Al Shabaab oo xoogooda isugu geysay Hiiraan, Qorshe Ahlusuna oo madaxtinimada Mahad salaad u gogol Xaaraya!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Al Shabaab oo xoogooda isugu geysay Hiiraan, Qorshe Ahlusuna oo madaxtinimada Mahad salaad u gogol Xaaraya!

Post by sahal80 »

Al Shabaab ayaa xoogooda isugu geeyay Hiiraan madama jabhadaha Galgaduud iyo Shabeelada dhexe waxba ka socon dhinac walbe weerar hada Yasuuman uu dagaal ka socdaa

Saaka labada dhinac ayay weerar ka soo qaadeen Yasooman iyo beeroyabaal oo jicibow u dhaw.

Jabhada Galmudug laba cilad baa jirta: afarjeeblayaal Saleebaan ah oo raba inay lacag ka sameeyaan iyo Hassan Sh oo diiday inuu lacag ku siiyo kulahaa hassan sheekh qarash nama siin halka Xawaadle beel ahaan isku abaabuleen waliba ayaguu ka soo jeeda Bukhaari oo wax walbe u saxiixi kara

arinta labaad waxaa ku jira gacmogacmeynta kooxdii hore oo QoorQoor soo martey xataa Qatar ayaa la sheegayaa iyo heshiis sir ah oo kuwo wadaan oo ah in Al Shabaab jooninayso beegsiga Saleybaan hadii ay dagaalka joojiyaan. Hassan Sh aa u yeeray oo ku yiri war maxaad dagaalka u wadi la,dihiin kadibna wuxuu ku goodiyay inuu Ahlusunna ku ku hubeynayo Al Shabaab oo ayaga caqiido ku dagaalamayaan hadeysan qabiil ahaan isku xoreynayn. QoorQoor cabsi weyn baa gashey mar hadii ahlusunna la hubeynayo dhinaca kale waxay matalaan awooda Ceyr waxa aad u taageeray Fiqi oo xiriir la lahaan jiray iyo Mahad Salaad oo isku diyaarinaya inuu QoorQoor kala wareego meesha hadii la ahlasuneyo Galmudug asagay u sahleysaa inuu HG oo dhan gacanta ku dhigo

sidaan maalin dhaweyto sheegay maamulgoboleedyada waxaa loo imaanaya kadib dagaalka Al Shabaab sidaad ayaa mahad Salaad iyo Roobow loogu sameynayaa ciidamo la dagaalama Al Shabaab, Hirshabellana Abdirizaq Omar ayaa Buuloburde base ka dhigtey.
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Al Shabaab oo xoogooda isugu geysay Hiiraan, Qorshe Ahlusuna oo madaxtinimada Mahad salaad u gogol Xaaraya!

Post by Nomand »

We are seeing the end of the galnus paper state, as for koonfur galbeed. Culusow will fail miserably, the more culusow tries to, the more his weakness will be shown to everyone. And by the end every single mp from koonfur galbeed will be anti culusow inorder to carry favor with laftagareen.

Laftagareen doesn't need culusow he has a close relationship with ethiopia.
User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7771
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: Al Shabaab oo xoogooda isugu geysay Hiiraan, Qorshe Ahlusuna oo madaxtinimada Mahad salaad u gogol Xaaraya!

Post by ReturnOfMariixmaan »

Let’s stay neutral for now. Reports differ. Until more reports from other reputable Somali media comes out:

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Al Shabaab oo xoogooda isugu geysay Hiiraan, Qorshe Ahlusuna oo madaxtinimada Mahad salaad u gogol Xaaraya!

Post by Kees70 »

Nomand wrote: Wed Oct 12, 2022 2:30 am We are seeing the end of the galnus paper state, as for koonfur galbeed. Culusow will fail miserably, the more culusow tries to, the more his weakness will be shown to everyone. And by the end every single mp from koonfur galbeed will be anti culusow inorder to carry favor with laftagareen.

Laftagareen doesn't need culusow he has a close relationship with ethiopia.

If wishes were horses, beggars would ride :lol:

Ilkayaro this is for the umpteenth time you wished for the end of Galmudug, yet every day HGs are pushing you Mx deep inside Ethiopia, last year HG got 3 Reps in Cabudwaaq district and today we got 4 Reps in Balanbale while we made Guriceel and Xeraale an independent districts to eat up what small remaining lands marexaan have left inside Galgaduud.

Mx are the very defintion of Looma-oyaan in Central Somalia.

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Al Shabaab oo xoogooda isugu geysay Hiiraan, Qorshe Ahlusuna oo madaxtinimada Mahad salaad u gogol Xaaraya!

Post by Kees70 »

Real Talks for West gedo orphans here, instead of focusing on Hawiye states (GM, KG, HS and Banaadir) why dont you marexaan focus on your pathetic west gedo region and your President Madobe!

P,s Ustaadow Sahal QQ is the problem and he will be dealt with soon.
User avatar
OwQariib
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 384
Joined: Sun Nov 14, 2021 9:56 pm

Re: Al Shabaab oo xoogooda isugu geysay Hiiraan, Qorshe Ahlusuna oo madaxtinimada Mahad salaad u gogol Xaaraya!

Post by OwQariib »

Qoorqoor and Guudlaawe got no dog in this fight yaan waxba loo marsiin, dowlada waa inay martial law ku dhawaaqda if it hasn't done so already. HSM, Mahad and General Odowaa or their representatives on the ground should be locked in the war room. Decisive leadership at this time is crucial, we shouln't be hearing talk of negotiation in Qatar. I would even understand if they airstrike the region, a painful consequence indeed but we are entering an intense phase of the war so far.
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Al Shabaab oo xoogooda isugu geysay Hiiraan, Qorshe Ahlusuna oo madaxtinimada Mahad salaad u gogol Xaaraya!

Post by Nomand »

Caabudwaaq doesn't have a council yet. And I blame cabdi wayeel for giving hutus any seats in balanballe districts.

Kees, I am enjoying the natural return of galnus. Now with farmaajo gone it is picking up steam again. Farmaajo was a disaster when it came to galnus politics.

Anyway see you in 6 months when galnus will be like the galnus of pre Farmaajo. Even the guy (sahal) who you think is your friend and ally is advocating for the destruction of galnus, your just too stupid to see it and understand it.
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Al Shabaab oo xoogooda isugu geysay Hiiraan, Qorshe Ahlusuna oo madaxtinimada Mahad salaad u gogol Xaaraya!

Post by Nomand »

Al shabaab is claiming to have killed 117 soldiers in yasooman hiiraan And captured 9 vehicles.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Al Shabaab oo xoogooda isugu geysay Hiiraan, Qorshe Ahlusuna oo madaxtinimada Mahad salaad u gogol Xaaraya!

Post by sahal80 »

Nomand wrote: Wed Oct 12, 2022 2:30 am We are seeing the end of the galnus paper state, as for koonfur galbeed. Culusow will fail miserably, the more culusow tries to, the more his weakness will be shown to everyone. And by the end every single mp from koonfur galbeed will be anti culusow inorder to carry favor with laftagareen.

Laftagareen doesn't need culusow he has a close relationship with ethiopia.
KG maaha JL :lol:

already Roobows army is operating in there
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 9310424682

https://fb.watch/g6eU9q98Yd/
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Al Shabaab oo xoogooda isugu geysay Hiiraan, Qorshe Ahlusuna oo madaxtinimada Mahad salaad u gogol Xaaraya!

Post by Nomand »

OwQariib wrote: Wed Oct 12, 2022 3:42 am Qoorqoor and Guudlaawe got no dog in this fight yaan waxba loo marsiin, dowlada waa inay martial law ku dhawaaqda if it hasn't done so already. HSM, Mahad and General Odowaa or their representatives on the ground should be locked in the war room. Decisive leadership at this time is crucial, we shouln't be hearing talk of negotiation in Qatar. I would even understand if they airstrike the region, a painful consequence indeed but we are entering an intense phase of the war so far.
I like how you didn't even mention that xayawaan caaghdeer. Everyone knows he is powerless.

sahal80 wrote: Wed Oct 12, 2022 4:02 am

And anti madoobe elements control a whole gobol for the last 3 years. so what if roobow the Al shabaab has army somewhere in koonfur galbeed. Barre hiiraale had 300 men 15km outside of kismaayo for nearly 3 years.

What matters is baydhabo. Similar to kismaayo where madoobe just controls one city with the help of 5000 Kenyans.

Nomand wrote: Wed Oct 12, 2022 4:06 am

what f-king elements you r talking about? your are undermining D&M you haven't learned a lesson from your dulsaar Farmaajo in Xamar.
these r pro Govt forces loyal to next president Roobow and the biggest clans have joined it like leesaan roobows clan, hadamo Adan madoobes clan and eelaay Jawaari clan that why they r operating in bay and Bakool

Baraawe is the capital and controlled by the govt, soon there will be operation bay ahd Bakool from afgooye to baydhaba.

this is their leader Roobows man. military situation in KG will change by december.

https://fb.watch/g6hzJD48l8/
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Al Shabaab oo xoogooda isugu geysay Hiiraan, Qorshe Ahlusuna oo madaxtinimada Mahad salaad u gogol Xaaraya!

Post by sahal80 »

Mar kale oo Al Shaydaan jabloogeystey laakin uma baahnin chearleading ee deegaanada dariska ay nooga soo duulaayaan xoreysta

Guddoomiye Cali Jeyte iyo saraakiil kale oo gaaray Yasooman.

"Dagaalkii uu ku dhawaaqay Madaxweyne HSM waxa uu ka socdaa hal gobal, waxaana ku dhamaanaya hal BEEL!

AS waxa ay iska soo aruursadeen gobalada ay joogaan waxay soo dhaxmareen magaalooyin iyo qabiilo kala duwan, maxay tahay sababta dagaalka loo ballaarin la’yahay?"

"Sababta ay AS markasta u weerarayaan goobihii lagala wareegay ee gobalka Hiiraan waa in aysan ku furneen furin dagaal oo kale iyo in aysan wali ka samrin dhulkii laga qabsaday oo ay ku waayeen dagaalamayaal badan.

DF Soomaaliya waxay awoodi la’dahay in ay abaabusho furimo kale oo dagaal si loo yareeyo culeeska AS ee saaran Hiiraan.

Maxaa sabab u ah in dagaalka ka istaago gobalada kale ee dalka?"
Last edited by sahal80 on Wed Oct 12, 2022 5:03 am, edited 1 time in total.
User avatar
OwQariib
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 384
Joined: Sun Nov 14, 2021 9:56 pm

Re: Al Shabaab oo xoogooda isugu geysay Hiiraan, Qorshe Ahlusuna oo madaxtinimada Mahad salaad u gogol Xaaraya!

Post by OwQariib »

Nomand wrote: Wed Oct 12, 2022 4:03 am
OwQariib wrote: Wed Oct 12, 2022 3:42 am Qoorqoor and Guudlaawe got no dog in this fight yaan waxba loo marsiin, dowlada waa inay martial law ku dhawaaqda if it hasn't done so already. HSM, Mahad and General Odowaa or their representatives on the ground should be locked in the war room. Decisive leadership at this time is crucial, we shouln't be hearing talk of negotiation in Qatar. I would even understand if they airstrike the region, a painful consequence indeed but we are entering an intense phase of the war so far.
I like how you didn't even mention that xayawaan caaghdeer. Everyone knows he is powerless.
Thought he would be a hindrance at some point but he's a stand up guy, i heard his speech on AS with the troops, he is well grounded and doesn't over arche his speech to make an impression, i don't know how far him and HSM go back but he has an Abgaal wife and never left the country either. Friendship in power can go great or bad quickly, we'll see. Don't underestimate anyone, Farmaajo was a PM once, with a good CV and experience in his first term there's nothing stopping Hamze coming back as a President or PM again.
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Al Shabaab oo xoogooda isugu geysay Hiiraan, Qorshe Ahlusuna oo madaxtinimada Mahad salaad u gogol Xaaraya!

Post by Nomand »

Gedo is outside of madoobe hands. Roobow can't do jackshit on baydhabo.And buaale is the capital of jubbaland but doesn't mean anything same as baraawe.

In jubbaland what matters is kismaayo and in koonfur galbeed what matters is baydhabo. Your not consistent with your analysis.

To you, roobow having a rag tag militias in baraawe is a major hit on laftagareen but madoobe not controlling gedo or even middle jubba is nothing.

Then you talk about capital being barwaawe so what buaale is capital of jubbaland. Anyway this is why you aren't an analyst when it come to somali poltics. You can’t see past your own biases and your rose tinted glasses.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”