Is that photo from this meeting or previous meeting when he was an opposition candidate? Cbb are peddling this photo and they like to peddle fake news.sahal80 wrote: Fri Aug 26, 2022 3:18 pm Maqaamkii madaxweynaha uu ku xaaray Xassan Sheikh nimankaan Xamar Qab maleh![]()
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0515025302
waxyaabaha la iskuheesto oo u dheer bahdilaada Hassan Sh:
Itoobiya oo Deni isticmaaleysa ka noqo goaanka Masar hadaad rabtid in PL kula heshiiso
Deni oo PL, JL, KG isugu yeerayo garowe mawqif extensionkooda lagu taageerayo oo ka dhan ah hassan sh
badal wasiirada PL iyo JL ka soo jeeda oo keen rag aniga iga amarqaata
Haruuse waa nin maal qabeen ah oo Hassan sh maalgeliyay oo PM u balanqaadey lsakiin wasiirkii helay. waxay ku xirantahay inuu PM noqdo siduu Deni uga tuuro PL. Deninana taas uu ka hortagayaa.
HSM dug himself lots of big holes, he can’t seem to do anything right. He needs better advisors. He’s also showing the same dictatorship tendencies as farmajo and being anti federalism but he is in much weaker position than farmajo outside of xamar. You can’t fight al shabab, Ethiopia and the federal states at the same time especially the only functioning state (PL). He doesn’t seem to understand the concept of picking your battles carefully

