah DANAB ee miinada baara soo ceshanayo degaankiisa ha xoreysto
meesha la dhaafsiiyay al shabaab Xalfooley shabeelada dhexe waaye. wallahi billahi hadii SNA, Ciidanka deegaanka iyo shacabka isla shaqeeyaan amisom looma baahna dhulkaan waa 200 km ay ciidamada al shabaab raacdeesteen without Amisom. waxaa ku jira nabadoonadeena oo qoriga qaatey. mushkilada waa dadaka oo Raba Al Shabaab inay ku hoos jiraan.

Nabadoon beeshiisa hor kacaya iyo xildhibaano federal ah
https://fb.watch/f0pEXl2qqV/

Nabadoon in action

https://fb.watch/f0quNHN_AW/
freed area. bariga hiiraan is mostly free laakin hada waxay ka soo galeen dhanka waqooyiga bari xadka matabaan iyo guriceel kama soo gali karaan dhanka maxaas. waxay ka faaideysteen colaada beelaha xadkaas waayo dhinac ay la safan. xawaadle waxay ka burburiyeen ceelashii iyo baraagihii siyaasad isir sifeyn ah.

meeshaan ay xl ka gubeen waa goobo xadka galgaduud u dhaw(barakicin)

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4829357946

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4829357946
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5569
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: The story of AAW and Hamza, Hassan Sh proposed visit to Baladweyne disturbs the military operation in Hiiraan

Post by barbarossa »

Things are looking up not in Hirshabeele but throughout our beloved mini-statates , i.e, maamul goboleedyo. Under our master/saviour, axmaar, tutelage, long may we remain, amin.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: The story of AAW and Hamza, Hassan Sh proposed visit to Baladweyne disturbs the military operation in Hiiraan

Post by original dervish »

Quit the gallows humour and offer some solutions.
This new Ethiopian deployment is using the cross border raid to consolidate its hold over Somalia.

I wouldn't be surprised if the Ethiopian intelligence orchestrated the AS attack.

Look how conveniently it was timed.....as soon as the puppet Farmaajo leaves office suddenly AS stage their biggest attack in years.

HSM can't see past his own belly......he doesn't give a damn about the Ethiopian occupation.

This is probably the end of the Somali state as we know it.
From now on it will be referred to as a collection of fragmented occupied territories.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: The story of AAW and Hamza, Hassan Sh proposed visit to Baladweyne disturbs the military operation in Hiiraan

Post by sahal80 »

original dervish wrote: Sat Aug 20, 2022 6:42 am Quit the gallows humour and offer some solutions.
This new Ethiopian deployment is using the cross border raid to consolidate its hold over Somalia.

I wouldn't be surprised if the Ethiopian intelligence orchestrated the AS attack.

Look how conveniently it was timed.....as soon as the puppet Farmaajo leaves office suddenly AS stage their biggest attack in years.

HSM can't see past his own belly......he doesn't give a damn about the Ethiopian occupation.

This is probably the end of the Somali state as we know it.
From now on it will be referred to as a collection of fragmented occupied territories.
yes i agree with you laakin siyaasada itoobiya waxay isugu jirtaa intervention like the case of Gedo iyo dependency like the case of Hiiraan by arming local militias after using Al Shabaab. intaas aaba ku filan in Hassan Sh Jowhar lagu koobo laakin hada waxaa lagu jiraa early stage.
User avatar
noer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 747
Joined: Sun Jun 19, 2022 12:06 am

Re: The story of AAW and Hamza, Hassan Sh proposed visit to Baladweyne disturbs the military operation in Hiiraan

Post by noer »

^ ustad sahal already fallen out with gurgurte. me tink harti abgal are silent opposition in hamar. gurgurte don't even realize his precarious situation

Image

Ruto trynna appoint jubaland governor. abiy occupation of hiran. none of that matters. even if gurgurte knew. he wouldn't care. long as he makes money
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: The story of AAW and Hamza, Hassan Sh proposed visit to Baladweyne disturbs the military operation in Hiiraan

Post by sahal80 »

sahal80 wrote: Sat Aug 20, 2022 3:21 am Kadib Guulihii ciidamada dawlada iyo kuwa deegaanka ka soo hooyeen Hiiraan ayaa waxaa maalmahaan socday qorshe Sanbaloolshe iyo Hassan sh ku tagayaan Baladweyne oo mar raba in libinta guusha sheegto dhanka kalana saameynta itoobiya ee gobolka yareeyo ayadoo loo muujinayo inay dawlad garab taagan tahay.

Gudoomiyaha Hiiraan oo labo bil ka maqnaa Baladweyne oo ku jiray aagaga dagaalka ay soo waceen oo ku laabtey Baladweyne laakin hada maxaas ayuu aadey. ciidamo yar oo Danab ah oo Xamar laga soo diray oo loogu talo galay inay ciidanka ka caawiyaan miino saarida jidadka Al shabaab galiyaan ayay amreen inay baladweyne ku noqdaan si ay u sugaan amniga xassan Sh arimankaan ayaa qalqal galiyay howlaha amniga ee socda oo gudooniyaha horboodayay ayadoo wajigii labaad la bilaabayo.
Sanbaloolshe waa ujeedaan booskiis Hassan Shna Xamsa ayaa la sheegayaa inuu galayo. we r inside Villa Hiiraan 8-)

ayadoo jirtey sababahaan horey u sheegay baa hadana Fashilka amniga Xamar indhaha looga jeedinayaa guusha hiiraan :lol:

Waxaan gaarnay aniga iyo wafadiga aan hogaaminaayo oo ay ka mid yihiin Taliyaha CXD Gen. Odawaa iyo Xildhibaan Sanbaloolshe Magaalada Beledweyne si aan ugu kuurgalno una dhiirigalinno howlgallada dib u xoreynta ah ee ka socdo gobolka.

Reer Hiiraan waxa ay muujiyeen geesinnimo iyo dhiiranaan, waxaanna ku bogaadineynaa sida sharafta leh ee ay noo soo dhaweeyeen.

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0425782271

ciidamada deegaanka teedaan
https://www.facebook.com/10276397129812 ... iHDmZTGRl/

https://fb.watch/f1_eu9IO_6/

Teedaan village 85km from baladweyne and 60km from Maxaas no Amisom and controlled by ciidamada deegaanka.

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1053630142
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”